Page 2 of 3

Re: whats the story behind the killing of the businessman Gacmo-dhere AUN

Posted: Wed Mar 25, 2015 5:38 am
by SayyidUmar
kaliil wrote:
Khalid Ali wrote:What is the motive if the SL government wanted him dead whats the issue gacmaheere iyo dahabshil ba bloodh isku qabsaday?

Allah ha unaxaristo gacmahdhere
kitchen cabinet beryahanba mudo kordhin ayay raadinayeen wax walbana hore way u sameeyeen waxay isku dayeen inay beelaha somaliland isku dayaan laakiin waa la fahmay oo siday rabeen waa laga yeeli waayay.waxay ugu talogaleen marka ninkan la dilo inay HY iyana nin gacmadheere u qalma oo arab ah dilaan kadibna dagaal weyni ka dhex qarxo labada beelood sidaana mudo kordhintay rabeen loogu saxeexo iyagoo eeda dibudhaca doorashada iska fogaynaya.
askari arapka waxa lagu balan qaday oo la siiyay labaatan kun oo dollar iyo inaan la dilay.

Re: whats the story behind the killing of the businessman Gacmo-dhere AUN

Posted: Wed Mar 25, 2015 5:54 am
by SayyidUmar
gulaid111 wrote:Gacmo dheere wuxu ahaa nin Gumbur ah oo Habar Yonis ah, ninkii dilayna wuxuu ahaa Arab. Dilkiisu wuxuu ahaa shirqool laga baarandagey waayo markii hore meshu stop may ahayn, Suldan Xirsi Qani wuxuu waxad Ku galay haddi ninkii askariga ahaa la dili waayo sida ugu dhakhsaha badan in Qalalaaso dhici doono.
shirqoolkaan waxa lagu jeeda 1.dagaal beeleed inuu ka dhex qarxo arap iyo hy. 2. inaan doorashada dhicin iyo mudo kordhin la sameeyo.

Re: whats the story behind the killing of the businessman Gacmo-dhere AUN

Posted: Wed Mar 25, 2015 7:11 am
by kaliil
SayyidUmar wrote:
kaliil wrote:
Khalid Ali wrote:What is the motive if the SL government wanted him dead whats the issue gacmaheere iyo dahabshil ba bloodh isku qabsaday?

Allah ha unaxaristo gacmahdhere
kitchen cabinet beryahanba mudo kordhin ayay raadinayeen wax walbana hore way u sameeyeen waxay isku dayeen inay beelaha somaliland isku dayaan laakiin waa la fahmay oo siday rabeen waa laga yeeli waayay.waxay ugu talogaleen marka ninkan la dilo inay HY iyana nin gacmadheere u qalma oo arab ah dilaan kadibna dagaal weyni ka dhex qarxo labada beelood sidaana mudo kordhintay rabeen loogu saxeexo iyagoo eeda dibudhaca doorashada iska fogaynaya.
askari arapka waxa lagu balan qaday oo la siiyay labaatan kun oo dollar iyo inaan la dilay.
ina lacag lasoo siiyay waa la ogyahay laakiin la dilimaayo la yeelimaayo.gacmodheere millionaire ayuu ahaa oo reerkooda xoolihiisa ayaa ku filan oo mag lasoo hadalqaadimaayo. waa dhaqan cusub oo inagusoo kordhay oo waxay noqonaysaa ina ganacsatada iyo siyaasiyiinta la ugaadhsado haddii ninkan hore loo diliwaayo.kitchen cabinet beryahan waxay ku mashquulsanaayeen sidii dalka dagaal uga ridi lahaayeen. waadigii ogaa tiyaatarkii Hargeysa oo cumar caydiid dhistay oo u sharciyaysanyahay waakuwii calooshii u shaqayste isaxaaq ah ku yidhi wajahada hore ayaanu ku siinaynaa iyagoo raba inay Garxajis isku dhuftaan oo halkaa dagaal ka dhaco. odayaasha Isaxaaq iyo Habar Yoonista kaleba filimka way fahmeen oo ninku wuu khaldanyahay oo cid la safanaysaa ma jirto ayay yidhaahdeen. sidee baa guri nin kale qayb ka mida loo yidhaahdaa qof kale ayaa qayb laga siinayaa :lol: .

Re: whats the story behind the killing of the businessman Gacmo-dhere AUN

Posted: Wed Mar 25, 2015 7:46 am
by SayyidUmar
gacmadheere siyaaasi muu ahayn, laakin waxa ahaa tujaar xoolaha dhoofiya. muuqafka shirqoolkaan dilka ka dambayay waxa ahaa maxjar berbera oo u dhisanaya gacmadheere iyo 18toban tujaar oo ka soo jeeda lixda gobol ee dalka. waxana ka soo horjeeday niman ganacsade u qoto ku dhoonaya xoolo dhoofinta.

Re: whats the story behind the killing of the businessman Gacmo-dhere AUN

Posted: Wed Mar 25, 2015 8:50 am
by abdikarim86
So, we are to believe Kulmiye ordered the hit on this businessman?
Pull the other :arrow:

It seems some people are desperate for strife and the destabilisation of Somaliland :down:

Re: whats the story behind the killing of the businessman Gacmo-dhere AUN

Posted: Wed Mar 25, 2015 9:05 am
by LiquidHYDROGEN
Nimankan HY ee afka ka xumbeyneya, can I ask you guys one question? Where is the evidence for all of this conspiracy? I despise Siilanyo and his qudhmiye administration more than you. Lakiin you cannot claim everything is tribal and ferment unrest over a single crime. As far as we know, one man killed another. Everything else is pure speculation. Bring proof and evidence.

AUN ninkii geeryoodey.

Re: whats the story behind the killing of the businessman Gacmo-dhere AUN

Posted: Wed Mar 25, 2015 9:09 am
by dalmar4
AUN

Re: whats the story behind the killing of the businessman Gacmo-dhere AUN

Posted: Wed Mar 25, 2015 10:03 am
by LeJusticier
kaliil wrote:sida gulaid sheegay gacmodheere shirqool ayaa lagu dilay oo ninka dilay dawlada ayaa soo dirtay.munaafaqa siilaanyo iyo kooxdiisu aaskii waxay iska dhigayeen inay murugaysanyihiin oo reer somaliland u tacsiyadeynayaan laakiin ninka dilkiisa iyagaa ka danbeeyey.wuxu ahaa nin tujaarta waaweyne somaliland ka mida wuxuuna ka qaybqaatay nabadayntii somaliland.
typical Somali. Markiiba meel aan loo jeedin ayay xoqdaan.


Alaha yarxamuu raaximiin Marxuunka. Whoever did that need to be executed by firing squad.

Re: whats the story behind the killing of the businessman Gacmo-dhere AUN

Posted: Wed Mar 25, 2015 10:15 am
by Methylamine
AUN

There needs to be full investigation as to what had occurred, why it occurred, and how it occurred. Until then we cannot put blame on one another as this will create tension and perhaps retaliatory attacks. We all need to stay calm and vigilant :up:

Re: whats the story behind the killing of the businessman Gacmo-dhere AUN

Posted: Wed Mar 25, 2015 10:35 am
by SayyidUmar
LeJusticier wrote:
kaliil wrote:sida gulaid sheegay gacmodheere shirqool ayaa lagu dilay oo ninka dilay dawlada ayaa soo dirtay.munaafaqa siilaanyo iyo kooxdiisu aaskii waxay iska dhigayeen inay murugaysanyihiin oo reer somaliland u tacsiyadeynayaan laakiin ninka dilkiisa iyagaa ka danbeeyey.wuxu ahaa nin tujaarta waaweyne somaliland ka mida wuxuuna ka qaybqaatay nabadayntii somaliland.
typical Somali. Markiiba meel aan loo jeedin ayay xoqdaan.


Alaha yarxamuu raaximiin Marxuunka. Whoever did that need to be executed by firing squad.
dembiilaha waxu xidhna darayska dawlada somaliland iyo xukuumada.

Re: whats the story behind the killing of the businessman Gacmo-dhere AUN

Posted: Wed Mar 25, 2015 11:22 am
by ramzy2277
The whole thing is unfortunate accident due to lack of dicipline from all members of that police check point, they even didnt rescue the deceased while he was bleeding...SMH


Re: whats the story behind the killing of the businessman Gacmo-dhere AUN

Posted: Wed Mar 25, 2015 12:14 pm
by SahanGalbeed
abdikarim86 wrote:So, we are to believe Kulmiye ordered the hit on this businessman?
Pull the other :arrow:

It seems some people are desperate for strife and the destabilisation of Somaliland :down:
:lol:

These garxajis always fascinate me with their stories

Re: whats the story behind the killing of the businessman Gacmo-dhere AUN

Posted: Wed Mar 25, 2015 2:20 pm
by Djiboutian
Just wondering why someone uses few nicknames to post ?? :shock: :shock:

Re: whats the story behind the killing of the businessman Gacmo-dhere AUN

Posted: Wed Mar 25, 2015 5:14 pm
by Siciid85
First of all AUN ninka la dilay.

Secondly, the man who killed the guy was not representing Arap. He is a solely responsible. And whether to persecute him is not up to Habar yonis but only the family of the victim and Sl government.

Re: whats the story behind the killing of the businessman Gacmo-dhere AUN

Posted: Wed Mar 25, 2015 5:19 pm
by Siciid85
SahanGalbeed wrote:
abdikarim86 wrote:So, we are to believe Kulmiye ordered the hit on this businessman?
Pull the other :arrow:

It seems some people are desperate for strife and the destabilisation of Somaliland :down:
:lol:

These garxajis always fascinate me with their stories
Easy there sahan. Couple of guys on Snet don't stand in for Garxajis.