Page 2 of 7

Posted: Tue Nov 08, 2005 12:00 pm
by *HannaH*
[quote="Newboy"]ana wasa mooryaanta[/quote]

--------------------------------------------------------------------------------

Walaal ma kula wasi karaa ana? Kheyr lugu siiye.
Smile

Posted: Tue Nov 08, 2005 12:18 pm
by Cawar
Moryan = Tuug + killer + Rapist and the whole nine yards of bad things unknown to somalis before the civil war started.

Hannah

Many moryans will be happy to hear that. Laughing

Posted: Tue Nov 08, 2005 12:33 pm
by Miss_Killa_Foodstampz
Somalinet Admin Arrow

Posted: Tue Nov 08, 2005 12:35 pm
by *HannaH*
Mz Gaajo, whazzup Ma'ma?

Cawar........I know you are happy maaha....but it was just a joke moryanos Smile

Posted: Tue Nov 08, 2005 12:40 pm
by Miss_Killa_Foodstampz
oooooooh look itz that Xalimo whit the GUCCI Dirac Sup Hannos

Posted: Tue Nov 08, 2005 12:42 pm
by Miss_Killa_Foodstampz
Besides nayaa caloosha dado is astur istupidad yahay

Posted: Tue Nov 08, 2005 12:50 pm
by *HannaH*
Lol...it ain'y my calool it's a belt...ala tanaa...

Posted: Tue Nov 08, 2005 1:05 pm
by qudhac-m
Idaaa shuft Sir Lugooyo fa mooryaan xaaaji

Hannaaaaaaaah

You are hot hot hot hoteeeeeeey in that black dress

Posted: Tue Nov 08, 2005 1:11 pm
by kambuli
Who is a Moryan?

A) Mooryaan is a Somali word for some one who basicaly lacks all kinds of moral values. It has nothing to do with qabiil as some of us who are obsessed with qabiil put it. This word is used in the southern parts of Somalia but the other parts of Somalia has their own word for mooryaan which is; Dayday, Jirri, Dhuljiif and waxmagarad etc.

Where does he hail from?

A) He hails from anarchy and lawless-ness.

What are the traits he earned that title with?

A) The traits are all kinds of crimes he does; Destruction of humans and properties. Killing, maiming, raping, burning you name it.

Who are his victims?

A) Every one even his own family.

Is it genderless -can women become Moryan?

A) Usually women are kinder then men, but yes there are women who are mooryaan.

What is their background?

A) Meel daran iyo reero muskoof Shocked Qashin iyo qudhun who knows Rolling Eyes

Posted: Tue Nov 08, 2005 1:14 pm
by qudhac-m
Habartii Darood ee Waalnayd baa soo gashay
ADIGU MOORYAAN ABAAL BAAD KU QABI LAHAYDE HADALKA NAGA DAA

Posted: Tue Nov 08, 2005 1:21 pm
by QansaGabeyle
Moryaan is is another name for habargedir. Literally, it means thief.

Posted: Tue Nov 08, 2005 1:23 pm
by kambuli
Qudhac,

Do not hijack the subject.

Adigu inaad naag caayeyso mooyee, ma lagaa waayey inaad sidii nin rag ah u dooddo? Walee maalintii ay hooyadaa ku dihatey waa kugu khasaartey. Ahay ah Confused

Ta labaad, yaadan mar kale kashifmine maad iska aamustid?

Waxaa la yidhi; Habartii indho la'aan maku ogeyd? Waxay ku darsatay dadcunimo.

Iminka Qudhacow,

Adiga waxaa la ogaa inaad cilladaysan tahay, waxaase la ogaadey inaad aqoon iyo cilmina ka gaadhey Atlas Laughing Laughing

Markaa haddaad isku darsatay Cillad iyo Jahli kaftanku waa kaa xidhan yahay. Laughing Laughing Laughing Laughing

Car bal haddaad nin rag ah tahay wax aan naag la caayo ama naag hoosteed ama mayti la caayo dhaafsan la shir kaalay. Car car carkee Exclamation Exclamation Exclamation Exclamation

Posted: Tue Nov 08, 2005 1:27 pm
by Cawar
Qudhac

Suldaanimo no more...shame on you!!!

Are you gonna let her talk to you like that, walee rag waa kiihore iyo kuwa jilcay Laughing Laughing

Posted: Tue Nov 08, 2005 1:35 pm
by Basra-
Kambuli is a Moryaan defender. Rolling Eyes Rolling Eyes