BlackRain wrote:Culosow can't take this challenge. this is the same guy who's guarded by bantu when he's taking no 2
Ninyahow waxux wa shameless scums wallahi.
Some guys I know who are well connected in Uganda, were saying the noqon Xamar Mayor had the audacity to ask for Ethiopia to replace Kenya in Kismayo.
All three Presidents looked at each other at his dumb comment, dude is unstable and the Habar-Gidir guys who paid for his Presidency want Results he will never be able to give. The JVA crew has gone beyond desperate and have pushed this poor tool to a breaking point. He eats and sleeps Kismayo 24/7. His whole Presidency will be remembered to have failed to capture and returned Jubbaland to JVA Mooryaan INC.
Kismaayo: Madaxweynaha Jubbaland oo Dhaliil u jeediyay dowladda DF(COD)
August 5, 2013 7:04 pm GMT - Written by Yusuf - Edited by YusufPrint Print
Madaxweynaha Jubbaland Shiikh Axmed Madoobe ayaa sheegay in dekedda Kismayo la mid tahay kuwa Bosaaso iyo Berbera ku yaal, islamarkaasina aysan haysan cid shisheeye oo ay Soomaali joogto.
Halkan ka dhegeyso warsaxaafadeedkii oo cod ah
Axmed Madoobe ayaa garoonka diyaaradaha ku qabtay shir saxaafaded uu si qoto dheer uga hadlay xaaladaha Jubaland iyo Somalia ka dib soo dhowayn u sameyeen dhaawacyo Galkacayo ka soo laabtay ka dib gurmad caafimaad oo shacabka Puntland u fidiyeen.
Asaaskii iyo dhismihii Jubaland ayuu ka soo bilaabay kaasi oo DF ay ka cago jiiday inay hogaanka u qabato shirkoodi Kismayo, isgaoona xusay inay ku fashilantay DF hawlihii loo igmaday sida Dhowrista dastuurka iyo dhamaystirka maamul goboleedyada dalka.
DF ayaa uu sheegay Axmed Madoobe inay ku hawlantahay shirar iyo safaro dibada ah oo aan loo baahnayn xiligan oo laga doonayay inay Somalida la fariistaan kalana xaajoodaan sidii dalka nabad lagu soo dabaali lahaa.
”Siyaasada dibadda DF way ku fiicantahay laakiin gudihii bay ka baaba’day .waxay ku fashilmeen wixii loo igmaday ,waxay dib uga guraneysa Dowladu in gudaha laga xoreeyo Al-shabaab” Ayuu yiri Axmed Madoobe.
Wax qaybsiga khayraadka dabiiciga ayuu sheegay dalku inuu yahay Federaal islamarkaasina leeyahay dastuur ay ku qeexanyihin arimahaasi ,waxana uu raaciyay inay maamulayso dekedda iyo garoonka cida ay dadku talada u dhiibtaaan.
”Waa ayo cida haysata dekeda Kismayo, dad Somali ah baa jooga, ma joogo Kenyan, kuwa Berbera iyo Bossaso bayna la mid tahay” ayuu yiri.
Ciimada AMISOM iyo dalalka Afrika ayuu sheegay inaysan mudnayn in lagala shiro arimaha ugaarka ah Somalida oo uu Xasan Shiikh dib iskugu noqdo oo ka waantoobo ciidamada shisheeye oo uu daba taaganyahay markasta.
”Haday AMISOM baxdo waa la arki doonaa cida hada taangi lagu ilaaliyo oo u baahi qabta, iyagii baa madaxtoyada lagu ilaalinayaa, anagu dagaal ban u soo galnay xoreynta Kismayo, waxaana la doonayaa in Al-shabaab dib loogu celiyo” Ayuu yiri Axmed Madoobe.
Wadahadalka DF kala dhaxeeya Jubaland ayuu sheegay Axmed Madoobe inuu socdo dhowaana uu u tagi doono sidii looga wada hadli laha inta dhiman oo uu rajo ka muujiyay wanaagsan maalmo ka hor.
MarsinQorahay wrote:He has spoken like a real Darood.
Abgaal iyo Habar-Gidir have no morals or standing Principle.
It makes me sick to my stomach to hear this scum and President in the same sentence.
From now on death over having an Hawiye President ever again!!!
Poor daroods thy use der ass to think 4 them all thy have is dusty villages always complainin bout hutus thy keep dreamin about darod unity day in day out only to see themselves livin in dusty villages n bein langaabs
MarsinQorahay wrote:He has spoken like a real Darood.
Abgaal iyo Habar-Gidir have no morals or standing Principle.
It makes me sick to my stomach to hear this scum and President in the same sentence.
From now on death over having an Hawiye President ever again!!!
Poor daroods thy use der ass to think 4 them all thy have is dusty villages always complainin bout hutus thy keep dreamin about darod unity day in day out only to see themselves livin in dusty villages n bein langaabs
Dhilaada ku dashaay ba qasaartay wale, 100 sano bey xabashiida ku waasayan hadana waxaad keentay inaad kenyati siilka uu qoytiid, tacab la ku qasaartay doqon darood!!
sidii habraha ayaad hada igula hadlaysa neef neef dhalay, wallee cabaadka ka yeedhaya hooyada ee saldhiga militariga kenya ee ku yaal kismayo inaad ka nexi lahayd abahaa dhafoorka ka wass ee, langaab waa ahlul naar baa la yiri ee afkaa uraya isku qabo.
MarsinQorahay wrote:sidii habraha ayaad hada igula hadlaysa neef neef dhalay, wallee cabaadka ka yeedhaya hooyada ee saldhiga militariga kenya ee ku yaal kismayo inaad ka nexi lahayd abahaa dhafoorka ka wass ee, langaab waa ahlul naar baa la yiri ee afkaa uraya isku qabo.
Doqon darood maa iimooda ahaha hooyada aabaha hoortiis baa laa kuu kusadaay dayuusyahow
Hassan Sheikh is not an Abgaal president.....in fact he works against Abgaal interests by bringing H/G back from the dead.
Real Abgaal leaders like Sheikh shariif , Geedi and Nuur Cadde knew that to bring peace to the country HG had to be dealt with.
As soon as they`re power was smashed in Xamar there was an opening for peace and Govt.
Now Hassan Sheikh has brought them back we have chaos and conflict returning.