I don't know why this song is in memory of Cabdulqaadir Sanka, but I think laxanka heestaan waa hees hindi originally.
The song is funny though. "Ku tuurimaayo taliso, tiiraanyo dhaafee taladeyda qaado"
Hilaac, Tufaaxdii hablood = His choice, yacnii tii uu dumar kala baxay
Re: War Hadaadan Tumeyn
Posted: Thu Feb 13, 2014 12:41 am
by Smile-LiKe-SuN-RiSE
BlackRain wrote:waxaan nacay habrahaan kalyaha wayn oo iska heesa. Naagaha heesa ama biyaha kulul bay cabaan sida Hani uk, ikraan caraale, fiska or hodan. Ama kalyo waa wayn bay leeyihiin sida naagtaan , shamso foot, raxmo etc.
Haha Raxmo rose has a pretty face she just needs to lose 10 lbs...tana..she used to be thin i dont know baryahan waxey liqday . .lol. Shamso foodna camarada iska foogaysa..hadey isku dhowayso waxba kala faganaya.
Istaqfuralah
Re: War Hadaadan Tumeyn
Posted: Thu Feb 13, 2014 11:19 am
by Cherine
I can't help but think all these women & men are having mid life crisises. Why would a woman nearing forty all of a sudden fancy herself as a singer? Caruurtooda iney iska korsadaan o oblivionkooda ku noqdaan baa u qaadatey. Niman la caweey, xaflado etc etc wax la doorto maaha especially adigu lagu qabo ama 10 caruur ah leh.
I can't stand seeing old men and women making duets with younger fanaaniin singing about the pangs of jaceel.
Re: War Hadaadan Tumeyn
Posted: Thu Feb 13, 2014 8:16 pm
by quark
BlackRain wrote:waxaan nacay habrahaan kalyaha wayn oo iska heesa. Naagaha heesa ama biyaha kulul bay cabaan sida Hani uk, ikraan caraale, fiska or hodan. Ama kalyo waa wayn bay leeyihiin sida naagtaan , shamso foot, raxmo etc.
Re: War Hadaadan Tumeyn
Posted: Thu Feb 13, 2014 10:03 pm
by Methylamine
The girl in the first vid is so fit
Re: War Hadaadan Tumeyn
Posted: Fri Feb 14, 2014 2:35 pm
by waayeel101
waxani wa dhaqan-biis diin iyada warkeeda daa.
imika ma tumasho iyo waxas aya noqday aroos iyo guur?
ma afsomaliga aya laga wayey eray kale. attention seekers