GAMER wrote:Abaayo, Aniga waxaan ahay nin jiro 47yrs old oo kunool wadanka America. Waxaan kashaqeeya meel kutaalo Minneapolis as a Security Guard, waxaan Partime wadaa gaari (Taxi) oo aan lacag badan ka qaato. Waxaan rabaa gabar aan nolosha la qeebsado, oo aan la baashaalo. Hadii aad gabadhaas tahay, walaal waxaa email iigu soo dirtaa mohamed_nur@hotmail.com. ama waxaad iigu darsataa Skype *Somali_stud*.
Aniga waxaan ahay 190lbs, yuul (bald, but women call me sexy Farah Beast), iyo wax yaroo calool ah abaayo. Mar mar Garaabada (Khat) ayaan cunaa, laakinse ma badso, oo waa iska waqti lumis. Waxaan ahay nin ad adag, oo karti leh. Xaaskeeygii markaan is dagaal nay weey iga guurtay oo hada waxaa iigu danbeesay ayada iyo ilmaheedii Toronto, Canada sanadka markuu ahaa 2009.
Marka abaayo, Somalinet message iigu soo dir, ama email ka ama Skype. Adigoo Mahadsan.
Fadlan, hadii aa tahay gabadhaas sawirka, oo aadan buurneen, abaayo waan isku qalanaa, ee ila soo xiriiir.
Thanks.


---
I dont know if this is fake or real, all i know is this has been posted in many websites.why spread fake story like this...it doesnt make any sense.
Kolay waxa so dhow xiligi ay nimanko geedaha fuuli jiren markay naaguhu fara bataan.