Page 2 of 2

Re: Ciid wanaagsan

Posted: Wed Sep 23, 2015 3:15 pm
by salool
waayeel101 wrote:ciid mobarak dhaman.

xujajta iyo inta kaleba allaha ka aqbalo cibadada, danbigenana allaha no dhaafo.

I was watching the xujaaj live today...askar ba mesha ka buuxday markasay wayeelka kolba kufaya caawinayen..biyo dadka dusha kaga shubayen...alla maxay ajar shaqaysten.Labayka allhuma labayk ka baxysay...i got so emotional. :(
Ilaahyo mesha aan taga intaana xabaasha la igu ridin.

Re: Ciid wanaagsan

Posted: Wed Sep 23, 2015 4:25 pm
by waayeel101
helwa,
waxa jira sucudiga dad sanad walba iskod u tega makka si ay wax ugu qabtan xujajta.

ilahay ha ino wada fududeyo xajka dhamantenba. anigu waxan ku ducaysta inan naftayda iyo labadi awoowyashay u xajo.

Re: Ciid wanaagsan

Posted: Wed Sep 23, 2015 4:36 pm
by Tuushi
Ciid Mubarak.

Hope most of us took advantage of today and fasted.

Wasnt such a lovely and peaceful day? Alhamdulilah.

Re: Ciid wanaagsan

Posted: Wed Sep 23, 2015 4:45 pm
by Inaayah
Tuushi- Mash'Allah indeed it was. And I found sawmka very easy today Alhamdulila.

Made lots of duca, Illahay ha naga wada aqbalo.

Re: Ciid wanaagsan

Posted: Wed Sep 23, 2015 4:49 pm
by AGENT447
Eid Mubaarak la Snet familia..Hope ya all have a blessed and wonderful ciid
Image

Re: Ciid wanaagsan

Posted: Wed Sep 23, 2015 4:51 pm
by BVSNet
Ciid wanaagsan :up:

Re: Ciid wanaagsan

Posted: Wed Sep 23, 2015 4:57 pm
by SultanOrder
salool wrote:
waayeel101 wrote:ciid mobarak dhaman.

xujajta iyo inta kaleba allaha ka aqbalo cibadada, danbigenana allaha no dhaafo.

I was watching the xujaaj live today...askar ba mesha ka buuxday markasay wayeelka kolba kufaya caawinayen..biyo dadka dusha kaga shubayen...alla maxay ajar shaqaysten.Labayka allhuma labayk ka baxysay...i got so emotional. :(
Ilaahyo mesha aan taga intaana xabaasha la igu ridin.
They are very amazing, trust me. You can't believe how patient they are with the hujaaj, how nice they are, how they provide water, all this when they themselves are in the scorching heat. Illahay khayr iyo xasanat ha siiyo.


Eid Mubarak Akhyaarta Snet.

Re: Ciid wanaagsan

Posted: Wed Sep 23, 2015 5:05 pm
by AGENT447
MissFiora wrote:Got my henna done ..hair done ciid wanagsan to my dysfunctional cyber family! Have a good one!
I couldnt help but think of you when I came across this banger Lol therapeutic laughter kinda thing!
Consider it your xaqal ciid and if does not do its intended job whichs to make you laugh out of your head, I owe u some!


Image Image Image Image :deadrose:

Re: Ciid wanaagsan

Posted: Fri Sep 25, 2015 1:42 am
by MissFiora
AGENT447 wrote:
MissFiora wrote:Got my henna done ..hair done ciid wanagsan to my dysfunctional cyber family! Have a good one!
I couldnt help but think of you when I came across this banger Lol therapeutic laughter kinda thing!
Consider it your xaqal ciid and if does not do its intended job whichs to make you laugh out of your head, I owe u some!


Image Image Image Image :deadrose:

looooooooooooool This made my morning aleylahey! :clap: Ciid wanaagsan huuno macaan :heart: