Re: Galmudug president visit Hobyo and Ceelgula ( PICTURES )
Posted: Mon Oct 21, 2013 12:06 pm
by 1moonlight
Sheikh Mustafa wrote:
hydrogen wrote:^ Why are you posting a picture of Somali Bantu in a thread about Hobyo?
Because he is the Minister for Land and the Sea resources. His Name is Muxuyadiin Maxamad Kaalmooy. He is Somali From Shabeellaha Hoose.
HabarGidir dhulkooda ayagaa leh oo dhisanaaayo Oil iyo Gas ka soo saaranaayo cid amar na siin karto ma lahan.
calaacalka beelaha soomaaliyeed wa kanaa waxna kama qaadi karaan beesha ilaaheey awooda iyo dhaqaalaha iyo tirada siiyay ee HabarGidir
Digil iyo Mirifle waxba may udhimin oday Axmed iyo reerkiisa waxay ka hadleen arimahooda ugaarka ah, Somaaliya maamullo badan ayaa ka jira koofurta Somaliya Maamuladii ugu horeeyay waxaa sameestay reerka Axamad Diiriye waxay leeyihiin sida Aan lawada socono laba maamul goboleed Galmudug State, Ximan & Xeeb, waxay leeyiin laba madaxweyne bal si hoose ufiiri reerka Axmed Diiriye labadaas maamul ayay ku dhawaaqeen waxay ka dhiseen waa labada gobol ee kala ah Mudug & Gal gaduud , labadan gobol waxa dego qabaa-illo fara badan oo aan lasoo koobi Karin hadii aan wax yar ka soo qaadano sida Majeerteen, Mariixaan, Dir,Shiikhaal, Murusade, Abgaal,Madhibaan, Axmad Diiriye reerkiisa markii ay ku dhawaaqeen inay maamul usameeyeen Mudug & Gal-gaduud , cid weerartay ama cid uhanjabtay majirto, Somaliya oo dhan waa laga soo wada dhaweeyay, oo waxaa lagu wada farax-sanaa hadii beesha Axmed Diiriye ay meel degto ay maamul samaysato micnaheedu uu yahay somaliya waa nabad oo dowlad ayaa la helay oo wax dhibsaday majirin xitaa qabiil ku qabsaday maamulka wax naga siiyo ama la dooday xitaa majiraan, ogow waxaa degaanka la degan Qabiilooyin kaan aan kor ku soo xusnay way soo wada dhaweeyeen, Oday axamed iyo reerkiisa waxay kaloo leeyihiin isla Gobolka Galgaduud ay ku leeyiin Maamul kale oo isagana aan lagu qabsan waa Maamulka Ahlusuno Wal jamaaco oo aynu wada oganahay in soomali oo dhan ay tahay ahlusuno wal jamaaco iyadoo loo wada daayay Somali dhan baa magacaa iska leh maalina cid kuma qabsan, oo waa maamul kale ay leeyihiin beesha axmad diiriye, waxay kaloo ay leeyihiin Madaxweyne aan dhicin weligiisa oo joogto ah dowladii timaado ay san ka hadlin oo loo daayo Cabdinuur Darmaan oo somalidu utaqaano madaxweynaha ismagacaabay, meel ala meeshu uu yimaado waa lagu soo dhaweeyaan cid kuqabsato oo Somali ah ah haba yaraatee majirto.
Digil & mirifle ayaa maamul ku dhawaaqay ma waxay ahayd inay ruqsad soo waydiistaan oday Axmaded mise waxay ahayd inuu isago maamul usameetso Digil& mirifle dhulkooda taas ayaa ubaahan in la ogaado waa su’aal utaagay Oday Axmed iyo Reerkiisa.
Hadaba markii ay reerka oday axmad ka soo jeedo ay labo gobol oo somaliya wada degto ay sadex madax maamul iyo sadex madaxweyne usameeyeen, hadii uu sida maanta uu uhadlay ay uhadi lahaaneen oday dhaqameedyada Digil & Mirifle maxaa dhici lahaa waynu qiyaasi karnaa waxa dhici lahaa.
Re: Galmudug president visit Hobyo and Ceelgula ( PICTURES )
Posted: Mon Oct 21, 2013 12:15 pm
by GIJaamac
Sxbow 1moonling, Cabdi Qaybdiid ma reer gows isku riix ayagoo jiifa ayuu magaalada soo galay. Mase xoogaa laaluush ayuu siiyey cida ? j/k
So when they are going to build the port ? Waligeeda waala maqlijirey sheekadaas. Amaay maaweelin iska tahay hadalkaas ? Mida kale shiidaal baaris dowlada in looga dambeeyo waaye. Cabdi qeybdiid saxiixiisa waxkama jiraan waaye sxb. Even though the only proven oil deposits in Somalia are located in southern Mudug.
Re: Galmudug president visit Hobyo and Ceelgula ( PICTURES )
Posted: Mon Oct 21, 2013 12:19 pm
by Sheikh Mustafa
GIJaamac wrote:Sxbow 1moonling, Cabdi Qaybdiid ma reer gows iku riix ayagoo jiifa ayuu magaalada soo galay. Mase xoogaa laaluush ayuu siiyey cida ? j/k
So when they are going to build the port ? Waligeeda waala maqlijirey sheekadaas. Amaay maaweelin iska tahay hadalkaas ? Mida kale shiidaal baaris dowlada in looga dambeeyo waaye. Cabdi qeybdiid saxiixiisa waxkama jiraan waaye sxb. Even though the only proven oil deposits in Somalia are located in southern Mudug.
Walaal,
Qabiil Deked madhiso. Deked waxaa dhiso Dawlad.
Re: Galmudug president visit Hobyo and Ceelgula ( PICTURES )
Posted: Mon Oct 21, 2013 12:20 pm
by GIJaamac
walaal
Nobody asked you anything. So can you gladly fuck off ?
Re: Galmudug president visit Hobyo and Ceelgula ( PICTURES )
Posted: Mon Oct 21, 2013 12:23 pm
by hydrogen
GIJaamac wrote:walaal
Nobody asked you anything. So can you gladly fuck off ?
I thought you knew him and that he was shell shocked in the 90s? lol
Re: Galmudug president visit Hobyo and Ceelgula ( PICTURES )
Posted: Mon Oct 21, 2013 12:26 pm
by GIJaamac
faggot boi
Just a human error from me. He's your cousin.
Re: Galmudug president visit Hobyo and Ceelgula ( PICTURES )
Posted: Mon Oct 21, 2013 12:28 pm
by hydrogen
GIJaamac wrote:faggot boi
Just a human error from me. He's your cousin.
Saying you know him is not a human error. It's a failed attempt at an elaborate lie.
I don't know if you're trying to taint the Salebaan name or you wish you were Salebaan but either way you're not no matter how much you make yourself believe.
Re: Galmudug president visit Hobyo and Ceelgula ( PICTURES )
Posted: Mon Oct 21, 2013 12:28 pm
by oxymoron
The day Oil is found in Sacadland is the day, we will forcefully take over the poor laangaab neighbors of ours.
Until than continue the Search for our Oil.
Re: Galmudug president visit Hobyo and Ceelgula ( PICTURES )
Posted: Mon Oct 21, 2013 12:31 pm
by hydrogen
oxymoron wrote:The day Oil is found in Sacadland is the day, we will forcefully take over the poor laangaab neighbors of ours.
Until than continue the Search for our Oil.
Who told you Hobyo is Sacadland?
You aren't doing shit by the way.
Re: Galmudug president visit Hobyo and Ceelgula ( PICTURES )
Posted: Mon Oct 21, 2013 12:34 pm
by Even123
hydrogen wrote:
oxymoron wrote:The day Oil is found in Sacadland is the day, we will forcefully take over the poor laangaab neighbors of ours.
Until than continue the Search for our Oil.
Who told you Hobyo is Sacadland?
You aren't doing shit by the way.
It's HG land and Somalia land!
Re: Galmudug president visit Hobyo and Ceelgula ( PICTURES )
Posted: Mon Oct 21, 2013 12:37 pm
by hydrogen
Even123 wrote:
It's HG land and Somalia land!
Lol @ Somali land. You wish.
Re: Galmudug president visit Hobyo and Ceelgula ( PICTURES )
Posted: Mon Oct 21, 2013 12:38 pm
by GIJaamac
oxymoron
Are you saying these crying bitches who are begging for peeace, are going to take forcefully someones land ? Please don't embarras yourself girl
hudrogen aka daawa9
im not from punaniland nor I'm gay. Please stop the obsession you have with us, khaniishyahow nijaaska ah
Re: Galmudug president visit Hobyo and Ceelgula ( PICTURES )
Posted: Mon Oct 21, 2013 12:46 pm
by 1moonlight
GIJaamac wrote:Sxbow 1moonling, Cabdi Qaybdiid ma reer gows iku riix ayagoo jiifa ayuu magaalada soo galay. Mase xoogaa laaluush ayuu siiyey cida ? j/k
So when they are going to build the port ? Waligeeda waala maqlijirey sheekadaas. Amaay maaweelin iska tahay hadalkaas ? Mida kale shiidaal baaris dowlada in looga dambeeyo waaye. Cabdi qeybdiid saxiixiisa waxkama jiraan waaye sxb. Even though the only proven oil deposits in Somalia are located in southern Mudug.
sxb Saleebaan ayagaba Hobyo weey joogaan there are now more than 500 Troops from both Galmudug and Ximin iyo Xeeb in Hobyo waxaa laga cabsi qabaa ineey isku dhacaan, hada sedex maalmood weey is hor fadhiyeen wax xabad ahna isguma ridin waa Alxamdulilaah. the good thing is that both Sacad and Saleebaan don't want to massacre each other. 70% of Sacad weey ogolyihiin ineey Hobyo Saleebaan wax ka leeyihiin waxa dhibka wado waa wasiirka arimaha gudaha ximin iyo xeeb oo Hobyo kusoo duulay xoogna kula wareegay for few days xitaa muuqaal ayuu iska soo duubay asagoo dhahaayo Hobyo Ximin iyo Xeeb ayaa iska leh, Sacad dhiigii ayaa ku kacay oo waxeey aamin san yihiin inuu Saleebaan marti ku yahay Hobyo uuna soo dajiyay Caydiid AUN.
Brother GIJaamac i say send those 500 boys and their heavy Weapons to Shabeelada Hoose to defend HabarGidir land in Shabeelada Hoose.
Re: Galmudug president visit Hobyo and Ceelgula ( PICTURES )
Posted: Mon Oct 21, 2013 12:50 pm
by oxymoron
GIJaamac wrote:oxymoron
Are you saying these crying bitches who are begging for peeace, are going to take forcefully someones land ? Please don't embarras yourself girl
hudrogen aka daawa9
im not from punaniland nor I'm gay. Please stop the obsession you have with us, khaniishyahow nijaaska ah
A Peace loving Administration is in Place now, lakiin we have mooryaans as well, and the day we hand power over to them say good bye to your hooyo iyo abbe.
Re: Galmudug president visit Hobyo and Ceelgula ( PICTURES )
Posted: Mon Oct 21, 2013 12:53 pm
by FarhanYare
hydrogen wrote:
STARKAST wrote:Hydrogen you must be feeling like a mug now ? Well after all hes related to you
Genes......wow
Can't you read? He is not from Hobyo. He's a Bantu minister.