Af qalaad aqoon miyaa?

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Af qalaad aqoon miyaa?

Post by theyuusuf143 »

Nice topic jaalle, if I go back to my my little degmo I would say. Markii aan indha indheeyey Magaaladeenu two things bay u baahantahay in la develop gareeyo systemka biyaha oo dhowr water points oo extra ah center ka magaalada la keeno si aynu u save garayno kharashka inagaga baxa transport ga. Communication ku waa perfect alxamdu lilaah but waa in la keeno Engine functioning ah oo leh capacity ga electricity day and night la isticamaali karo. War saw sidaa ma yeelno ? Waar muxuu yidhi xandulaw? Haa haa adeer insha allah.
User avatar
anzeloti
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3246
Joined: Sat Jul 20, 2013 1:23 pm
Location: Lagu xanto lagu xasuusto aa ka horeyso

Re: Af qalaad aqoon miyaa?

Post by anzeloti »

BaastoUnit wrote:Agendaha meetingka barlamaanka wuxu aha transportationka dhinaca logisticska resourceskiga ama stakeholderiska caloosha weyn.#sand kneegrow politicians who somalise english word to sound smart.
:russ: :deadrose: :deadrose:
Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7334
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: Af qalaad aqoon miyaa?

Post by Lamagoodle »

theyuusuf143 wrote:Nice topic jaalle, if I go back to my my little degmo I would say. Markii aan indha indheeyey Magaaladeenu two things bay u baahantahay in la develop gareeyo systemka biyaha oo dhowr water points oo extra ah center ka magaalada la keeno si aynu u save garayno kharashka inagaga baxa transport ga. Communication ku waa perfect alxamdu lilaah but waa in la keeno Engine functioning ah oo leh capacity ga electricity day and night la isticamaali karo. War saw sidaa ma yeelno ? Waar muxuu yidhi xandulaw? Haa haa adeer insha allah.
:dead:

War ninyahoow aqoonyahan dayuusbara baad tahay. Xildhibaan mooshin keena waa inaad noqotaa.
Tuushi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8716
Joined: Sun Apr 15, 2012 8:58 am

Re: Af qalaad aqoon miyaa?

Post by Tuushi »

I want to defend people who say numbers in English but i have nothing.
YummyMummy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6441
Joined: Thu Feb 27, 2014 5:12 pm
Location: You're always there & I'm always elsewhere

Re: Af qalaad aqoon miyaa?

Post by YummyMummy »

^ the day I found out there was "zero" in Somali (used to say "siiroo" before & it worked :lol: ) and it was called EBERRR EBERRR EBERRR :lol:
Them adverts did me good :clap:
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Af qalaad aqoon miyaa?

Post by theyuusuf143 »

Do you know

Raashin= ration oo ka timi ration kuu ingiriisku siin jiray askartiisa british Somaliland .
Bilaydh= plate xiligii ingiriiska awaawyaasheen inta badan waxay isku guuto iyo camp ahaayeen eeshiyaanka siiba hindida waa sababta aynu kelmado badan oo english ah ugu dhawaaqno sida hindida example AYDH SHAADH, DHID. waxaynu sidoo kale isticmalnaa kelmado hindi ah sida SEEDI,GAADHI,BADHASAAB iwm.

Jirikaan= jerry cans waa weel laba dhegood oo lala ordi karo leh oo dagaalkii labaad ee aduunka biyaha iyo shidaalka lagu shuban jiray. Berigaas baynu afsomaaliyeynay
Sariibad= Zareba afsomali waa degel oo kale ama tuulo, goob leh dhisme laga adeegan karo ok baadiye ku dhex taal. Waa kelmad ingiriisku inooga soo waariday Sudan.
Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7334
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: Af qalaad aqoon miyaa?

Post by Lamagoodle »

theyuusuf143 wrote:Do you know

Raashin= ration oo ka timi ration kuu ingiriisku siin jiray askartiisa british Somaliland .
Bilaydh= plate xiligii ingiriiska awaawyaasheen inta badan waxay isku guuto iyo camp ahaayeen eeshiyaanka siiba hindida waa sababta aynu kelmado badan oo english ah ugu dhawaaqno sida hindida example AYDH SHAADH, DHID. waxaynu sidoo kale isticmalnaa kelmado hindi ah sida SEEDI,GAADHI,BADHASAAB iwm.

Jirikaan= jerry cans waa weel laba dhegood oo lala ordi karo leh oo dagaalkii labaad ee aduunka biyaha iyo shidaalka lagu shuban jiray. Berigaas baynu afsomaaliyeynay
Sariibad= Zareba afsomali waa degel oo kale ama tuulo, goob leh dhisme laga adeegan karo ok baadiye ku dhex taal. Waa kelmad ingiriisku inooga soo waariday Sudan.
The usage of borrowed/loaned words is common in every language. iAlmost all words concerning technology, commerce and medicine are borrowed from other languages..

What we are talking about is different.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Af qalaad aqoon miyaa?

Post by theyuusuf143 »

Yes jaale but there is link between how the dayuusbaro and the so called intelectuals speak and the number of words we borrow from other languages. For example most somali normal people didnt know whats MOOSHIN , AGENDA INTERNATIONAL COMMUNITY before 1991. the popular use of those wo words started in early 90s and increased during the TFG years. In fact the first two are already somalized.
Lamagoodle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7334
Joined: Sun Sep 25, 2011 11:20 pm

Re: Af qalaad aqoon miyaa?

Post by Lamagoodle »

theyuusuf143 wrote:Yes jaale but there is link between how the dayuusbaro and the so called intelectuals speak and the number of words we borrow from other languages. For example most somali normal people didnt know whats MOOSHIN , AGENDA INTERNATIONAL COMMUNITY before 1991. the popular use of those wo words started in early 90s and increased during the TFG years. In fact the first two are already somalized.
There were somali words for all of the above;

Motion= aara
Agenda = qodobada
International community = bulshada adduunka

Have you watched somali TVs? did you watch the video posted by LJ from Burco? Not able to say your phone number is not the same as using borrowed words, saaxib.
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12577
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Af qalaad aqoon miyaa?

Post by XimanJaale »

The biggest perpetrators are Northern Somalis that worship anything foreign related from the English language all the way to the Arabic language.

But I agree, throwing in foreign words in a Somali conversation is deemed as 'reer magaalnimo' or intellectualism. Is it a bad thing? Yes if you can't master your own mother tongue how can you master other languages?
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Af qalaad aqoon miyaa?

Post by theyuusuf143 »

Excuse my poor english maqalka kelmadaha sidan wax u waday si qumaati caksigeeda ahbaad ii fahantay. Ujeedkaygu wuxu yahay isticmaalka Agenda,motion iyo international community wuu yaraa kahor burburka dawladii afweyne allah ya uma arxamaw ma raaximiin ! . Imikase maalin walba waa la isticmaalaa soomaaliduna aadbay u fahantaa labada hore dabaqad kasta oo ay tahay.

Aaraa aadba looma yaalaa isticmaalo .
"Qodobada agendaha" waa lays raaciyaa inta badan. Taasoo muujinaysa in isticmaalka Agenda aad u xoogastay.

International community waxay ku caantahay Bulshada caalamka not aduunka, sidaas oo ay tahay yadoo aynu leenahay turjumaad u dhiganta hadana dadka wax bartay sidayda, kuwa tadhahay sidadaada iyo inta qurbaha kunool sideenu waxay aad u isticmaalaan Internetional community, oo weliba Qolyaha qaar isxariifis ku dallacaan innernational innernaashnaal waaw !
User avatar
PrinceDaadi
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2442
Joined: Sun Jul 10, 2011 5:32 pm
Location: Daadi Island

Re: Af qalaad aqoon miyaa?

Post by PrinceDaadi »

Lam: waa arin muhiim ah in aad maanta maqaalkaan soo gudbisay laakin sow kuma habooneyn in aad maqaalkaan af Soomaali kusoo gudbiso.

marka aan usoo laabto dulucda maqaalkaan uu walaalkeen soo gudbiyay, aad ayay muhiim u tahay in bulsho waliba ilaaliso wax yaalaha asaasiga u ah jiritaankeeda oo ey u horeyso afka ey bulshadaas ku hadasho.

waa wax laga xumaado oo calool xumo ah marka aad aragto qoraa Soomaali ah oo maqaal soo qoray oo la hadlaa dadka Soomaalida oo English ku qoray, waxaan is weydiiyaa fariinta cida uu u diraa ma u cadahay?
User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8485
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Re: Af qalaad aqoon miyaa?

Post by LeJusticier »

WARYAA ILAAHAY YAQAAN? Image
User avatar
HooBariiska
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'

Re: Af qalaad aqoon miyaa?

Post by HooBariiska »

Good topic. Rip AF soomaaligii
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12577
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Af qalaad aqoon miyaa?

Post by XimanJaale »

PrinceDaadi wrote:Lam: waa arin muhiim ah in aad maanta maqaalkaan soo gudbisay laakin sow kuma habooneyn in aad maqaalkaan af Soomaali kusoo gudbiso.

marka aan usoo laabto dulucda maqaalkaan uu walaalkeen soo gudbiyay, aad ayay muhiim u tahay in bulsho waliba ilaaliso wax yaalaha asaasiga u ah jiritaankeeda oo ey u horeyso afka ey bulshadaas ku hadasho.

waa wax laga xumaado oo calool xumo ah marka aad aragto qoraa Soomaali ah oo maqaal soo qoray oo la hadlaa dadka Soomaalida oo English ku qoray, waxaan is weydiiyaa fariinta cida uu u diraa ma u cadahay?
Horta Somalida ku qoray dibadaha ayaga lama yaabayi, ileen waxay joogan dalal oo aan aaf-somaliga laga hadlin ama laga baranin. Muhiimada waxay tahay, dadka sii 'qas' (purpose) ah aaf qalaad istimaaclo markay aaf-soomali ku hadlan,
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”