Very sad: How Xamar is dependent on Amisom
Moderator: Moderators
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Very sad: How Xamar is dependent on Amisom
Bermooda sxb.......it's now 2014 and a hagite occupies Villa Somali.
Hassan Sheikh has just renewed and expanded the Amisom mandate......including thousands of Xabashi.
When will you people stop blaming others for your predicament?
The honourable Muhammed Siad Barre (AUN) & the honourable C/Lahi yusef (AUN), have passed from this world, they cannot not affect you in present day Xamar.
Hassan Sheikh has just renewed and expanded the Amisom mandate......including thousands of Xabashi.
When will you people stop blaming others for your predicament?
The honourable Muhammed Siad Barre (AUN) & the honourable C/Lahi yusef (AUN), have passed from this world, they cannot not affect you in present day Xamar.
Re: Very sad: How Xamar is dependent on Amisom
And you know my stance on Amisom if it was up to me i would show them the door asap but your maths of saying X + Y = Z doesn't add up these forces were already there including the thousand xabashis you're talking about before Xassan arrived.
You can blame him for continuing to use them only this time its against a real threat which has connection to AQ unlike last time which had more to do with seeking revenge against certain clan. So SXB you're trying ignore who brought them there and the reason why is not gonna work even today you did it again in he Jubba.
You can blame him for continuing to use them only this time its against a real threat which has connection to AQ unlike last time which had more to do with seeking revenge against certain clan. So SXB you're trying ignore who brought them there and the reason why is not gonna work even today you did it again in he Jubba.
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Very sad: How Xamar is dependent on Amisom
We can argue all day about how we reached this point.....or we can propose solutions to the lamentable situation the southerners find themselves.
Lets return to the theme of this thread......Bantu dependency & a Somali army unfit for purpose.
Do you have any constructive proposals to move forward with sxb?
Lets return to the theme of this thread......Bantu dependency & a Somali army unfit for purpose.
Do you have any constructive proposals to move forward with sxb?
Re: Very sad: How Xamar is dependent on Amisom
Yes concentrate on SNA SNA SNA SNA SNA make sure they get their salary on time with a pay rise say total coming to $150/200 a week to get their moral up.original dervish wrote:We can argue all day about how we reached this point. Do you have any constructive proposals to move forward with sxb?
Open a back-door negotiating with Alshaytan while infiltrating them in order to kill those who don't want to cos killing their footsoldiers isn't going to get you anywhere also start the withdrawal of Amisom no later than the 1st month of 2015 you can do earlier but not 1 day later
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Very sad: How Xamar is dependent on Amisom
No doubt the SNA is the key.
However, we both know the politicians are misappropriating funds/equip meant for the security forces.
So how would you resolve the corruption issue.....remember it goes right to the very top of Govt?
However, we both know the politicians are misappropriating funds/equip meant for the security forces.
So how would you resolve the corruption issue.....remember it goes right to the very top of Govt?
Re: Very sad: How Xamar is dependent on Amisom
This corruption problem is the biggest disease in Somalia and most time the perpetrators are not locals but the diaspora who come to enrich themselves.
Re: Very sad: How Xamar is dependent on Amisom
There's no corruption in Villa Somalia unless you can prove it.
-
Sagaashan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2967
- Joined: Thu Jan 15, 2009 9:48 am
- Location: Xalane, mUGANDAshu
Re: Very sad: How Xamar is dependent on Amisom
hydrogen wrote:There's no corruption in Villa Somalia unless you can prove it.

Re: Very sad: How Xamar is dependent on Amisom
I was not just talking about Villa but in generalhydrogen wrote:There's no corruption in Villa Somalia unless you can prove it.
-
Sagaashan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2967
- Joined: Thu Jan 15, 2009 9:48 am
- Location: Xalane, mUGANDAshu
Re: Very sad: How Xamar is dependent on Amisom
A very proud moment for Punland forces and shame to the Amisom Administration:

-
Sagaashan
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2967
- Joined: Thu Jan 15, 2009 9:48 am
- Location: Xalane, mUGANDAshu
Re: Very sad: How Xamar is dependent on Amisom
The real political impact that C/wali Gaas visit produced
Garoowe (RBC RADIO) Ciidamada Gaarka u tababaran ee Difaaca Puntland qaabilsan ayaa socdaalkii uu Madaxweyne C/Wali Maxamed Cali Gaas ku tagay Muqdisho ku wehliyey iyagoo qaabilsanaa Sugida nabadgelyadiisa, Ciidankaasi waxay siteen tuutayaal isku eg waxaana dushooda ku rakibnaa dhamaan Qalabka iyo saacidaada uu u baahan karo Askari Dagaal ku jira, waxay si nidaam ah u istaagayeen hadba halka uu tago Madaxweynaha amnigiisa ay sugayeen ee Dowladada Puntland iyagoo soo jiitay dhamaan caalamka marka la eego habka tababaran ee ay u taagnaayeen shaqadoodana u gudanayeen.
Sidee loo arkay Ciidanka Puntland.
Waxay ka koobnaayeen 10 Askari hadana waxay soo jiiteen indhaha Caalamka qaasatan Soomalida, waxayna dhiiri geliyeen in Nafta lagu aamini karo wiilal tababaran oo hadana Soomali ah intii la maciin bidi lahaa askari shisheeye,qof kasta oo ciidanka la kulma wuxuu jeclaystay in uu isla Sawiro iyadoo Shacabka Muqdisho iyo Siyaasiintaba ay aad ugu dhiiradeen kalsoonida lagu qabo ciidankaasi tirada yar ee hadana tayada Badan ayna fariin u tahay Madaxda Dowladda federaalka oo ah in ay siiyaan fursad Ciidanka Jooga Muqdisho oo hogaanka Dalku uusan isku koobin Ciidanka Shisheeye ee Dalka ku sugan.
Been Abuur.
Warbaahinta qaar ayaa qoray in Ciidanka Puntland laga celiyey Garoonka Diyaaradaha ee aadan cade ee Magaalda Muqdisho xili ay soo dagaysay Diyaaradii siday alle ha u naxariistee marxuum C/risaaq Xaaji Xuseen Raysul’Wasaarihii hore ee Dalka, hase ahaatee Sawirka kor idinka muuqda wuxuu muujinayaa Ciidanka Amniga Puntland oo Dabaqa kore ee Garoonka Saaran kuwaasi oo lagu aaminay in guud ahaan Amniga Garoonka ay sugaan taasoo meesha ka saaraysa in Madasha laga celiyey.
Dhiirigelin.
Siyaasiyiinta iyo shacab waynaha Soomaaliyeed ayaa aad ugu riyaaqay ciidanka Puntland kadib markii ay arkeen ama Daawadeen Sawiradooda, waxaana lagu amaanay Ciidanka Tayo, geesinimo, Bilic wanaag, iyo tabar waafi ah oo ay u leeyihiin suginada nabad gelyada iyo la dagaalanka Cadawga, iyagoo la jeclaystay ciidanka kale ee Soomaliyeed in ay ku daydaan kuwa Puntland.
Dowladda Puntland oo dhisan mudo 15sano ah ayaa waxay leedahay ciidanka Difaaca, Ciidanka Badda, Ciidanka Booliiska , Ciidanka Asluubta, iyo ciidanka Sirdoonka, taasi oo muujinaysa in Puntland ay tahay Dowladd Dhisan dhan walbana isaga filan.

- Kismaayo21
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2351
- Joined: Wed Jul 18, 2007 8:48 pm
- Location: Jaziiiraaa beachh
Re: Very sad: How Xamar is dependent on Amisom
you have to love the punanites ahahaha, if grass grows from their front lawn its because they are special ahaha, its funny how 10 masked men means so much to them, when in fact in mogadishu and cabudwaaq and in Gedo their are thousands of these men, with better weapons, better training etc, but you dont see us parading them around and getting exited lloooooooooooooooooooooooooool
a few Alpha group lads

a few Alpha group lads

- Kismaayo21
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2351
- Joined: Wed Jul 18, 2007 8:48 pm
- Location: Jaziiiraaa beachh
Re: Very sad: How Xamar is dependent on Amisom
nigga claiming it even sparked a political out-roar 
Re: Very sad: How Xamar is dependent on Amisom
No ounce of shame whatsoever, as long as you think you're having one over the federal government you seem to be happy.
They were told by AMISOM they can't go inside the airport and were made to go outside the airport area and wait for Gaas until he escorted out by AMISOM.Sagaashan wrote:A very proud moment for Punland forces and shame to the Amisom Administration:
Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa saakay u diiday in gudaha garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde in ay galaan Ciidamo gaar ah uu watay Madaxweynaha Puntiland Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas . Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa saakay u diiday in gudaha garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde in ay galaan Ciidamo gaar ah uu watay Madaxweynaha Puntiland Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas . Xubno kusugan Garoonka Aadan Cadde ayaa soo sheegaya in Ciidamada AMISOM oo kaa shanaya Gudiga heerka qaran ee qaban qaabinaya aaska Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ay saakay ka hor istaageen ilaalo gaar ah uu watay Cabdi Wali Gaas in ay gudaha u galaan Garoonka.
Ciidamada uu watay Madaxweyne Gaas ayaa lagu celiyay banaanka hore ee Garoonka waxaana kaliya loo ogolaaday Cabdi Wali Gaas in gudaha uu la galo xubno dhinaca Prtacolka u qaabilsan sida ay xaqiijiyeen Wariyaal kusugan Garoonka . Ciidamada AMISM ayaa sidoo kale banaanka kuwada celiyay ilaalo ay wateen Masuuliyiin kala duwan, waxaana gudaha Garoonka galay kaliya ilaalada gaarka ah ee leeyihiin Sadaxda Masuul ee ugu sareeya Dowlada Soomaaliya. Madaxweymaha Puntiland Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas ayaa maalintii shaay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde waxa uu kala soo dagay Ciidamo gaar ah oo hubeesaan kuwaa oo amaankiisa sugayay.
-
quark
- SomaliNet Super

- Posts: 7820
- Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
- Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug
Re: Very sad: How Xamar is dependent on Amisom
hydrogen wrote:No ounce of shame whatsoever, as long as you think you're having one over the federal government you seem to be happy.
They were told by AMISOM they can't go inside the airport and were made to go outside the airport area and wait for Gaas until he escorted out by AMISOM.Sagaashan wrote:A very proud moment for Punland forces and shame to the Amisom Administration:
Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa saakay u diiday in gudaha garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde in ay galaan Ciidamo gaar ah uu watay Madaxweynaha Puntiland Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas . Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa saakay u diiday in gudaha garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde in ay galaan Ciidamo gaar ah uu watay Madaxweynaha Puntiland Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas . Xubno kusugan Garoonka Aadan Cadde ayaa soo sheegaya in Ciidamada AMISOM oo kaa shanaya Gudiga heerka qaran ee qaban qaabinaya aaska Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya ay saakay ka hor istaageen ilaalo gaar ah uu watay Cabdi Wali Gaas in ay gudaha u galaan Garoonka.
Ciidamada uu watay Madaxweyne Gaas ayaa lagu celiyay banaanka hore ee Garoonka waxaana kaliya loo ogolaaday Cabdi Wali Gaas in gudaha uu la galo xubno dhinaca Prtacolka u qaabilsan sida ay xaqiijiyeen Wariyaal kusugan Garoonka . Ciidamada AMISM ayaa sidoo kale banaanka kuwada celiyay ilaalo ay wateen Masuuliyiin kala duwan, waxaana gudaha Garoonka galay kaliya ilaalada gaarka ah ee leeyihiin Sadaxda Masuul ee ugu sareeya Dowlada Soomaaliya. Madaxweymaha Puntiland Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas ayaa maalintii shaay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde waxa uu kala soo dagay Ciidamo gaar ah oo hubeesaan kuwaa oo amaankiisa sugayay.

why lie?
Last edited by quark on Sat Feb 08, 2014 1:49 pm, edited 1 time in total.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 56 Replies
- 4617 Views
-
Last post by nomadicwarlord
-
- 3 Replies
- 12979 Views
-
Last post by sahal80
-
- 24 Replies
- 2176 Views
-
Last post by AbkoowDhiblaawe
-
- 8 Replies
- 866 Views
-
Last post by bluelovelady
-
- 16 Replies
- 1988 Views
-
Last post by TheblueNwhite
-
- 52 Replies
- 4960 Views
-
Last post by Smile-LiKe-SuN-RiSE
-
- 32 Replies
- 4047 Views
-
Last post by AbkoowDhiblaawe
-
- 7 Replies
- 1188 Views
-
Last post by hydrogen
-
- 1 Replies
- 446 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier