Page 2 of 2

Re: Miskiin guys

Posted: Sun Nov 10, 2013 6:36 am
by FarhanYare
zulaika wrote:
FarhanYare wrote:smh! why ee gabadha sanadkaan masakiin guys ugu sanifiyihin?. Nice guys finish last aa meesha ka socoto
nothing wrong with nice guys but they need to be more guarded, cautious..

and yes, nice guys finish last cuz most women are attracted to not so nice guys..

what women want is very complicated..
gartay

Re: Miskiin guys

Posted: Sun Nov 10, 2013 10:04 am
by waayeel101
anigu waxan ka naxa gabdhaha masakinta ah.

nin haduna fulay ahayn miskiinimo waxba u dhimi mayso lkn naag miskiin ah waa hilib bisil oo kale.