Page 2 of 9
Re: Your favorite Somali maahmaah?
Posted: Wed Sep 04, 2013 8:33 am
by BlackVelvet
Adiga maaba qof kale wasakhnimo ku edeyn kartid?
ps What does "majo u rogin" mean?
Re: Your favorite Somali maahmaah?
Posted: Wed Sep 04, 2013 8:38 am
by Twist
Just coz I wear mine on my sleeves doesn't mean I am more experienced than the silent hyenas.
PS: To turn her heard onto her heels, upside down (not just the '
Head over heels' English expression but this is literal).
PPS: Majo = lugo (feet) & u rogid = u gedin (to turn upside down).
Re: Your favorite Somali maahmaah?
Posted: Wed Sep 04, 2013 8:43 am
by zidane88
Alif kaa xumaaday Al-Baqra kuma gaadhsiiyo
Islaan mowti kalkaashay mooradeeday ka aragtay
Dab aan lagu guban danbaskiisa lagama cabsado
Islaan dhali weyday aleeley ku waalataa
Re: Your favorite Somali maahmaah?
Posted: Wed Sep 04, 2013 8:48 am
by ToughGong
Xaawoley wrote:Inanti hooyadeed hadhuudhka tunta iyaduna haadisda ayay taqaanta.
Not too sure about the spelling laakin oh well

Isn't that rude
Qowda Maqalsii Waxna Ha u Qaban 
Re: Your favorite Somali maahmaah?
Posted: Wed Sep 04, 2013 8:48 am
by BlackVelvet
OMG like violent? Ufff you just put me off Somali mah mahs
Re: Your favorite Somali maahmaah?
Posted: Wed Sep 04, 2013 8:55 am
by Twist
When it comes to women, there are two types of violence, ayeeyo.

Re: Your favorite Somali maahmaah?
Posted: Wed Sep 04, 2013 9:01 am
by wiyeer
@Twist
Take it easy with your choice of maahmaah lol ma waxaad doonaysaa inay meesha ka yaacaan.
Re: Your favorite Somali maahmaah?
Posted: Wed Sep 04, 2013 9:05 am
by Lillaahiya
Xaawoley wrote:Inanti hooyadeed hadhuudhka tunta iyaduna haadisda ayay taqaanta.

Wallahi hooyo said that to me the other night.
I don't know if I have favs but the one's I usually use are:
Tuug la qabtey talo maleh
Ceebta ma'aha, wa caadada
Beentaada hore runtaada dambe u daran tahay
Birta adag dab ayaa lagu jilciya

(I live by this)
Nin aanad maalin ku baranin sanad kuma baratid
Re: Your favorite Somali maahmaah?
Posted: Wed Sep 04, 2013 9:11 am
by wiyeer
Lillaahiya wrote:Xaawoley wrote:Inanti hooyadeed hadhuudhka tunta iyaduna haadisda ayay taqaanta.

Wallahi hooyo said that to me the other night.
I don't know if I have favs but the one's I usually use are:
Tuug la qabtey talo maleh
Ceebta ma'aha, wa caadada
Beentaada hore runtaada dambe u daran tahay
Birta adag dab ayaa lagu jilciya
(I live by this)
Nin aanad maalin ku baranin sanad kuma baratid
Bal taa noo yara faahfaahi wallay iga tahay weli ma maqale
Re: Your favorite Somali maahmaah?
Posted: Wed Sep 04, 2013 9:13 am
by Sheikh Mustafa
Nin tuur leh siduu useexdo asagaa yaqaan,
Naagi nin aan Ceejin ma cisayso,
Inan iyo abeesaba afkooda ayay udhintaan,
Saleebaan sir waayay, waa dameer sagatimo waayey,
Waxsheeg wadaad, Wax isii aa kadanbayso,
Nin aan warankaagu gaarin, weedhaadu magaarto,
Dameer iyo Doc kayeerba daankaa lugu dhuftaah,
Nin aan shantu kaa reebin, sharci kaama reebo,
Re: Your favorite Somali maahmaah?
Posted: Wed Sep 04, 2013 9:13 am
by Twist
wiyeer wrote:@Twist
Take it easy with your choice of maahmaah lol ma waxaad doonaysaa inay meesha ka yaacaan.
wiyeer, what's your other macwiis, awoowe?
PS: If people are gonna run away because of Somali sayings on Snet then they wanted to run away in the first place.

Re: Your favorite Somali maahmaah?
Posted: Wed Sep 04, 2013 9:14 am
by Twist
Sheikh Mustafa wrote:Nin tuur leh siduu useexdo asagaa yaqaan,
Naagi nin aan Ceejin ma cisayso,
Inan iyo abeesaba afkooda ayay udhintaan,
Saleebaan sir waayay, waa dameer sagatimo waayey,
Waxsheeg wadaad, Wax isii aa kadanbayso,
Nin aan warankaagu gaarin, weedhaadu magaarto,
Dameer iyo Doc kayeerba daankaa lugu dhuftaah,
Nin aan shantu kaa reebin, sharci kaama reebo,

Re: Your favorite Somali maahmaah?
Posted: Wed Sep 04, 2013 9:15 am
by ToughGong
Nin maalin ma gaadhid
Nina sanad ma gaadhid
Nina weligaaba ma gaadhid
Nin maalin ma gaadhid oo waa ninka kaa faraska dheereeya
Nin sanad ma gaadhid oo waa ninka xoolihiisu sanadkaa meel caws badan daaqiyey
Nin weligaa ma gaadhid oo waa ninka kaa gabadha/xaas wanaagsan.
Re: Your favorite Somali maahmaah?
Posted: Wed Sep 04, 2013 9:16 am
by Sheikh Mustafa
wiyeer wrote:Lillaahiya wrote:Xaawoley wrote:Inanti hooyadeed hadhuudhka tunta iyaduna haadisda ayay taqaanta.

Wallahi hooyo said that to me the other night.
I don't know if I have favs but the one's I usually use are:
Tuug la qabtey talo maleh
Ceebta ma'aha, wa caadada
Beentaada hore runtaada dambe u daran tahay
Birta adag dab ayaa lagu jilciya
(I live by this)
Nin aanad maalin ku baranin sanad kuma baratid
Bal taa noo yara faahfaahi wallay iga tahay weli ma maqale
it means qofku hadii uu wanaag wax kuqaadan waayo, xumaan ayaa wax looga keenaah.
Re: Your favorite Somali maahmaah?
Posted: Wed Sep 04, 2013 9:18 am
by Lillaahiya
wiyeer wrote:Birta adag dab ayaa lagu jilciya
(I live by this)
Bal taa noo yara faahfaahi wallay iga tahay weli ma maqale
Ha ka nixin weeye sheekada. Cidi is waasha, cagta cagta uun ba la saara.