Xaliye123

MarsinQorahay
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3328
Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
Location: Hawd bartu geela ka daaqo.

Re: Xaliye123

Post by MarsinQorahay »

maxaan waadna? soow adigii hada langaab nagu sheegayey ma ahan?

haa waryahe ileen reer dalal bay ahaayeen, ayaa laftirkooda waa qola aad hadalka u badiya lakiin dagaalka aad ugu liita.

ninka kali ah ee reer isaaq ka muuqda waa admiraalka ee ma cid kale ba jirta? reer cali yusuf laba nin ba ka muuqda, waa kuxigeenka taliyaha ONLF iyo Cabdi Iley, waakan oo aad langaab igu sheegaysay bal ii sheeg reer isaaq, maxay yihiin ninyahow?
xaliye123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1133
Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
Location: Maxaa iga galay nin geel badan.

Re: Xaliye123

Post by xaliye123 »

Koley sidaad samayseen maanan sameyeen annagu.

Walaahi xitaa cawlyahankii ciidanka ku jiray baa yaabay oo yidhi "war miyaydaan isla dhalan maxaad dadka sidaan ugu galaysaan"

Lakin waa wax idiin qoran maalin kale umbaynu ka xisaabtamaynaa, dariskii oo dhanna waad isku dirtay e tolow yaad magan u noqonaysaan Warfaa, Abrahiin iyo Ugaas Kooshinba waad gubtee xageed gali weeye sheekadu.
MarsinQorahay
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3328
Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
Location: Hawd bartu geela ka daaqo.

Re: Xaliye123

Post by MarsinQorahay »

:lol: waan cabsanaya tolow maxaan sameeya

xaliye, waad asaaqsaqday ee orod injirta iska hagaashi.

cawlyahan waligood way ogaayen inay reer isaaq qasaaro u kordhinayo ogadeen ee, ciidanka jess iyo ONLF'na kuma jiraan ee wax kale miyaad haysa?
xaliye123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1133
Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
Location: Maxaa iga galay nin geel badan.

Re: Xaliye123

Post by xaliye123 »

Waxba ha cabsan inader hadaanu dagaal maagno dumarka, caruurta iyo dadka aan dagaalka galayn ma xasuuqno sida inan gumeedad aad ka dhalatay oo kale, e si sharafle baanu ula dagaalanaa wixii dagaalka u diyaara.
MarsinQorahay
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3328
Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
Location: Hawd bartu geela ka daaqo.

Re: Xaliye123

Post by MarsinQorahay »

waligaa iyo alahaa reer cali yusuf baad hoos fadhinii, anaa hada sidaas ku dhahay.
xaliye123
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1133
Joined: Thu Nov 01, 2012 6:25 pm
Location: Maxaa iga galay nin geel badan.

Re: Xaliye123

Post by xaliye123 »

Cali yuusuf baan ahay
Ciirtaan dhamaa
Caadaan ka imid.

Haye ku dar, hesihii aad qaadi jirteen.
MarsinQorahay
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3328
Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
Location: Hawd bartu geela ka daaqo.

Re: Xaliye123

Post by MarsinQorahay »

Injirle reer isaaq oo jahiil ah baa ila doodaya
MarsinQorahay
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3328
Joined: Tue Oct 30, 2012 8:34 am
Location: Hawd bartu geela ka daaqo.

Re: Xaliye123

Post by MarsinQorahay »

Maxaad la qarsanaysay inaad reer isaaq ahayd? Ma ceeb ba?
User avatar
Talo alle udaa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2739
Joined: Thu Apr 16, 2009 4:03 pm
Location: Evaluating the African mind

Re: Xaliye123

Post by Talo alle udaa »

War dad ku wa wada family ee isku xishooda. Mida kale dadka Liyuugu laayaan qabil ma dilin ee xabashi baa dishay.

Axmaqana waa kii dadkiisa gaal Amarki ku laynaya.
Post Reply

Return to “Ogaden - General Discussions”