Page 2 of 2

Re: I told my wife stop spending so much time on somalinet!

Posted: Sat Aug 15, 2015 5:38 am
by COOL-MAN
theyuusuf143 wrote:
Aishah wrote:Warya why you on snet orod carurrta hay maa snet ka sheekey baan ku yidh :snoop:
Lool So you are his wife. :lol:

:pac:

Re: I told my wife stop spending so much time on somalinet!

Posted: Sat Aug 15, 2015 5:55 am
by Theguardian
Sorry hubby.......trying to get over my lover! :oops:

Re: I told my wife stop spending so much time on somalinet!

Posted: Sat Aug 15, 2015 10:08 am
by TheLoFather
Aishah wrote:Warya why you on snet orod carurrta hay maa snet ka sheekey baan ku yidh :snoop:
Lol. Naa tanna ma idhigii baa? Naa caruurtu abahood la janeeyee, imisa nick ayaad meeshan ku leedahey, laba unbaan ogaayee ? Yaa?? Waar Yaa Alle yaqaan ?
...Iska daa wallee caaweey nootahey!!

Re: I told my wife stop spending so much time on somalinet!

Posted: Sat Aug 15, 2015 10:36 am
by Garaad_LQ
LoDoon wrote:
Aishah wrote:Warya why you on snet orod carurrta hay maa snet ka sheekey baan ku yidh :snoop:
Lol. Naa tanna ma idhigii baa? Naa caruurtu abahood la janeeyee, imisa nick ayaad meeshan ku leedahey, laba unbaan ogaayee ? Yaa?? Waar Yaa Alle yaqaan ?
...Iska daa wallee caaweey nootahey!!

:russ: really funny

Re: I told my wife stop spending so much time on somalinet!

Posted: Sat Aug 15, 2015 10:49 am
by MujahidAishah
LoDoon wrote:
Aishah wrote:Warya why you on snet orod carurrta hay maa snet ka sheekey baan ku yidh :snoop:
Lol. Naa tanna ma idhigii baa? Naa caruurtu abahood la janeeyee, imisa nick ayaad meeshan ku leedahey, laba unbaan ogaayee ? Yaa?? Waar Yaa Alle yaqaan ?
...Iska daa wallee caaweey nootahey!!

Jow waar waa noo caawee hadi aan kugu tuman wayo :ufdup:

Re: I told my wife stop spending so much time on somalinet!

Posted: Sat Aug 15, 2015 11:19 am
by TheLoFather
Aishah wrote:
LoDoon wrote:
Aishah wrote:Warya why you on snet orod carurrta hay maa snet ka sheekey baan ku yidh :snoop:
Lol. Naa tanna ma idhigii baa? Naa caruurtu abahood la janeeyee, imisa nick ayaad meeshan ku leedahey, laba unbaan ogaayee ? Yaa?? Waar Yaa Alle yaqaan ?
...Iska daa wallee caaweey nootahey!!

Jow waar waa noo caawee hadi aan kugu tuman wayo :ufdup:
Waa hadii aan albaabkaba kaa furo!
Naa sidan ma isku dhaantid ? Oo qof Xaas ah maad iskadigtid? Oo teda kale snet isn't big enough for laba ruux oo isqaba!
One of us should do xishood. and it is because of your xishoodka I married you in the first place.

Re: I told my wife stop spending so much time on somalinet!

Posted: Sat Aug 15, 2015 11:30 am
by MujahidAishah
Dee xishoo adigu ba!!!!

Re: I told my wife stop spending so much time on somalinet!

Posted: Sat Aug 15, 2015 11:31 am
by CaliQase
:lupe: war maxaan akhrinayaa??