Peace Conference between Dr Yalaxow and rer Sland

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Peace Conference between Dr Yalaxow and rer Sland

Post by Siciid85 »

DR-YALAXOOW wrote:Rambie. gacanta xaarka leh waa dhamaan. adiga xitaa waa ku jirtaan.. masalan. somaliland burco iyo buuhoodle oo hal gobol ka tirsan waa kala qeybsan yihiin. mushaharada iyo uniformka police iyo ciidamada amaan somaliland waxaa bixiya UNDP taasoo waxba ka duwaneeyn maamulada kale ee landlandka la baxay sida bunaaniland oo ay ciidamadeeda booliiska iyo amaanka UNDP ayaa bixisa. waa run xagga amaanka in magaalooyin qaarkood kala fiican yihiin . Laakiin haddii aad faanto adiga oo aad inta kale caydo, aniga waan ku qasbanahay inaan sheego dhamaan your weak points..
You got fair point here.
But why do you support Khatumo? if you are truthful why don't you be dhexdhexaad.
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13992
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Peace Conference between Dr Yalaxow and rer Sland

Post by DR-YALAXOOW »

i support Khaatumo because Me and khaatumo have same view about every clan in somali peoples land to controll their own their own destiny. waxaan aaminsahay Majorty of Khaatumo, dhulooz inaysan aamisaneyn Somaliya to be divided 2. Marka aniga iam against qasabka iyo is juujuubka.

Look if Somalias international recogniced borders aint muqadas then makes muqadas non existing unrecogniced borders of somaliland?? . Waxaan aamisanahay in qabiil waliba xur u yahay inuu ka goosto Somaliya intee kale ama goboladiisa meeshuu doono ku biirsado.. south Somaliya muqadas maaha..SOMALILAND MUQADAS MAAHA. bunaaniland muqadas maaha.. GOBOL waliba waa inuu xur u noqdaa inuu goosan karo.
Xildiiid
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7200
Joined: Thu May 15, 2014 4:45 pm
Location: Since light travels faster than sound, people appear bright until you hear them speak

Re: Peace Conference between Dr Yalaxow and rer Sland

Post by Xildiiid »

^
Somaliland and Somalia are two different countries. The blue flag with the 5 pointed star representing the 5 Somali territories (Somaliland, Somalia, Djibouti, Kilil5 and NFD) proves that. The same flag waved by so called unionists actually disproves their baseless lies about Somaliland.

I don't need to go into historical details about the illegitimacy of the union to prove that your arguments are baseless. Somalia does not represent the Somali republic because it was a constituent state just like Somaliland and one constituent state can't represent the other.

If the norm for Somalia is that every qabiil rules its territory, it's not the norm for Somaliland and Djibouti.

In Somaliland there's a central government and every inch of Somaliland falls under the jurisdiction of the central government.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Peace Conference between Dr Yalaxow and rer Sland

Post by Siciid85 »

DR-YALAXOOW wrote:i support Khaatumo because Me and khaatumo have same view about every clan in somali peoples land to controll their own their own destiny. waxaan aaminsahay Majorty of Khaatumo, dhulooz inaysan aamisaneyn Somaliya to be divided 2. Marka aniga iam against qasabka iyo is juujuubka.

Look if Somalias international recogniced borders aint muqadas then makes muqadas non existing unrecogniced borders of somaliland?? . Waxaan aamisanahay in qabiil waliba xur u yahay inuu ka goosto Somaliya intee kale ama goboladiisa meeshuu doono ku biirsado.. south Somaliya muqadas maaha..SOMALILAND MUQADAS MAAHA. bunaaniland muqadas maaha.. GOBOL waliba waa inuu xur u noqdaa inuu goosan karo.
Markaad Marka, Deefow, iyo Jawhar dadka Ku xasuuqayseen maxaa loo arki waayey adiguu ka hadlaya. The khatumo crazies claim All of Sool, all of Sanaag and all of Southern Togdher. They are crazy and delusional bunch. if they cared about Somali unity, why wouldn't they unite with their Harti brethren in Pland. They don't because they are after power and not so much about Dawladnimo iyo wada noolaaasho.

Did you not know that ALL northern tribes reconcile and united under Somaliland in 1991 &1993 and Cali Khalif was present. Now when you support these factions within Somaliland, we will support anyone oo lid Ku ah Nabada iyo midnimada Koonfurta. Sounds fair?
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Peace Conference between Dr Yalaxow and rer Sland

Post by Siciid85 »

Xildiiid wrote:^
Somaliland and Somalia are two different countries. The blue flag with the 5 pointed star representing the 5 Somali territories (Somaliland, Somalia, Djibouti, Kilil5 and NFD) proves that. The same flag waved by so called unionists actually disproves their baseless lies about Somaliland.

I don't need to go into historical details about the illegitimacy of the union to prove that your arguments are baseless. Somalia does not represent the Somali republic because it was a constituent state just like Somaliland and one constituent state can't represent the other.

If the norm for Somalia is that every qabiil rules its territory, it's not the norm for Somaliland and Djibouti.

In Somaliland there's a central government and every inch of Somaliland falls under the jurisdiction of the central government.
Don't expect this guy to comprehend what system of Dawladnimo is.When it comes to anything Somali, he thinks one shoe fits all. He doesn't take historical fact of two Somali states "Waqooyi iyo Koonfur" into account. He thinks that every tuulo deserves its own Dawlad, because why the hell not? It is this mental laangabnimo that has ruined The South.

Xildiid, have you ever listened to Governor/Mayor of Mogadishu speak. He insults whole clans on the podium and folks clap for him as if he performing stand up act, he is related to Yalaxow. it's very common for rer Banadir folks to just talk for the sake of it. dad la fahmi karo maaha like our resident Donkey Yalaxow
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: Peace Conference between Dr Yalaxow and rer Sland

Post by TheblueNwhite »

Which mayor of Mogadishu insulted a whole clan?
Source?

Kuwan waxay isoo xasuusiyaan dumarka YouTube ka ku jira ee qabiiladda caaya ee isu jawaaba.Miisaan malahan haddana waaba isla quman yihiin. Lol. Idiocracy.

Hal nin daradii ayey biyaha iyo oilyadda isugu daraan. Lol.
Yalaxoow is the man.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Peace Conference between Dr Yalaxow and rer Sland

Post by Siciid85 »

Muungaab. YouTube it. Afku iska kala furtay. What he says is sort of comical like thé former warlord Muse Yalaxow and this one on Somalinet, they all seem earily similar. He doesnt directly insult but talks about H/Gidir occuoying properties illegally, he thinks Hargeisa sent them their most wicked. I mean there is reason no has elected Faysal Cali Waraabe, because he is comedian and not fit for office while you adorned yours in high places. I have listened to Muungaab talk, he talks like a child.

Ps..ma naagaha YouTube ayaad daawataa. Xoogaa explains meeshaad ka yar jilicsantahay(:
Last edited by Siciid85 on Fri Jul 24, 2015 6:57 am, edited 1 time in total.
User avatar
Methylamine
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6362
Joined: Sat Jan 01, 2011 7:22 pm

Re: Peace Conference between Dr Yalaxow and rer Sland

Post by Methylamine »

Yalaxoow used to be funny as hell...even his ictiraaf jokes were hilarious. But now he seems to have a massive chip on his shoulder with Somaliland. Oh well
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13992
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Peace Conference between Dr Yalaxow and rer Sland

Post by DR-YALAXOOW »

Siciid85 wrote:
Markaad Marka, Deefow, iyo Jawhar dadka Ku xasuuqayseen maxaa loo arki waayey adiguu ka hadlaya.
What xasuuq?? ma dagaal qabiileed baadiyaha ee xoolo dhaqato soomali ama beeraleey dagaalama mar mar ee aan wax siyaasad ah shaqo ku laheeyd ayaad leedahay dawlad ayaa ka danbeeysa ama dad ayaa la xasuuqayaa ..

Deefoow jufooyin hoose baadiyaha dir iyo xawaadle is dilayawax siyaasad shaqo kuma laha. waligeed ayey reer baadiyaha geel iska dhici jireen oo ay dagaalami jireen since the stone age. somaliya meel waliba ayuu ka dhacaa KALSHAALE north somaliya.. deefoow hiraan. and baadiyaha jawhar.. baadiyaha jawharna waxaa ka dhacay beelo beeraleey ah iyo beelo xoolo dhaqato ayaa is dagaalay iyagiina waa ladajiyey wax sidaa u sii weeyn ma aheyn..
Siciid85 wrote:The khatumo crazies claim All of Sool, all of Sanaag and all of Southern Togdher. They are crazy and delusional bunch. if they cared about Somali unity, why wouldn't they unite with their Harti brethren in Pland. They don't because they are after power and not so much about Dawladnimo iyo wada noolaaasho..

Did you not know that ALL northern tribes reconcile and united under Somaliland in 1991 &1993 and Cali Khalif was present. Now when you support these factions within Somaliland, we will support anyone oo lid Ku ah Nabada iyo midnimada Koonfurta. Sounds fair?
Khaatumo can not claime your qabiil-land.. the only land they can claime is their qabiil-land and. and if cali khaliif signed 1991 inuu Somaliland raaco. muqadas maaha wuu ka laaban karaa. cabdiraxmaan tuur madaxweyne ka ahaa 1991 goosashadii ayaaba ka noqdeen why not cali khaliiff.. haddii somaliya 1961 more than 90 procent of somali people voted YES one man one vote free elections about unity of somalia, haddiiba aad adiga taa ka laabatay oo aad tiri waxba kama jiraan waan goostay. bal maxaa diidaya in cali khaliif uu yiraahdo Khaatumo ayaa la yiraahdaa kama mid ihi somaliland... waa waxba...
Siciid85 wrote: will support anyone oo lid Ku ah Nabada iyo midnimada Koonfurta. Sounds fair?

it's already no secret somaliland support al shabaab and everyone who sabotage peace in south qaasatan the capital of somalia xamar.. for the last 20 years your mine aqoonsi raadis was EEGA XAMAR WAA GUBANEYSAA. NA AQOONSADA.. so irsaaqadaada ayaaba ku xiran xamar inay gubato.. Marka is not secret inaad taageereysaan, aadna taageeri doontaan dab hurinta south. laakiin nasiib xumo we koonfurians we have also same chance to support the freedom fighthers of north such as khaatumo and future freedom figthers of north..
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13992
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Peace Conference between Dr Yalaxow and rer Sland

Post by DR-YALAXOOW »

Methylamine wrote:Yalaxoow used to be funny as hell...even his ictiraaf jokes were hilarious. But now he seems to have a massive chip on his shoulder with Somaliland. Oh well

my friend. this is a political section, do you want that i should be soft on this people and hide my personal opinion oo aan qosoloow comedian noqdo mar waliba .. Walaahi i dont have any chip or cuqdad against anyone.. it's true lately my favorit karbaash section is this somaliland section.. Before i use like islamic salafism discution topics laakiin nasiib xumo paranioda moderators ayaa dadka mamnuucaya wax yar haddii ay kaaga shakiyaan wax fikradooda ka soo horjeeda.

this days i intressted somaliland section because waxaan arkay memeberska inay yihiin inta baddan dad very emotional ah, dad jecel personal attacks.. marka ilaa mudo waan wadayaa inay u wacdiyo asxaabtay waqooyiga somaliya aka somaliland ka timid ee u dhashay beesha isaaqa..

sidoo kale khaatumo sababta aan u taageerayo waa let's faced MAJORTY OF THEM ma doonayaan Somaliland. marka qasab ma jiro . qof qasbi kartaa somaliland(isaaq) ma jirto.. sidoo kale qof qasbi kartaa khaatumo( jabartis) ma jirto.. waa intaas waxaa intressted ugu noqday this section... aniga shaqsiyan waxaan qabaa aamisanahay inayba south u fiican tahay iska dhaafee somaliland xitaa bunaniland inay goostaan oo xududeena SOUTHIA KOONFURIA laga dhigo BALADWEYNE AMA koonfurta gaalkacyo waayo dhibka somaliya waxaaba aamisanahay inay wixii gaalkacyo ka koreeya uu ka yimaado..
User avatar
mahoka
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8700
Joined: Wed May 27, 2015 7:57 pm

Re: Peace Conference between Dr Yalaxow and rer Sland

Post by mahoka »

Ever since me and hawdian turned.up the.heat on hutu, the local snet mooryan have.been up in arms. They.thought we had their backs while they kill minorities and get karbashed by jebarti laakin these fufus are only self serving backstabbers like mahdi and caydiid.

Isaaq used to karbash.only jebarti and hawdian and I have shown.Somali gaar Ahan isaaq the nature of the hutu pretending to be Somali.

Ever since yalaxlow has been trying to get.back at somaliland, much.Like the hutu.o. Snet
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17688
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Peace Conference between Dr Yalaxow and rer Sland

Post by theyuusuf143 »

DR-YALAXOOW wrote:
Siciid85 wrote:
it's already no secret somaliland support al shabaab and everyone who sabotage peace in south qaasatan the capital of somalia xamar.. for the last 20 years your mine aqoonsi raadis was EEGA XAMAR WAA GUBANEYSAA. NA AQOONSADA.. so irsaaqadaada ayaaba ku xiran xamar inay gubato.. Marka is not secret inaad taageereysaan, aadna taageeri doontaan dab hurinta south. laakiin nasiib xumo we koonfurians we have also same chance to support the freedom fighthers of north such as khaatumo
The difference is anagu kastuumo iyo wixii taageeraba oo boqolaal kuna ka adkin farna ma dhaqaajin karaan. ina galaydh iyo garaadkiisa guud ee dhuloosba waa reer laascaanood foodna masoo gelin karaan meeshay u dhasheen. baqdin ay ciidanka qaranka ka baqayaan. koonfurta oo 10 malyuun oo qof ku nooshahayna waxad iska furdaamin kari waydeen 5 kun oo teenage alshabaab a ah idinkoo weliba africa iyo gaaladuba idiin so gurmadeen. hadaad shabaab jebin kariweyday oo ku biir garanwayday annaga maxaa naga galay? Nigerian baa liido kugu ilaaliya adoo abgaal xamar jooga ah. kkkkkk iga wala inaanan cidba la kaftameen hadii bantu nin habarjeclo oo burco ku caayo iska daa inuu amaankiisa ku sugee. adigii baa sidan candhadadada loogu baadhayaa xamar maxaad u tari kartaa kastuumo
Image

Ninkii xoogweyn bay wixiisu muqadas yihiin. inta dhinacsyagu dhulka ka sareeyo ee aanu waxna dili karno waxna iska celin karo geelayadu waa muqadas lama taabtaan iskaba dhaaf dalkayagee.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17688
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Peace Conference between Dr Yalaxow and rer Sland

Post by theyuusuf143 »

dble
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13992
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Peace Conference between Dr Yalaxow and rer Sland

Post by DR-YALAXOOW »

theyuusuf143 wrote: Image

Ninkii xoogweyn bay wixiisu muqadas yihiin. inta dhinacsyagu dhulka ka sareeyo ee aanu waxna dili karno waxna iska celin karo geelayadu waa muqadas lama taabtaan iskaba dhaaf dalkayagee.
sxb ilamaha aha inaad qabiiil kale soomaali ah aad ka xoog weeyn tahay. SOMALIYA waad la socotaa qabiill waliba dhulkiisa isagaa maamusha. including the north.. Buuhoodle oo burco u jirta 30 km marar baddan ayaad isku dayday inaad xoog ku qabsatid.. jabkii kaa raacay waa lala socdaa. marka xoog aadan heeynin haku booteeyn..

about the picture ???

Sida aad la socoo. Wxaan la dagaalameynaa interntional funded terrorist. global terrorism, AL SHABAAB/ ALQAIDA. ciidamada amaanka sababta ay u fatashayaan waa inay ka ilaaliyaan meeesha ICTIRAAFLANDER suicide bombars inay isku qarxiyaan masaajidka Isbaheysiga islaamka xamar.. waa lagu qasban yahay markii ay madaxda dalka ku tukanayaan Masaajidka in SUICIDE BOMARS laga ilaaliyo inay dadka ku dhex dhuuntaan.. nasiib xumo Suicide bombars use children and woman too.

haddii aad suicide bombarskaaga BURCO iska joogaan looma baahnaan laheeyn in masaajiyada xitaaa laga ilaaliyo suicide bombars from waqooyiga somaliya..

lool haday reer burco yihiin waadigan leh qabiil qabiil kama adkee maad iska celisaan ciyaalka iidoor. mida kale haday international funded yihiin hadaa ma amisom baa local funded ah. kkk Somalidu waxay ku maahmaahaan ishiisha laga arkaa ushiisaa lagu tumaa. waxay alshabaab idinka iyo bantuga Kenya idiin karbsashtaa waa uun jilicsanaan ishiina ay ka arkeen.

teeda kale hadii Somalia qabiil walba dhulkiisa maamusho anagu caynkaa ma nihin. all clans are Somaliland government subjects wixii diidana waa noo dagaal. adigu maxaad u tari kartaa hadiiba sidaa bantu qoodhaha xiniinyaha kuu hayo ??
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”