THE_TRUTH1 wrote:Sahal
Why have you switch side into becoming Xasan Sheekh Maxamuud hater lately !!!!
Somali Gov and Turkey Defense agreement is going perfect and strong as planned
Somali Ground force training september 2015 In Turkey

This is not about scholarship my friend! This is about turkish military training bases inside somalia!
If you want you can sign all ports contract with turkey and you will be defended by any external threat!
Ethiopia aritaan waxee u aragtaa arintaa qatar wayn barkee somalia faraheeda ka baxeesa!
Marka waxee villa u sheegeen in si ay arintaan ugu kalsoonaadaan wider cooperation laga dhigo oo amisom
Ku jirto!
Sh sharif couldnt implement this agreement before from his side
http://mobile.todayszaman.com/diplomacy ... 97699.html
Inside somalia
http://www.raxanreeb.com/2014/02/somali ... -ministry/
Dawlada marekanks ayaa markee ka quusatey qolada villa iyo wareerka dawlad goboleedka ayee waxee soo jeedisay in somalia laga qabto dhinaca ciidanka intii ay dawlad dhexe ay ka dhalanayso in xaga ciidanka laga dhiso, macnaha as independent military institution oo qaab sir ah ayaga ku xiran sida masar oo kale oo isku xiran ilaa gobolada dhan saasna failed state kaga baxdo somalia
Waxaa kaloo ku jiray sadex branch oo special forces ah; balidoogle, kismayo iyo galkacyo iyo american base oo hadhoow lagu xoojiyo mustaqbalka fog
John kerry ayaa markii uu addis tagey oo uu xassan kula kulmay u sheegay in intaan ka badan aan la sugi karin oo uu fashilmay hadana ay ayaga amniga la wareegayaan, waxaa soo boodat ethiopia oo tiri war ka jooga sheekadan somalia wali ma gaarin heerkan argagixisaa ka buuxdo oo hubka la wareegi
Kerry wuxuu ku yiri this a bilateral relationship so stay out of this!
Dawlada ingriisa oo nick kay ku qaraabata ayaa soo dhex gashey waa tii yuulka tagey shirkii london security oo SNA loo qabtey
Hada waxey sheegeen inay soo dirayaan boqolaal askar oo tababar siisa ciidanka somalia, waa arintii turkiga laga hor istaagey laakin ingiriis ma diidi karaan!
Dawlada turjiga waxay ku tiri war anagu miis lama fariisano african gaajo ah ee hadaad ka cabsaneysaan maxaad noogu sheegi weyseen anagaa kor iyo reer galbeedka ka soo dhamayn laheen!
Sxb aniga waligeey naqdiga waa samayn jiray laakiin hada waxaa ii cadaatey in nimankaan rajo aan laga filan karin
Waxaa jira map amisom ah oo cusub oo ethiopia min qoryooley ilaa kismayo kula wareegayso!
Qoryooleey way la wareegeen hadana kismaayey generalo u direen waxa kuu haray waa xamar!
Thats whyvi said musiibada ugu wayn waa leadershipka