Page 2 of 2

Posted: Mon Oct 24, 2005 4:23 pm
by xoogSADE14
ina baxar

allaha u naxariistee (oops another mareexaan stereotype Laughing ) darajodiisa ciidan waa miduu gaaray before any OTHER SOMALI DID. marka kawaran bal hadaad dhakhtar intaa wax soo baranaayay aad ugu wacdid 'kalkaaliye' Confused qiiqi buu kugu sii deeyn soo ma'aha and the same thing here Laughing abti darajaduu ka gaaray ciidanka ingriiska hadda ma hayo laakinse waxaan u maleeyn in uu 'tinite' or Lt. gaaray.

remember the late great generel Razz served in both the british and then the italian armies or it might've been vice versa Wink

Posted: Mon Oct 24, 2005 4:43 pm
by Ina Baxar
Waryee xoogsade , dee abti bahasha soo kala shaandhe niyoow Laughing
War rifleman buu ka aha ciidamada ingiriiska , markasuu galay kuwa talnyaaniga . Anyways , nin madow oo officer ku gaadha ciidanka waddanka guumeysta , maba jirin .

Posted: Mon Oct 24, 2005 4:45 pm
by xoogSADE14
ina baxar

all i know is horteeyda magacaas maad ugu wici kartid Smile

Posted: Mon Oct 24, 2005 4:49 pm
by Ina Baxar
You' ve got yourself a deal chief. Laughing

Posted: Mon Oct 24, 2005 4:54 pm
by xoogSADE14
i knew a wise man like yourself would understand Smile

ina baxar war horta waxaan ku weeydiiyay meeshaad joogtid halbo soomaliyeed ma joogaan Confused

Posted: Mon Oct 24, 2005 4:55 pm
by Ina Baxar
Laakiin mid baan ka iloobay xoogsade , difaaca inta leeg waa maxay niyoo. Kaam mareexan ayuu " Maxamed siyaad " jailka ku tuuray oo ku khaayisay ? Adeerkay waxba laga ma sheegi karo , dee hadal ma 'aha niyoow , ma anaga ku qasabnay jagada madaxweynanimada?
PS: I just felt I l was way too nice here , so I had to come back in true iidoor fashion Laughing
Maxaad tidhi , gabdho ma joogan halkan ?
War we have quality here not quantity Laughing { abo, waa lay fiirinooya nooh, so I gotta watch what I'm saying Laughing }

Posted: Mon Oct 24, 2005 7:23 pm
by xoogSADE14
ina baxar

that was the worst qaldaan comeback i've ever seen Laughing Laughing

teeda kale haa intaan joogo Maj. Gen. Pres. M.S. BARRE waxba lagama sheegi karo Very Happy sxb ma meel gacan ku dhiiglayaal eey madaxweeyne iyo wasiiro ka yihiin baa aabe Siyaad looga hadli karaa Confused sxb somalida runta ma ogola. aniga qofkii si CIVILIZED ah raba inuu igula doodo wax qabadkii iyo wax qabad la'aantii Jananka diyaar baan u ahay, laakinse inta nin kasta uu qab qab layaashii kabaha odayga u tirtire jiray faaninaayo waan diiday in the last president of the republic of somalia looga hadlo, laguna caayo Arrow

and one more thing, weligaa intaad nooshahay af koonfureed dambe ha'isku deyin sxb, cause that sounded weird as hell Laughing

Posted: Mon Oct 24, 2005 7:49 pm
by qudhac-m
Xoogsade
Futo Dalqa wayne born and died SO WHATS YOUR POINT?

Posted: Mon Oct 24, 2005 7:51 pm
by xoogSADE14
^^ dude his name was riyaale kaahin and he still your president Laughing Laughing

meequu cidiina koronta kuxiray wiilwaalka gudabiirsay Laughing Laughing