Page 2 of 3

Re: Maskaxda ayaad iga qabsatey........

Posted: Sun Oct 20, 2013 4:29 pm
by AgentOfChaos
Find a substitute.

Re: Maskaxda ayaad iga qabsatey........

Posted: Sun Oct 20, 2013 4:30 pm
by salool
:lol: Bv, may Allah ur innocent heart...sheekadan cake ka weyn.

Re: Maskaxda ayaad iga qabsatey........

Posted: Sun Oct 20, 2013 4:50 pm
by BlackVelvet
Then I hope it works out for you

Re: Maskaxda ayaad iga qabsatey........

Posted: Sun Oct 20, 2013 4:58 pm
by ManD333q
Jasmine6 wrote:And winter is also coming, time to get some thick busto and stock up on those chocolates. ;) :lol:



swear down I am talking about actual chocolate
Lool yeah of course just like saloon :mrgreen:

Re: Maskaxda ayaad iga qabsatey........

Posted: Sun Oct 20, 2013 6:10 pm
by kambuli
Qofka Layla hadlayaa wuu is agaraanayaa!

Re: Maskaxda ayaad iga qabsatey........

Posted: Mon Oct 21, 2013 7:23 am
by LiquidHYDROGEN
AgentOfChaos wrote:Find a prostitute.
:MJ:

Re: Maskaxda ayaad iga qabsatey........

Posted: Mon Oct 21, 2013 2:24 pm
by salool
AgentOfChaos wrote:Find a substitute.
A substitute? interesting.

Image

Re: Maskaxda ayaad iga qabsatey........

Posted: Mon Oct 21, 2013 10:10 pm
by Lillaahiya
What did you do with Twist?

Re: Maskaxda ayaad iga qabsatey........

Posted: Tue Oct 22, 2013 9:20 am
by salool
Lillaahiya wrote:What did you do with Twist?
Twist, ma ninki kugu indho beelay baad aniga i waydiinaysa ee forumka sidu ku dabo ordayey kabihi ka dhamaaden, su'aasha adigu is waydi :lol:

Re: Maskaxda ayaad iga qabsatey........

Posted: Tue Oct 22, 2013 11:09 am
by Lillaahiya
:lol: Marku iga daalay ayuu kugu soo jeestay saaxib. Asago xiiqsan ayaad dejisay ee filimkan naga daa Salooley :mrgreen:

Re: Maskaxda ayaad iga qabsatey........

Posted: Tue Oct 22, 2013 1:52 pm
by salool
lol waxba runta ha iska leexin :lol: ...forumka dhan ba og inu ninkaas kugu dabo lumay oo aragtidaada marku waayo baroortisa laga bixi jiray..'lilaahy meeday'...'yaa arkay lilaahya..muuqeda baryaha ma arkine'.Ninkaas kugu indha kuushay cid kale ma isagaaba arkaya...waka iska tagay aakhirki marku daaley sidu sheeka kasta oo cidhiisaneyay si aad hansal uga qaadid. looooooool@ dejis..thats not my thing dear...more like dab shidis. :diddy:

Re: Maskaxda ayaad iga qabsatey........

Posted: Tue Oct 22, 2013 2:32 pm
by Lillaahiya
Runti labadiina waad isku soo baxdan :mrgreen: Xataa markaan meeshan ku cusba, boqol jeer bu i waydiye 'are you helwa? Na I know your other name is Helwa ee beenta jooji'. Anigo is leh tan xalwad isku bixisay na waayo baan arkay asago kugu gariiraya, adigo u il jebinaya oo dibnaha leefaya, etc. Dee sheekada wey iska cadahaye ee ha ka meeraysan walaal. Qol baad ku qufushay oo muftaxa jeebka ayaad ku sita ee alf mabruuk! Waan ku ducayn!

p.s. Saaca bi saaca. Dab habeen iyo maalin ma shidne ee marmar qaarkood wa lays qaboojiya (dejis) :smugruss:

Re: Maskaxda ayaad iga qabsatey........

Posted: Tue Oct 22, 2013 3:04 pm
by salool
:lol: :lol: @ dibno leefis, Gabadhyahy to much info baad mesha ku so qortay..bal dibnuhu uun yaanay ku qalalin...dee so tii aad isku taqaanen huluushi yared somalilife...magac luci amba waan maqlay.You know what they say 'old love never rost'...i guess qacnimada is somthing we've in common..sidaas daradeed bu iskukayn khaldayey.Laakin arinti markay kala cadaatey oo luci la ogaadey (his old love) inay so noqotay anigu waxaan noqday kaneeco mesha duulduuleysa...dariiqaba wa la iga saarey.You were playing hard to get...kolba laf yar baad oo tuureysay marku yara daalaba..markaaso sidi haadka ka so dabo boodi jiray.You're good, realy good walle.I should take notes.Twist is a lucky guy...if you're expert on dab shidis and bakhtin...all the years of laf tuuris iyo orod will be all worth it . :mrgreen:

Hambalyo, ayeeyo salool way iin so ducayneysa.

Image

Re: Maskaxda ayaad iga qabsatey........

Posted: Tue Oct 22, 2013 3:11 pm
by GAMES
Salool, abaayo maxaa kugu dhacay, oo aad 'Threadkan' u bilowday? Hadii aad u baahantay caawin, let us know. We could help you out.

Yaa madaxa kaa qabsaday, walaal? Ma dhibaato ayaa jirto, oo aad u bahantahay in lagugu caawiyo? inoo sheeg bal.

Re: Maskaxda ayaad iga qabsatey........

Posted: Tue Oct 22, 2013 3:15 pm
by salool
Gamer, threadkan sababta aan oo furay aniga uun ba og ee sheekada ka bood..caawimo haba yaraate aan oo bahanahy ba iska yar..laakin waad mahadsantahy hadaad taaga is laheyd salool caawi. :up: