Update on Burco - Ceerigaabo road

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
samatar133
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2342
Joined: Fri Jun 18, 2010 9:11 am

Re: Update on Burco - Ceerigaabo road

Post by samatar133 »

^

Howshuba imikay bilow tahaye how can you be sure that I am wrong :snoop:
Let us wait and see if they can complete this project in the first place.

Marka laga yimaado farsamada iyo aqoonta laami-dhisid ee mashruucani u baahan yahay, taas oo aan aad uga shaki qabo in Somaliland leedahay, kharashka iyo dhaqaalaha ay howshan dhamaystirkeedu u baahan tahay, iyo waxa ilaa hada layahaa aad ayay u kala fogyihiin.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Update on Burco - Ceerigaabo road

Post by theyuusuf143 »

Sida wasiirku inoo sheegayo durba 70 km ayaa dhamaaday oo daamurka uun la,saarayaa waxa kale oo inoo yaal daamur dhamaystiri kara 160 km. hadii aynu 150 km dhamaystirno dabayaaqada sanadkan inta yar ee hadhayna 1 ama 2 sano inagu qaadan mayso. qaadhaanka hala bixiyo ceerigaabo waxay u baahantahay hadal yar hawl badan iyo gacan hodan ah oo waxtrt bixinisaysa.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”