[quote="AbdiWahab252"]Dhuusa... He is the Somali Chief of Police.
Viva AW's Uncle[/quote]
did u give him the chief of police post or is it hawiye-mooryaan-digsy dameer-lookin-for-confidence-buildin
anyway the chief of police is ryt now at interpol international police a place an illiterate mooryaan will prolly never be invited to
Lyon: Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliyeed Gen. Cali M Xasan oo Booqday Hay'adda Interpol ee dalka France
- Thursday, October 27, 2005 at 15:28
Lyon: Gen. Cali M Xasan Looyan (Cali Madoobe), Taliyaha Federaalka Booliska ee dowladda ku meel gaarka ah ayaa soo gabagabeeyey safar booqasho ah oo u ku tagay xarunta hayada booliska caalimiga Interpol ee ku taal magaalada
Lyon ee dalka Fransiiska bishan oktober 23-24keedii.
Gen. Looyaan ayaa safarkiisa uu ka dambeeyey kadib markii ay casuumad u fidisay hayada booliska caalimiga ee Interpol oo fadhigeedu yahay magaalada Lyon. Gen.Looyaan ayaa waxaa kulamo kala duwan la yeeshay xoghayaha guud ee Interpol, Mr. Robert K. Noble iyo ku xigeenadiisa ayaga oo arrimahii ay ka wado hadleen oo dhami ay isku afgarteen.
Taliyaha Federalka Booliska ee dowladda ku meel gaarka ah, Gen.Looyaan ayaa waxaa kale uu kalamo kala duwan uu la yeeshay madaxa guddiga fulinta(Executive Committee), Mr.Jackie Selebi iyo xubno kale oo ka tirsan hogaanada Interpolka. Hayada Interpol ayaa sheegtay inay booliska soomaliya ka caawini doonto xagga dembi baarista, isgaasiinta iyo tabarro u fudinta doonto saraakiisha Booliska Soomaliya.
Dalka soomaliya ayaa ka mid ah wadamo dhan 184 dowladood oo xubin ka ah hayada booliska caalimiga ah ee Interpol oo ay xubin buuxda ka aheyd ilaa iyo markii ay dalka soomaliya uu qaatay calanka.
Maxamed Cabdullahi
France