Page 2 of 4
Re: A surre dir mujahid, lost his eyes for SNM.
Posted: Sun Mar 29, 2015 1:58 pm
by theyuusuf143
zumaalaw waxa jira dad doolaalo dheer oo shisheeyaha aad uga guursada. qoyska hooyaday iyo ka aabahayba way doolaalo dheeryihiin. dhabayacada xaga hooyaday baanu iska soo galnay waa my half sisters. anaaba mararka qaar yaaba waxa quruun aan gacal wada nahay. hablaha aan walaalahay nahay weli surre iimay keenin laakin quroomo kalay u dhaxeen oo aanan midkoodna weligay hore u maqal

Re: A surre dir mujahid, lost his eyes for SNM.
Posted: Sun Mar 29, 2015 2:05 pm
by CaynabaX
Theyuusuf inaadeer dameer dhoqoshay ku dhex wasee imisee jeer baan ku idhi qolodaa Majeerteenka abtiyaashay amaan sii.

Hadii kale sheekadu Reer Daahir iyo Solomadow ayaay noqon

Re: A surre dir mujahid, lost his eyes for SNM.
Posted: Sun Mar 29, 2015 2:30 pm
by zumaale
theyuusuf143 wrote:zumaalaw waxa jira dad doolaalo dheer oo shisheeyaha aad uga guursada. qoyska hooyaday iyo ka aabahayba way doolaalo dheeryihiin. dhabayacada xaga hooyaday baanu iska soo galnay waa my half sisters. anaaba mararka qaar yaaba waxa quruun aan gacal wada nahay. hablaha aan walaalahay nahay weli surre iimay keenin laakin quroomo kalay u dhaxeen oo aanan midkoodna weligay hore u maqal

Yusuf, how the fuck can you be attacking Darood on Somalinet if they are your relatives.

Saaxid qarabo qabil maloho, I am in way or the other related to most qabils and I sometimes wonder why we Somalis marry across clan lines only to butcher each other.
Re: A surre dir mujahid, lost his eyes for SNM.
Posted: Sun Mar 29, 2015 2:36 pm
by Rambie
Yusuf my nigga
Stay loyal to your idoor side.

Re: A surre dir mujahid, lost his eyes for SNM.
Posted: Sun Mar 29, 2015 2:44 pm
by wasabi
disgrace we have not helped these true somalis when those hutu savages where killing them for their land.
we should do big fun raising for them in hargeisa
Re: A surre dir mujahid, lost his eyes for SNM.
Posted: Sun Mar 29, 2015 3:22 pm
by theyuusuf143
CaynabaX wrote:Theyuusuf inaadeer dameer dhoqoshay ku dhex wasee imisee jeer baan ku idhi qolodaa Majeerteenka abtiyaashay amaan sii.

Hadii kale sheekadu Reer Daahir iyo Solomadow ayaay noqon

atleast sidad adigu dhulmahante u karbaashto anigu dhabayacada kuma ihi, mar mar bay doodu naga kululaataa.
zumaale wrote:
Yusuf, how the fuck can you be attacking Darood on Somalinet if they are your relatives.

Saaxid qarabo qabil maloho, I am in way or the other related to most qabils and I sometimes wonder why we Somalis marry across clan lines only to butcher each other.
nimanka saw dhul iskuma hayno dee, sool iyo sanaag ka tag hana I maagin caqliga magasho.wayba ladanyihiin hadaanaan duqayn garoowe. if your mama or sister is MJ for example it won't make you let their clan take towfiiq your tol tuulo in mudug

getting married to rival clans is our way of live and its well recommended to minimize serious hate between the two communities. fast majority of dhulmahante are half habarjeclo we are just adapted to phuk each an other. naaguhu waa gashaa-hanti ciday u dhaxday tahay. raguna waa fiqi tolkiis kama jano tago. wadaad iyo waranle nin walba tolkiis buu yahay. sawdigaa arka in siciid indhooleba somaliland la jiro isagoo hadana puntland u dhashay oo dhabayaco dhashay.
Re: A surre dir mujahid, lost his eyes for SNM.
Posted: Sun Mar 29, 2015 4:03 pm
by Xildiiid
Lol, I know that man personally. He lost his eyes to shell fragment.
Ileen wax kasta SomaliNet waad ku arki.
Re: A surre dir mujahid, lost his eyes for SNM.
Posted: Sun Mar 29, 2015 4:17 pm
by LiquidHYDROGEN
Southern Dir waa gob. Even in the deep south, Nasabnimo can shine.

Re: A surre dir mujahid, lost his eyes for SNM.
Posted: Sun Mar 29, 2015 4:20 pm
by Xildiiid
LiquidHYDROGEN wrote:Southern Dir waa gob. Even in the deep south, Nasabnimo can shine.

One of my cousins met a Biimaal oday outside Mombasa herding his camels quite recently and when the Biimaal oday realized my cousin was Isaaq, he brought him back to his land and house and invited him for dinner.
Southern Dir waa dad gob ah.

Re: A surre dir mujahid, lost his eyes for SNM.
Posted: Sun Mar 29, 2015 5:29 pm
by Xamud.
I can't figure his accent out, he sounds reer waqooyi if you ask me.
Re: A surre dir mujahid, lost his eyes for SNM.
Posted: Sun Mar 29, 2015 5:39 pm
by original dervish
He fought to bring down the former glorious regime......and since then his people have been thrown to the wolves.

Re: A surre dir mujahid, lost his eyes for SNM.
Posted: Sun Mar 29, 2015 5:40 pm
by TheGrumpyGeeljire
A great Surre Mujaahid, Dir is the only clan in Somalia we have ties with. We need to assist them in southern Somalia the same way they helped us when we required it.
Re: A surre dir mujahid, lost his eyes for SNM.
Posted: Sun Mar 29, 2015 5:41 pm
by DR-YALAXOOW
no he sound the typical reer MUDUG ACCENT..
so waqooyilanders suaal.. ma laga yaabi lahaa in this blind koonfurian hadiii 1988 haddii uu ogaan lahaa in isaaq ay doonayaan inay gooostaan oo somaliya kala gooyaan lana baxaan somaliland, ma idin la tahay inuu dagaalami lahaa uu dagaalka ka qeyb gali lahaa??? ... 1988 ururkii uu ku biiray haddii l magaciisa uu ahaan lahaa ( SOMALILAND NATIONAL MOVEMENT) and Not SOMALI NATIONAL MOVEMENT .?? NINKAAN indhoolaha ah kuma uusan biireeen urur macagaa wata..
Re: A surre dir mujahid, lost his eyes for SNM.
Posted: Sun Mar 29, 2015 5:43 pm
by Xildiiid
He supports Somaliland as it is today, hopefully that will answer your silly little question.
Re: A surre dir mujahid, lost his eyes for SNM.
Posted: Sun Mar 29, 2015 5:47 pm
by Xamud.
Will he be awarded "Dhalasho Somalilander"