Looooooooooooool F uX.Playa wrote:Stuckon
Anigu waan idin aqaan maalinta afarta tin ee jurada ah ka wahsataan inaad hagaajisaan baad xijaab iyo koofiyad xirataan sidii odey bidaar leh.
Naa cidna timo uma kacsatee bahalaa naga feeedha oo hagaajiya lazy yiinyey.
