2. Qoftaan referee waaye (ruufiyaan waaye)
4. Qoftaan extra time ayey ku darsatay (Gabarnimo ayey ku waynaatay)
9. Qoftaan own-goal ay iska dhalisay (Wecel ayey dhashay)
10. Qoftaan xili xun aa la bareejeeyay (Naag kale aa lala guursaday).

PS: As Lil mentioned, this is more like a new colloquial (in Xamar and its surroundings mainly) than haasaawe as we know it.
