
ps What does "majo u rogin" mean?
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Xaawoley wrote:Inanti hooyadeed hadhuudhka tunta iyaduna haadisda ayay taqaanta.
Not too sure about the spelling laakin oh well
Xaawoley wrote:Inanti hooyadeed hadhuudhka tunta iyaduna haadisda ayay taqaanta.
Bal taa noo yara faahfaahi wallay iga tahay weli ma maqaleLillaahiya wrote:Xaawoley wrote:Inanti hooyadeed hadhuudhka tunta iyaduna haadisda ayay taqaanta.
Wallahi hooyo said that to me the other night.
I don't know if I have favs but the one's I usually use are:
Tuug la qabtey talo maleh
Ceebta ma'aha, wa caadada
Beentaada hore runtaada dambe u daran tahay
Birta adag dab ayaa lagu jilciya(I live by this)
Nin aanad maalin ku baranin sanad kuma baratid
wiyeer, what's your other macwiis, awoowe?wiyeer wrote:@Twist
Take it easy with your choice of maahmaah lol ma waxaad doonaysaa inay meesha ka yaacaan.
Sheikh Mustafa wrote:Nin tuur leh siduu useexdo asagaa yaqaan,
Naagi nin aan Ceejin ma cisayso,
Inan iyo abeesaba afkooda ayay udhintaan,
Saleebaan sir waayay, waa dameer sagatimo waayey,
Waxsheeg wadaad, Wax isii aa kadanbayso,
Nin aan warankaagu gaarin, weedhaadu magaarto,
Dameer iyo Doc kayeerba daankaa lugu dhuftaah,
Nin aan shantu kaa reebin, sharci kaama reebo,
it means qofku hadii uu wanaag wax kuqaadan waayo, xumaan ayaa wax looga keenaah.wiyeer wrote:Bal taa noo yara faahfaahi wallay iga tahay weli ma maqaleLillaahiya wrote:Xaawoley wrote:Inanti hooyadeed hadhuudhka tunta iyaduna haadisda ayay taqaanta.
Wallahi hooyo said that to me the other night.
I don't know if I have favs but the one's I usually use are:
Tuug la qabtey talo maleh
Ceebta ma'aha, wa caadada
Beentaada hore runtaada dambe u daran tahay
Birta adag dab ayaa lagu jilciya(I live by this)
Nin aanad maalin ku baranin sanad kuma baratid
Ha ka nixin weeye sheekada. Cidi is waasha, cagta cagta uun ba la saara.wiyeer wrote:Birta adag dab ayaa lagu jilciya(I live by this)
Bal taa noo yara faahfaahi wallay iga tahay weli ma maqale