hilaac isaaq dir waa waa kamid khaalid wuxu ka eegayaa dhanka abtirsiinta, laakiin qaabkaanu dir ku noqonay wuu ka duwanyahay sidaa. beelaha somalidu waa made up abtirsiibtan carab ku wada arooraysa waxba kama jiraan. isaaq daarood nimankaa lagu abtirsadoo dhan dadka ma wada dhalin ee way organize gareeyeen. aniguba hadaan tago ethiopia beel isaaq meel ka gasha oo xabashi ah si fudud baan u abuuri karaa anigoon cilmi weynba adeegsan.
carabtu yadaa ina bartay qabyaalada iyo diinta islaamka labadaba nimanka abtirsiinta inoo sameeyey waxay toos u dhaleen 1% kama aha somaalida, laakiin yaga magacoodaynu ku wada abtirsanay taaasoo toos inoogu xidhiidhinaysa isirkooda. xabaalaha aabayaasha carbeed ee soomalida oo dhan sanaag waa kuwa lagu sheego. DNA halaga qaado. waxan hubaa in xabaalahaas laftarkooda qaarkood aanay waxbaba ku aasnayn oo somalidu iskaga wada dayatay qolo hebelba aabaheed waa ka maydh ku aasane adna mid xiis ku aas oo tumbul u samee kkkkk.
AN OTHER FASCINATING QUOTE FROM FAISAL ALI WARABE
Moderator: Moderators
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17685
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
- thegoodshepherd
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3571
- Joined: Thu Jan 09, 2014 2:59 am
- Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14
Re: AN OTHER FASCINATING QUOTE FROM FAISAL ALI WARABE
That's funny because Darood is a much older clan than isaaq. We count 30 and more to darood while you count 22 to Isaaq. If anyone copied the other it is you who copied ustheyuusuf143 wrote:hilaac isaaq dir waa waa kamid khaalid wuxu ka eegayaa dhanka abtirsiinta, laakiin qaabkaanu dir ku noqonay wuu ka duwanyahay sidaa. beelaha somalidu waa made up abtirsiibtan carab ku wada arooraysa waxba kama jiraan. isaaq daarood nimankaa lagu abtirsadoo dhan dadka ma wada dhalin ee way organize gareeyeen. aniguba hadaan tago ethiopia beel isaaq meel ka gasha oo xabashi ah si fudud baan u abuuri karaa anigoon cilmi weynba adeegsan.
carabtu yadaa ina bartay qabyaalada iyo diinta islaamka labadaba nimanka abtirsiinta inoo sameeyey waxay toos u dhaleen 1% kama aha somaalida, laakiin yaga magacoodaynu ku wada abtirsanay taaasoo toos inoogu xidhiidhinaysa isirkooda. xabaalaha aabayaasha carbeed ee soomalida oo dhan sanaag waa kuwa lagu sheego. DNA halaga qaado. waxan hubaa in xabaalahaas laftarkooda qaarkood aanay waxbaba ku aasnayn oo somalidu iskaga wada dayatay qolo hebelba aabaheed waa ka maydh ku aasane adna mid xiis ku aas oo tumbul u samee kkkkk.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 17685
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: AN OTHER FASCINATING QUOTE FROM FAISAL ALI WARABE
the question is are you sure the man burried in haylaan is arab? if yes are you sure he is the biological father of all daarood? anigu kama hadlayo daarood keliya any qabiil balaadhan oo carab sheeganayoo dhan waa joke. how come nin ama niman keligood yimid waxaasoo dada u dhali karaan halkay kuwa ay dhulka ugu yimaadeen ay minoriry yihiin maanta. carabta sheekh isaaq iyo ina jeberti ma somaliday dhulka ugu yimaadeen bay ka ceeb dheeraayeen. aaway ragii dhulkay ugu yimaadeen? ????
- thegoodshepherd
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3571
- Joined: Thu Jan 09, 2014 2:59 am
- Location: Somalinet boycott by Puntites in effect 24/12/14
Re: AN OTHER FASCINATING QUOTE FROM FAISAL ALI WARABE
Dhulka waxa lugu yimi Dir iyo qabilaha hada la yaso. Nasabka Darood is written in all ahlulbayt nasab books, but I don't know about isaaq.theyuusuf143 wrote: aaway ragii dhulkay ugu yimaadeen? ????
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17685
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: AN OTHER FASCINATING QUOTE FROM FAISAL ALI WARABE
ah come on man, waxaas yaan lagugu brainwash garayn. somalidu abidkeed dhulka yagaa degenaa nasabkaad sheegaysaa waa ka ninka carbeed qoladuu ka yimi, keena maaha laakin nasabka soomaalidu kumanaan sano hortii buu jiray. jaahilninadaa inoo qurxisay carabaanu ka nimi yagoo dadkeenii hore iyo kuwa hada badidooduba moodaya in qolada nebi maxamed oo la sheegto ilaahay loogu dhawaanayo kkkkkkkk. ama derejo saro lagu gaadhayo abtirisiinra somalida inta danbe uunbaa saxa laakiin marka kor loosii kacaba beenbay gashaa. DNA halaga qaado nimanka sanaag ku aasan oo dhan.
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2393
- Joined: Wed Mar 27, 2013 5:39 pm
Re: AN OTHER FASCINATING QUOTE FROM FAISAL ALI WARABE
theyuusuf143 wrote:the question is are you sure the man burried in haylaan is arab? if yes are you sure he is the biological father of all daarood? anigu kama hadlayo daarood keliya any qabiil balaadhan oo carab sheeganayoo dhan waa joke. how come nin ama niman keligood yimid waxaasoo dada u dhali karaan halkay kuwa ay dhulka ugu yimaadeen ay minoriry yihiin maanta. carabta sheekh isaaq iyo ina jeberti ma somaliday dhulka ugu yimaadeen bay ka ceeb dheeraayeen. aaway ragii dhulkay ugu yimaadeen? ????

I always wondered how this theory can be true. I asked one of my elders and his was so adamant that some arab came into an already populated region of somalia and today he has more decendants than anyone else. I dont believe this theory
Re: AN OTHER FASCINATING QUOTE FROM FAISAL ALI WARABE
Nobody takes this guys serious. He's that sick in the head. Ilaahay ha caafiyo
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 893 Views
-
Last post by Xamari_76
-
- 37 Replies
- 6086 Views
-
Last post by eliteSomali
-
- 60 Replies
- 6512 Views
-
Last post by Magnusomalius
-
- 4 Replies
- 972 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 13 Replies
- 2020 Views
-
Last post by bumps
-
- 2 Replies
- 651 Views
-
Last post by Somali2003
-
- 10 Replies
- 1552 Views
-
Last post by Hodan94
-
- 8 Replies
- 915 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 5 Replies
- 878 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 15 Replies
- 1976 Views
-
Last post by Ismail87