Page 2 of 2

Re: AN OTHER FASCINATING QUOTE FROM FAISAL ALI WARABE

Posted: Mon Jul 07, 2014 11:58 am
by theyuusuf143
hilaac isaaq dir waa waa kamid khaalid wuxu ka eegayaa dhanka abtirsiinta, laakiin qaabkaanu dir ku noqonay wuu ka duwanyahay sidaa. beelaha somalidu waa made up abtirsiibtan carab ku wada arooraysa waxba kama jiraan. isaaq daarood nimankaa lagu abtirsadoo dhan dadka ma wada dhalin ee way organize gareeyeen. aniguba hadaan tago ethiopia beel isaaq meel ka gasha oo xabashi ah si fudud baan u abuuri karaa anigoon cilmi weynba adeegsan.

carabtu yadaa ina bartay qabyaalada iyo diinta islaamka labadaba nimanka abtirsiinta inoo sameeyey waxay toos u dhaleen 1% kama aha somaalida, laakiin yaga magacoodaynu ku wada abtirsanay taaasoo toos inoogu xidhiidhinaysa isirkooda. xabaalaha aabayaasha carbeed ee soomalida oo dhan sanaag waa kuwa lagu sheego. DNA halaga qaado. waxan hubaa in xabaalahaas laftarkooda qaarkood aanay waxbaba ku aasnayn oo somalidu iskaga wada dayatay qolo hebelba aabaheed waa ka maydh ku aasane adna mid xiis ku aas oo tumbul u samee kkkkk.

Re: AN OTHER FASCINATING QUOTE FROM FAISAL ALI WARABE

Posted: Mon Jul 07, 2014 1:09 pm
by thegoodshepherd
theyuusuf143 wrote:hilaac isaaq dir waa waa kamid khaalid wuxu ka eegayaa dhanka abtirsiinta, laakiin qaabkaanu dir ku noqonay wuu ka duwanyahay sidaa. beelaha somalidu waa made up abtirsiibtan carab ku wada arooraysa waxba kama jiraan. isaaq daarood nimankaa lagu abtirsadoo dhan dadka ma wada dhalin ee way organize gareeyeen. aniguba hadaan tago ethiopia beel isaaq meel ka gasha oo xabashi ah si fudud baan u abuuri karaa anigoon cilmi weynba adeegsan.

carabtu yadaa ina bartay qabyaalada iyo diinta islaamka labadaba nimanka abtirsiinta inoo sameeyey waxay toos u dhaleen 1% kama aha somaalida, laakiin yaga magacoodaynu ku wada abtirsanay taaasoo toos inoogu xidhiidhinaysa isirkooda. xabaalaha aabayaasha carbeed ee soomalida oo dhan sanaag waa kuwa lagu sheego. DNA halaga qaado. waxan hubaa in xabaalahaas laftarkooda qaarkood aanay waxbaba ku aasnayn oo somalidu iskaga wada dayatay qolo hebelba aabaheed waa ka maydh ku aasane adna mid xiis ku aas oo tumbul u samee kkkkk.
That's funny because Darood is a much older clan than isaaq. We count 30 and more to darood while you count 22 to Isaaq. If anyone copied the other it is you who copied us Image

Re: AN OTHER FASCINATING QUOTE FROM FAISAL ALI WARABE

Posted: Mon Jul 07, 2014 1:39 pm
by theyuusuf143
the question is are you sure the man burried in haylaan is arab? if yes are you sure he is the biological father of all daarood? anigu kama hadlayo daarood keliya any qabiil balaadhan oo carab sheeganayoo dhan waa joke. how come nin ama niman keligood yimid waxaasoo dada u dhali karaan halkay kuwa ay dhulka ugu yimaadeen ay minoriry yihiin maanta. carabta sheekh isaaq iyo ina jeberti ma somaliday dhulka ugu yimaadeen bay ka ceeb dheeraayeen. aaway ragii dhulkay ugu yimaadeen? ????

Re: AN OTHER FASCINATING QUOTE FROM FAISAL ALI WARABE

Posted: Mon Jul 07, 2014 1:42 pm
by thegoodshepherd
theyuusuf143 wrote: aaway ragii dhulkay ugu yimaadeen? ????
Dhulka waxa lugu yimi Dir iyo qabilaha hada la yaso. Nasabka Darood is written in all ahlulbayt nasab books, but I don't know about isaaq.

Re: AN OTHER FASCINATING QUOTE FROM FAISAL ALI WARABE

Posted: Mon Jul 07, 2014 3:04 pm
by theyuusuf143
ah come on man, waxaas yaan lagugu brainwash garayn. somalidu abidkeed dhulka yagaa degenaa nasabkaad sheegaysaa waa ka ninka carbeed qoladuu ka yimi, keena maaha laakin nasabka soomaalidu kumanaan sano hortii buu jiray. jaahilninadaa inoo qurxisay carabaanu ka nimi yagoo dadkeenii hore iyo kuwa hada badidooduba moodaya in qolada nebi maxamed oo la sheegto ilaahay loogu dhawaanayo kkkkkkkk. ama derejo saro lagu gaadhayo abtirisiinra somalida inta danbe uunbaa saxa laakiin marka kor loosii kacaba beenbay gashaa. DNA halaga qaado nimanka sanaag ku aasan oo dhan.

Re: AN OTHER FASCINATING QUOTE FROM FAISAL ALI WARABE

Posted: Tue Jul 08, 2014 8:13 pm
by saacJabshee
theyuusuf143 wrote:the question is are you sure the man burried in haylaan is arab? if yes are you sure he is the biological father of all daarood? anigu kama hadlayo daarood keliya any qabiil balaadhan oo carab sheeganayoo dhan waa joke. how come nin ama niman keligood yimid waxaasoo dada u dhali karaan halkay kuwa ay dhulka ugu yimaadeen ay minoriry yihiin maanta. carabta sheekh isaaq iyo ina jeberti ma somaliday dhulka ugu yimaadeen bay ka ceeb dheeraayeen. aaway ragii dhulkay ugu yimaadeen? ????
:up:

I always wondered how this theory can be true. I asked one of my elders and his was so adamant that some arab came into an already populated region of somalia and today he has more decendants than anyone else. I dont believe this theory

Re: AN OTHER FASCINATING QUOTE FROM FAISAL ALI WARABE

Posted: Wed Jul 09, 2014 12:31 am
by BlackRain
Nobody takes this guys serious. He's that sick in the head. Ilaahay ha caafiyo