Page 2 of 3

Re: Reerka waa lasoo Salaamay

Posted: Tue Mar 31, 2015 5:11 am
by Stuckon21
Yummy lol cut it out

Gegiroor, you are being paranoid. Wax xun cidna kaman maqlin walaal.

Re: Reerka waa lasoo Salaamay

Posted: Tue Mar 31, 2015 9:51 am
by gegiroor
Stuckon21 wrote:Yummy lol cut it out

Gegiroor, you are being paranoid. Wax xun cidna kaman maqlin walaal.
But you came to me with a harsh tongue in the beginning, so I was not sure if it was an old style approach :) , or some other unexplained reason (grudge).

Btw, whatever understanding that you and I would have come down to won't do any good for me now because you live far away from me. I am in the States and you're in UK, so driving to you on the weekend is impossible. Too bad for you, you won't be able to meet with me. Good luck with your life and old style approach ;) :D
However, if it is possible you will be moving down here or visiting, just drop me a PM, and I will see what I can do! :)

Re: Reerka waa lasoo Salaamay

Posted: Tue Mar 31, 2015 9:57 am
by Stuckon21
^Are you having a laugh? LOL

Re: Reerka waa lasoo Salaamay

Posted: Tue Mar 31, 2015 11:21 pm
by Stuckon21
Cilaaj baad u baahan tahay.

What did I tell you about sending me those F'd up PMs? Wax yahow buka. :roll:

Re: Reerka waa lasoo Salaamay

Posted: Wed Apr 01, 2015 3:48 am
by gegiroor
:lol: :lol:

Re: Reerka waa lasoo Salaamay

Posted: Wed Apr 01, 2015 4:32 am
by Stuckon21
^Hadaa waalan tahay, aniga kaa walaan..wale waan ku gagabin Ina Jidhifow.

Re: Reerka waa lasoo Salaamay

Posted: Wed Apr 01, 2015 4:42 am
by gegiroor
Oh, you already have a new nickname for me? Ok :idea: no problem. Now tell me more about yourself!

Re: Reerka waa lasoo Salaamay

Posted: Wed Apr 01, 2015 4:45 am
by Stuckon21
^waryaahe waxaan ku idhi hadaa sanqadh tahay, tolku xidhxidha maad wayday?

Re: Reerka waa lasoo Salaamay

Posted: Wed Apr 01, 2015 4:52 am
by gegiroor
Oops!

btw, I see the accent "waaryaahee" and think I pinpointed you. I think I know who you're now: Someone who used to be here while I was out.

Re: Reerka waa lasoo Salaamay

Posted: Wed Apr 01, 2015 5:08 am
by Stuckon21
^Warr ximaar yahow iska ciyaya ma dhulka Ilaahay o badan bad leedahay Hal inan ba tidhahda "waryaahe"


Halkeed isku kay nanabaysa, sanqadh yahow, oho ka dheh.

Re: Reerka waa lasoo Salaamay

Posted: Wed Apr 01, 2015 8:33 am
by gegiroor
Oops, insults being thrown. I am outta here.

Re: Reerka waa lasoo Salaamay

Posted: Wed Apr 01, 2015 11:46 am
by SahanGalbeed
Salama aleikum wa raxmatulahi wa barakatu , abtiyashey ninka keliya ka cadhaysiyaa waa aniga oo , si gaar ah baynu isu xisayna

Re: Reerka waa lasoo Salaamay

Posted: Wed Apr 01, 2015 2:45 pm
by gegiroor
SahanGalbeed wrote:Salama aleikum wa raxmatulahi wa barakatu , abtiyashey ninka keliya ka cadhaysiyaa waa aniga oo , si gaar ah baynu isu xisayna
Wa'alaikum asalaam, mr SahanGalbeed.

Re: Reerka waa lasoo Salaamay

Posted: Thu Apr 02, 2015 11:15 am
by Thuganomics
Niyaho isu kaaya sheegdee.Are you Samadoon waaxid.You're from that era if you remember Goljani's "Kii Jeberti Jab" catch phrase

Re: Reerka waa lasoo Salaamay

Posted: Thu Apr 02, 2015 11:25 am
by abdikarim86
Thuganomics wrote:Niyaho isu kaaya sheegdee.Are you Samadoon waaxid.You're from that era if you remember Goljani's "Kii Jeberti Jab" catch phrase
Waa Udun :lol: