ladies are u guys gonna marry a faithful guy
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- Lillaahiya
- SomaliNet Super
- Posts: 9782
- Joined: Tue Sep 08, 2009 1:35 am
Re: ladies are u guys gonna marry a faithful guy
It means women who want to mess around go for a married man because they know he won't sabotage his marriage by telling the whole world he's smashing her. I know this is why some Muslim women become mistresses, don't know about gaalos.
Re: ladies are u guys gonna marry a faithful guy
what the hell AGAIN
all MUSLIM woman ( and all other women ) too persue marriage .. real marriage with aroos and all
not to be someones misstress

all MUSLIM woman ( and all other women ) too persue marriage .. real marriage with aroos and all
not to be someones misstress

Re: ladies are u guys gonna marry a faithful guy
Oo maxay faaiday naagtaasi marka, nin ba iska isticmaaleya oo hawo gadis ka dhigtaye...nolosheeda ma xaaran bey ku dhamaysan.Never understood the logic of some women.Haday sex rabaan may iska guursadaan.Nin amba naag ha lahaado amba single ha ahaado, mid kasta marku ka dhamaysto buu ceebtada banaanka dhigdhigi.Nin waligi ceebi raaciy mayso, hadi xita la ogaado wuxu ku ordi ilaahy afar bu ii baneeyey...naagaha uun bey oo dhamaatey.Lillaahiya wrote:It means women who want to mess around go for a married man because they know he won't sabotage his marriage by telling the whole world he's smashing her. I know this is why some Muslim women become mistresses, don't know about gaalos.

- BlackVelvet
- SomaliNet Super
- Posts: 23249
- Joined: Thu Mar 11, 2010 2:54 pm
- Location: On Idman's mind
Re: ladies are u guys gonna marry a faithful guy
Granny maalin hore ayaa maskaxda ku soo dhacdey. Gabar saxiibteey ayaa shopping u raacey, alaabta guriga ey soo gadaneeysey. Markaas ey i weydiisey "do you think this duvet is warm enough?" markaas aan soo xasuustey Helwaa oo leh maad iska guursatid qof habeenkii qawoowga kaa celiya aad heli ee 

- Lillaahiya
- SomaliNet Super
- Posts: 9782
- Joined: Tue Sep 08, 2009 1:35 am
Re: ladies are u guys gonna marry a faithful guy
True laakin nin aqal leh miyuu odhan doona heblaayo ayaan xeshay? Wa maya. That's one reason why (Muslim) women go for married men.GRANNY wrote:Oo maxay faaiday naagtaasi marka, nin ba iska isticmaaleya oo hawo gadis ka dhigtaye...nolosheeda ma xaaran bey ku dhamaysan.Never understood the logic of some women.Haday sex rabaan may iska guursadaan.Nin amba naag ha lahaado amba single ha ahaado, mid kasta marku ka dhamaysto buu ceebtada banaanka dhigdhigi.Nin waligi ceebi raaciy mayso, hadi xita la ogaado wuxu ku ordi ilaahy afar bu ii baneeyey...naagaha uun bey oo dhamaatey.Lillaahiya wrote:It means women who want to mess around go for a married man because they know he won't sabotage his marriage by telling the whole world he's smashing her. I know this is why some Muslim women become mistresses, don't know about gaalos.
Re: ladies are u guys gonna marry a faithful guy
Jasmine6 wrote:Granny maalin hore ayaa maskaxda ku soo dhacdey. Gabar saxiibteey ayaa shopping u raacey, alaabta guriga ey soo gadaneeysey. Markaas ey i weydiisey "do you think this duvet is warm enough?" markaas aan soo xasuustey Helwaa oo leh maad iska guursatid qof habeenkii qawoowga kaa celiya aad heli ee



Re: ladies are u guys gonna marry a faithful guy
Ma kula tahay nin tunta inu gurigiiso dhisnaaneyo?..ka ilaahy baaba kashifaya xita hadu is qariyo.Maalinta gurigiiso dumana wuxu kala guri jiray oo dhan ceebtooda banaanka dhigaya..nin isku haleyn ma laha.Nin isago guur xalaal ah ku jira ka doortey adultery waa qof dhintay, isago ilaahy afar xalaal oo baneeyey.Tii oo qabay e caruurta oo dhashay bu ixtiraami waayey ma naag kale oo isku balaqday bu xaq dhawri.Lillaahiya wrote:True laakin nin aqal leh miyuu odhan doona heblaayo ayaan xeshay? Wa maya. That's one reason why (Muslim) women go for married men.GRANNY wrote:Oo maxay faaiday naagtaasi marka, nin ba iska isticmaaleya oo hawo gadis ka dhigtaye...nolosheeda ma xaaran bey ku dhamaysan.Never understood the logic of some women.Haday sex rabaan may iska guursadaan.Nin amba naag ha lahaado amba single ha ahaado, mid kasta marku ka dhamaysto buu ceebtada banaanka dhigdhigi.Nin waligi ceebi raaciy mayso, hadi xita la ogaado wuxu ku ordi ilaahy afar bu ii baneeyey...naagaha uun bey oo dhamaatey.Lillaahiya wrote:It means women who want to mess around go for a married man because they know he won't sabotage his marriage by telling the whole world he's smashing her. I know this is why some Muslim women become mistresses, don't know about gaalos.
- Lillaahiya
- SomaliNet Super
- Posts: 9782
- Joined: Tue Sep 08, 2009 1:35 am
Re: ladies are u guys gonna marry a faithful guy
Dee imisa rag oo reero leh oo sinaystay ba jira oo Illahay uun og? Qaar badan oo sirtooda weli qarson yahiin ba maalin walba suuqa ag marta.
Aniguna kuma odhanayo nin xaaskiisa iyo awladkiisa xaq daray ammin oo qof hagaagsan mood. All I'm saying is married men have a lot to lose and majority of the time will keep the affair a secret which indirectly keeps the mistress's reputation intact.
Aniguna kuma odhanayo nin xaaskiisa iyo awladkiisa xaq daray ammin oo qof hagaagsan mood. All I'm saying is married men have a lot to lose and majority of the time will keep the affair a secret which indirectly keeps the mistress's reputation intact.
Re: ladies are u guys gonna marry a faithful guy
Lillaahiya wrote:Dee imisa rag oo reero leh oo sinaystay ba jira oo Illahay uun og? Qaar badan oo sirtooda weli qarson yahiin ba maalin walba suuqa ag marta.
Aniguna kuma odhanayo nin xaaskiisa iyo awladkiisa xaq daray ammin oo qof hagaagsan mood. All I'm saying is married men have a lot to lose and majority of the time will keep the affair a secret which indirectly keeps the mistress's reputation intact.


As for these mistresses, they're the biggest losers, both in aakhira and dunya,Their past always catch up on them...ninku uma baahna inu kashifu...qof kale uun ba sheekada ugaada.Iyaga oo taala iyo aakhiradooda.
- Lillaahiya
- SomaliNet Super
- Posts: 9782
- Joined: Tue Sep 08, 2009 1:35 am
Re: ladies are u guys gonna marry a faithful guy
Lmao Lillaahiya 

Re: ladies are u guys gonna marry a faithful guy
Most girls don't have a lot of options to pick and chose unless of course she's a beauty with brain. I've seen girls that acted up hard like they would always have a choice but then after she saw her biological clock winding down ended up marrying random skinny
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 10 Replies
- 2351 Views
-
Last post by Just_passin
-
- 24 Replies
- 1901 Views
-
Last post by Mondey
-
- 37 Replies
- 8831 Views
-
Last post by Nagin
-
- 52 Replies
- 2977 Views
-
Last post by First Lady
-
- 154 Replies
- 9158 Views
-
Last post by Smashing Young Man
-
- 10 Replies
- 636 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 7 Replies
- 1550 Views
-
Last post by ciyaal_warta
-
- 48 Replies
- 7326 Views
-
Last post by Law
-
- 10 Replies
- 911 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 1 Replies
- 348 Views
-
Last post by *jr