A surre dir mujahid, lost his eyes for SNM.
Moderator: Moderators
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: A surre dir mujahid, lost his eyes for SNM.
zumaalaw waxa jira dad doolaalo dheer oo shisheeyaha aad uga guursada. qoyska hooyaday iyo ka aabahayba way doolaalo dheeryihiin. dhabayacada xaga hooyaday baanu iska soo galnay waa my half sisters. anaaba mararka qaar yaaba waxa quruun aan gacal wada nahay. hablaha aan walaalahay nahay weli surre iimay keenin laakin quroomo kalay u dhaxeen oo aanan midkoodna weligay hore u maqal 
- CaynabaX
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1732
- Joined: Fri Jul 15, 2011 12:28 pm
- Location: 82' In between Hayeeyaasha, Baalidhaye and Coodanle
Re: A surre dir mujahid, lost his eyes for SNM.
Theyuusuf inaadeer dameer dhoqoshay ku dhex wasee imisee jeer baan ku idhi qolodaa Majeerteenka abtiyaashay amaan sii.
Hadii kale sheekadu Reer Daahir iyo Solomadow ayaay noqon 
Re: A surre dir mujahid, lost his eyes for SNM.
Yusuf, how the fuck can you be attacking Darood on Somalinet if they are your relatives.theyuusuf143 wrote:zumaalaw waxa jira dad doolaalo dheer oo shisheeyaha aad uga guursada. qoyska hooyaday iyo ka aabahayba way doolaalo dheeryihiin. dhabayacada xaga hooyaday baanu iska soo galnay waa my half sisters. anaaba mararka qaar yaaba waxa quruun aan gacal wada nahay. hablaha aan walaalahay nahay weli surre iimay keenin laakin quroomo kalay u dhaxeen oo aanan midkoodna weligay hore u maqal
Re: A surre dir mujahid, lost his eyes for SNM.
Yusuf my nigga
Stay loyal to your idoor side.
Stay loyal to your idoor side.
Re: A surre dir mujahid, lost his eyes for SNM.
disgrace we have not helped these true somalis when those hutu savages where killing them for their land.
we should do big fun raising for them in hargeisa
we should do big fun raising for them in hargeisa
-
theyuusuf143
- SomaliNet Super

- Posts: 17692
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: A surre dir mujahid, lost his eyes for SNM.
atleast sidad adigu dhulmahante u karbaashto anigu dhabayacada kuma ihi, mar mar bay doodu naga kululaataa.CaynabaX wrote:Theyuusuf inaadeer dameer dhoqoshay ku dhex wasee imisee jeer baan ku idhi qolodaa Majeerteenka abtiyaashay amaan sii.Hadii kale sheekadu Reer Daahir iyo Solomadow ayaay noqon
zumaale wrote:
Yusuf, how the fuck can you be attacking Darood on Somalinet if they are your relatives.Saaxid qarabo qabil maloho, I am in way or the other related to most qabils and I sometimes wonder why we Somalis marry across clan lines only to butcher each other.
nimanka saw dhul iskuma hayno dee, sool iyo sanaag ka tag hana I maagin caqliga magasho.wayba ladanyihiin hadaanaan duqayn garoowe. if your mama or sister is MJ for example it won't make you let their clan take towfiiq your tol tuulo in mudug
-
Xildiiid
- SomaliNet Super

- Posts: 7200
- Joined: Thu May 15, 2014 4:45 pm
- Location: Since light travels faster than sound, people appear bright until you hear them speak
Re: A surre dir mujahid, lost his eyes for SNM.
Lol, I know that man personally. He lost his eyes to shell fragment.
Ileen wax kasta SomaliNet waad ku arki.
Ileen wax kasta SomaliNet waad ku arki.
- LiquidHYDROGEN
- SomaliNet Super

- Posts: 14522
- Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
- Location: Back home in Old Kush
Re: A surre dir mujahid, lost his eyes for SNM.
Southern Dir waa gob. Even in the deep south, Nasabnimo can shine. 
-
Xildiiid
- SomaliNet Super

- Posts: 7200
- Joined: Thu May 15, 2014 4:45 pm
- Location: Since light travels faster than sound, people appear bright until you hear them speak
Re: A surre dir mujahid, lost his eyes for SNM.
LiquidHYDROGEN wrote:Southern Dir waa gob. Even in the deep south, Nasabnimo can shine.
One of my cousins met a Biimaal oday outside Mombasa herding his camels quite recently and when the Biimaal oday realized my cousin was Isaaq, he brought him back to his land and house and invited him for dinner.
Southern Dir waa dad gob ah.
Re: A surre dir mujahid, lost his eyes for SNM.
I can't figure his accent out, he sounds reer waqooyi if you ask me.
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: A surre dir mujahid, lost his eyes for SNM.
He fought to bring down the former glorious regime......and since then his people have been thrown to the wolves. 
-
TheGrumpyGeeljire
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3556
- Joined: Sun Jan 12, 2014 1:25 pm
Re: A surre dir mujahid, lost his eyes for SNM.
A great Surre Mujaahid, Dir is the only clan in Somalia we have ties with. We need to assist them in southern Somalia the same way they helped us when we required it.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super

- Posts: 13999
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Re: A surre dir mujahid, lost his eyes for SNM.
no he sound the typical reer MUDUG ACCENT..
so waqooyilanders suaal.. ma laga yaabi lahaa in this blind koonfurian hadiii 1988 haddii uu ogaan lahaa in isaaq ay doonayaan inay gooostaan oo somaliya kala gooyaan lana baxaan somaliland, ma idin la tahay inuu dagaalami lahaa uu dagaalka ka qeyb gali lahaa??? ... 1988 ururkii uu ku biiray haddii l magaciisa uu ahaan lahaa ( SOMALILAND NATIONAL MOVEMENT) and Not SOMALI NATIONAL MOVEMENT .?? NINKAAN indhoolaha ah kuma uusan biireeen urur macagaa wata..
so waqooyilanders suaal.. ma laga yaabi lahaa in this blind koonfurian hadiii 1988 haddii uu ogaan lahaa in isaaq ay doonayaan inay gooostaan oo somaliya kala gooyaan lana baxaan somaliland, ma idin la tahay inuu dagaalami lahaa uu dagaalka ka qeyb gali lahaa??? ... 1988 ururkii uu ku biiray haddii l magaciisa uu ahaan lahaa ( SOMALILAND NATIONAL MOVEMENT) and Not SOMALI NATIONAL MOVEMENT .?? NINKAAN indhoolaha ah kuma uusan biireeen urur macagaa wata..
-
Xildiiid
- SomaliNet Super

- Posts: 7200
- Joined: Thu May 15, 2014 4:45 pm
- Location: Since light travels faster than sound, people appear bright until you hear them speak
Re: A surre dir mujahid, lost his eyes for SNM.
He supports Somaliland as it is today, hopefully that will answer your silly little question.
Re: A surre dir mujahid, lost his eyes for SNM.
Will he be awarded "Dhalasho Somalilander"
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 11 Replies
- 903 Views
-
Last post by ABSAME'
-
- 4 Replies
- 1784 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 7 Replies
- 666 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 19 Replies
- 2809 Views
-
Last post by Luq_Ganane
-
- 1 Replies
- 654 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 6 Replies
- 906 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 1 Replies
- 374 Views
-
Last post by original dervish
-
- 80 Replies
- 6849 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 1 Replies
- 689 Views
-
Last post by theyuusuf143