Page 2 of 2
Re: debate on hiiraan and middle shabelle
Posted: Sat Aug 29, 2015 1:05 pm
by CaliQase
Warsheekh wuxuu moodayaa in Warsheekh degmo tahay

Re: debate on hiiraan and middle shabelle
Posted: Sat Aug 29, 2015 1:12 pm
by AbkoowDhiblaawe
Caliqase waryaa Hobyo hadey degmo tahay then Warsheekh sandulle ay degmo ku tahay.

Re: debate on hiiraan and middle shabelle
Posted: Sat Aug 29, 2015 1:29 pm
by CaliQase
Hobyo degmooyinka Soomaaliya ugu weyn dhul ahaan ayay ka mid tahay sxb.

Re: debate on hiiraan and middle shabelle
Posted: Sat Aug 29, 2015 1:34 pm
by AbkoowDhiblaawe

war have you been to hobyo sxb? Ceel macaan ay la eg tahay lmaoo
Re: debate on hiiraan and middle shabelle
Posted: Sat Aug 29, 2015 1:35 pm
by CaliQase
War magaaladu magaalo maahan, lkn degmadu waa carro Ilaahey

lkn ma tegin.
Re: debate on hiiraan and middle shabelle
Posted: Sat Aug 29, 2015 2:53 pm
by Osob101
At least Iljeex and samatlis are falling in love again up in here
