Radio Hargeisa closed because they played Song that belongs
Moderator: Moderators
Re: Radio Hargeisa closed because they played Song that belo
hohob= miro la cuno
surin= wado yar
jeex= means clearing..afsomali ma ku fasiri kari
bariiqo= waa eray igu cusub lakin waxaan umalayn in aad ka wadid kufid
surin= wado yar
jeex= means clearing..afsomali ma ku fasiri kari
bariiqo= waa eray igu cusub lakin waxaan umalayn in aad ka wadid kufid
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1408
- Joined: Sat Mar 15, 2014 11:22 pm
Re: Radio Hargeisa closed because they played Song that belo
hohob ha i waydiinine adigu Gocoso iyo quule mataqaan? waxaad i waydiineysaa waa wax waxaasi la mid ah.theyuusuf143 wrote:Libaax hadaad leedihiin bal caruurtiisa yar yar afwalaweyn ku sheeg ? kkkk. Aar waanad garanayne waxa la yidhaahdaa libaaxa labkiisa dhedigiisuna magac kaluu leeyahay. Waad iska sidataa bahalka aniga awaawgay oo hohob cunaya ayaa libaax surin jeex ku yaal kaga soo baxay naxdintii buu awaawgaw taqsiin hohoba ku tufay, libaaxii oo isna ka naxay kedisadan iyo yaabkan haleelay ayaa intu bahal barriiqo ah iskala jeediyey mus isku qaaday. Xitaa afsomaligan aan qorayo ayaanad garanayn
Key words:
Hohob= ?
Surin= ?
Jeex= ?
Bariiqo ?
Adeer af-soomaliga saxdaa baro anagaa ku barnay ee na dhagayso oo maqal.
Libaaxa raga ama lab ka ahi waxaa la yiraah Libaax, Miciyo Dhuuryo, Baabule, iyo magacyo kale oo badan oo laga is ticmaalo hadba deegaanka aad joogto ama wajeer ha ahaado aha mudug. Waqooyi waxay Libaaxa ragaa ama Lab ka ah ugu yeeraan AAR ee caruurta AAR lama yiraa ee baro afkaagaa.
afka aad is ticmaashaan waqooyi intiisa badan waa Carabi la Soomaaliyeeyey ama Soomaali sax ah oo dhankale loo rogay.
bal arag waxa ay ku lee yihiin shuuriyad? shuuriyad waa maxay? waxa ay kaloo ku leeyihiin " Shaciirad" shaciirad ma af-soomaali baa? ma carabi ayaa soomali ah? Xamaam bay ku leeyihiin, waa maxay xamaam.
- Lancer
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2374
- Joined: Fri Dec 05, 2014 5:32 pm
- Location: Holy Britannian Empire
Re: Radio Hargeisa closed because they played Song that belo
LeJusticier wrote:![]()
![]()
![]()
Heesihii walaweyn baa uga urtay

- LeJusticier
- SomaliNet Super
- Posts: 8463
- Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
- Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka
Re: Radio Hargeisa closed because they played Song that belo
Sxb. I didn't express my opinion. I just laughed cuz I know the hardcore mindset.libaaxyare wrote:adeer haduu taa wanlawayn uga uray mey joojiyaan Heesaha aad ku raxaysataan oo uu radio hargeysa laga tanbiyo maalinwaliba oo gidigood ay leedahay wanlawayn ama hadaan hoos u sii dago beesha hawiye?LeJusticier wrote:![]()
![]()
![]()
Heesihii walaweyn baa uga urtay
maalin walba ayey waxay radio hargeysa ka tabiyaan heesaha sida Daalo HIBO NUURA, iyo Wegereey waa layaab SHANKAROON , Kala leexanmayne SAHRA iyo CabdinaasirMacalin , Arooskeenii CABDINAASIR ito SAHRA AXMED, Dhulkoo liqay xareedii SAHRA iyo CabdinaasirMacalin, Sidaa maysku qabnaa MAGOOL iyo Kuluciyo boqolaalo kaloo badan, oo dhamaan ah maskaxdii iyo erayadii abwaaniinta hawiye oo aad ku raaxaysataan maalin walba radio hargeysa. kuwaana joojiya.
Re: Radio Hargeisa closed because they played Song that belo
iidoors are going beyond logic, these motha ******* need help.
I am speechless.

I am speechless.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Radio Hargeisa closed because they played Song that belo
Its reported that Somaliland police shot a guy waving blue dirac painted with white star in borama. in fact waving blue thing is very very risk in lasanod its a sign of revolution and the police may shoot you in the spot. If you wave blue thing in hargeisa you wont get shot immidiately but you will be referred to Psychiatric evaluation !Warsheekh wrote:kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk. Soon we will hear, somaliland government bans the blue colour because waa astaantii calanka somaliyeed.wey duushay iga walle bille
![]()
Re: Radio Hargeisa closed because they played Song that belo
Wait, so I can't wear my gang colors? I rep for the cribs sxb. 

-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Radio Hargeisa closed because they played Song that belo
Somalia flag map and its associates are prohibited in Somaliland, its not about the color its about the design and decoration of the blue thing you are wearing and the reason you did it. If I give you one example lasanod university (nugal university) had blue colored logo because the university was estabilished years ago before Somaliland fully took control of the city. After they take took over the town our goverment changed the blue colored logo to a green !GAMER wrote:Wait, so I can't wear my gang colors? I rep for the cribs sxb.
Here is the current logo

The old logo

Re: Radio Hargeisa closed because they played Song that belo
Walee waxa rabtan iyo waxa idiin fiican ama idiin xun ma kala taqanan
Somali Diidow Silic u Dhimo one day you would regret what you are doing now
Booran Hadimo ha Qodin , Hadad Qodana ha dheerayn ku dhici doontaana ma ogide
Qabiil qaran raadinaya oo qabiiladii Somaliya raba inuu ka go'o IsaaqLand.

- STARKAST
- SomaliNet Super
- Posts: 5153
- Joined: Mon Aug 03, 2009 11:07 am
- Location: Bale mountains, Somali Galbeed
Re: Radio Hargeisa closed because they played Song that belo
http://www.nugaaluniversity.com/indexa1 ... 83&lang=en
theyuusuf143, explain. btw son, dhulos are one of if not the most qabliste clan in somalia and you and your kind are the only fools to think otherwise. ignorance is bliss
theyuusuf143, explain. btw son, dhulos are one of if not the most qabliste clan in somalia and you and your kind are the only fools to think otherwise. ignorance is bliss

-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Radio Hargeisa closed because they played Song that belo
bal si fiican u akhri waxan ku idhi lool. AAR in libaaxa lab la yidhaahdo waanba kuu sheegee adiga waxan ku waydiiyey bahalka caruurtiisa magac ku sheeg ?libaaxyare wrote:hohob ha i waydiinine adigu Gocoso iyo quule mataqaan? waxaad i waydiineysaa waa wax waxaasi la mid ah.theyuusuf143 wrote:Libaax hadaad leedihiin bal caruurtiisa yar yar afwalaweyn ku sheeg ? kkkk. Aar waanad garanayne waxa la yidhaahdaa libaaxa labkiisa dhedigiisuna magac kaluu leeyahay. Waad iska sidataa bahalka aniga awaawgay oo hohob cunaya ayaa libaax surin jeex ku yaal kaga soo baxay naxdintii buu awaawgaw taqsiin hohoba ku tufay, libaaxii oo isna ka naxay kedisadan iyo yaabkan haleelay ayaa intu bahal barriiqo ah iskala jeediyey mus isku qaaday. Xitaa afsomaligan aan qorayo ayaanad garanayn
Key words:
Hohob= ?
Surin= ?
Jeex= ?
Bariiqo ?
Adeer af-soomaliga saxdaa baro anagaa ku barnay ee na dhagayso oo maqal.
Libaaxa raga ama lab ka ahi waxaa la yiraah Libaax, Miciyo Dhuuryo, Baabule, iyo magacyo kale oo badan oo laga is ticmaalo hadba deegaanka aad joogto ama wajeer ha ahaado aha mudug. Waqooyi waxay Libaaxa ragaa ama Lab ka ah ugu yeeraan AAR ee caruurta AAR lama yiraa ee baro afkaagaa.
afka aad is ticmaashaan waqooyi intiisa badan waa Carabi la Soomaaliyeeyey ama Soomaali sax ah oo dhankale loo rogay.
bal arag waxa ay ku lee yihiin shuuriyad? shuuriyad waa maxay? waxa ay kaloo ku leeyihiin " Shaciirad" shaciirad ma af-soomaali baa? ma carabi ayaa soomali ah? Xamaam bay ku leeyihiin, waa maxay xamaam.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Radio Hargeisa closed because they played Song that belo
did I say dhulos qabilists maaha ? Mida kale do you think I care. Your comment did not make any sense sxb . Anagiibaa habarjeclo oo calankakeedii wadata shafka ku sidana markaasaad nooga sheekaynaysaa qabyaalada dhuloos who phuking cares. Wuxu niicsanaa ma dhabayacaa lool .STARKAST wrote:http://www.nugaaluniversity.com/indexa1 ... 83&lang=en
theyuusuf143, explain. btw son, dhulos are one of if not the most qabliste clan in somalia and you and your kind are the only fools to think otherwise. ignorance is bliss
- STARKAST
- SomaliNet Super
- Posts: 5153
- Joined: Mon Aug 03, 2009 11:07 am
- Location: Bale mountains, Somali Galbeed
Re: Radio Hargeisa closed because they played Song that belo
Yeah i'd be mad too, check mate - peasant since 1884 

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 1193 Views
-
Last post by JSL3000
-
- 1 Replies
- 296 Views
-
Last post by original dervish
-
- 29 Replies
- 2546 Views
-
Last post by Cherine
-
- 0 Replies
- 469 Views
-
Last post by MenaceToSociety
-
- 1 Replies
- 682 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 0 Replies
- 330 Views
-
Last post by Xingalol
-
- 6 Replies
- 1043 Views
-
Last post by ramzy2277
-
- 3 Replies
- 686 Views
-
Last post by mahoka
-
- 0 Replies
- 1778 Views
-
Last post by Sakhraan