They published it on Somalilandsun/Hooyo I made it

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: They published it on Somalilandsun/Hooyo I made it

Post by theyuusuf143 »

djibsomali wrote:yussuf wax badaan aad iskuu qaasayssaa!!
Hortaa madax kaa dhadhici gadabursigu knows that they can try (and they've already tried ) to build something with issaq unlike some somalis who does not even know where Zeila is located (ie reer xamar).
Hadii wax lawada dhisaanayoo issaq ayaa ugu dhow!

Taa kaleeh!
The odayashii uu tagay odaygii adeerka ahaa Sinlayoo was just a case of bear witness that we've tried to reason with the next door neighbour!
however anyone who has been to hargeisa knows there is no government left in villa morgaan!

As for voting:
it was an idea developed and implemented by Gadabursi leadership and we already know waxa kaa dhacay!
the next attempt of dorashow will be a blood bath!

Waar hortaa maad walaatahiin missee waa iskaa dar daraysaa !
Awdal as country ??? loool
Creating countries maa maqaxii aad moodayssaa ?

No Awdal will always will be region/gobol !
But Awdal is divorcing from Somaliland as it stands rigth now.
waxba iskuma qasayee adigaan ujeedo iyo ka jeedo midna lahayn, qofku wuxu doonayaa hadaanay qeexnayn oo qorshaha ugu jirin meelo aanu uba socon ayuu iska xulaa. anaga isaaq ahaan mawqifkayagu waa clear somalia 91kii baanu kala tagnay somali inta xuduuda nala wadaagta uunbaa wax nala leh intaasna ninkii nala mawqifa uunbaanu isku tuunbo ku cabaynaa wixii kalena waxa naga go, an in xoog lagu muquuniyo si wada jira gar iyo gardaraba waxanu la gabanaba maaha xeerka borama93 bay kutaal.

samaronka intooda badan tuunbadaa noogu wada jirta inta kalena waxan shakhsiyan ku dhiirigelinayaa inay nala jaanqaadaan marhaday iska cadahay in danteenu mid tahay. hadaad walaweyn lugta ii qabato karis xun iyana ku wax la, a isaaq xitaa hadii cadaabta la tago saamigoodu wuu yaalaa adigu marna haku tashan in meel isaaq wax ka waayey inaad wax dheeraada ka helayso.

maantadaa dawlada xamar habarjeclaa kaga badan dhulooska iyo idinkaba cid kugu abaalmarinaysa ninkani iidoor buu ictiraaf la raadin waayey arki maysid dunida maanta ninka waxhaystaa wax loogu daraa hadaad xeradaada joogi waydo xaalkaagu waa "hashii awrkeeda diidaa afartaba dab laga saar way abaahi seegtaa" balanteenu waa huunadana iska celi jamhuuriyadana duuli yaan lagaa garan habraha.
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: They published it on Somalilandsun/Hooyo I made it

Post by djibsomali »

Hadaynuu iis fahmaynaa!
Arintow waa xog xog !
xognaa waa diyarinayaa !!

Confur naahaa mahaa tartaan oo issaq intasuu heelayaa gadabursinaa waa inu intaa heela mahaa.
confur cagligaygaa iyoo tarighdaydaa aan wax kuu dhicsaan!
User avatar
WaaliCas
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 800
Joined: Wed Jan 28, 2015 9:56 pm

Re: They published it on Somalilandsun/Hooyo I made it

Post by WaaliCas »

Our friend DjibSomali is a disgruntle Samaroon and that's okay. Every family has one. Myself I support SL to a certain degree and certain things appeal to me. I am well known to express that.

So why can't there be another cyber Sultan Wabar? I am sure if he is given a job in Borama municipity he will be chasing Wabar across the border :mrgreen:

He is one of those Samaroon who lost the last election to rival Samaroons including in Zeila------his beef is more with Mr Silanyo and the Kulmiye machine.

He is also angry over Isaac because all the business tycoon in Djibouti are Isaac and his Samaroon is not only fourth class citizen but everyday losing ground. The Issa control the Djibouti political side and share it with their Afar relatives to a certain degree even though today Afar rebels are gaining force in the north of the country. The Isaac-led by the wise Sacad Muse have Djibouti business on lock down. Apart from Abdirahman Borah (the half Arab) all the other millionaires are Isaac. There is no single Samaroon. Politically they don't hold any key position.

So he feels he is losing to Isaac in both states. So we have to comfort him and ask our uncle Ibrahim Dheere to give him a job.

Send any disgruntle guys to my office I know how to speak to them and set them straight without fadhi ku dirir. For now our challenge for disgruntle kid is to name one Samaroon millionaire in Djib and why they are so slow having lived there all those decades?

Finally you have to welcome him and his views. Not everyone is going to be the same as you. I certainly am not and I don't see why son of Samaroon shouldn't be himself :up:
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: They published it on Somalilandsun/Hooyo I made it

Post by djibsomali »

waalicas
Djibouti waxbaa kamaa taqaniid!!

islantaa khadar hayd ayaa ugu lacaag badaan!

inta kaleeh issaq hadi laa iskuu darow kama lacag badnaa Ataa, said barqad, inaa cadur, ali maweel,
dhulkaa guud aah oo dhaan kaa bilawo quartier2 ilaa minister de l'interieur waa dhul waqaf aah oo caji didee uu leeyahay!

Markaa hortaa arintaa djibouti xalkaa iskaa dhig waxbaa kama garanaysiid!
Ethiopia ayaad kuu ficaantahay!

politically in the paper and in the administration waa 1st afar (now taken by issa) second issa now taken by afar.
3rd gadabursi (now taken by khadar hayd) and 4th the rest of somalis.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: They published it on Somalilandsun/Hooyo I made it

Post by theyuusuf143 »

djibsomali wrote:Hadaynuu iis fahmaynaa!
Arintow waa xog xog !
xognaa waa diyarinayaa !!

Confur naahaa mahaa tartaan oo issaq intasuu heelayaa gadabursinaa waa inu intaa heela mahaa.
confur cagligaygaa iyoo tarighdaydaa aan wax kuu dhicsaan!

waar Rag aan ogaan u xoogweynee adigu muruqayga maxaad il nacab ugu eegaysaa waxan helana ila lihid waxan shuufana ila karbaash maxaad adigu farta isugu fiiqaysaa. don't worry be happy isaq samaron problem waa familly issues cidina ku taabanmayso ee waxba hays diiqadayn :lol:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”