Laakiin mid baan ka iloobay xoogsade , difaaca inta leeg waa maxay niyoo. Kaam mareexan ayuu " Maxamed siyaad " jailka ku tuuray oo ku khaayisay ? Adeerkay waxba laga ma sheegi karo , dee hadal ma 'aha niyoow , ma anaga ku qasabnay jagada madaxweynanimada?
PS: I just felt I l was way too nice here , so I had to come back in true iidoor fashion

Maxaad tidhi , gabdho ma joogan halkan ?
War we have quality here not quantity

{ abo, waa lay fiirinooya nooh, so I gotta watch what I'm saying

}