Page 2 of 4
Posted: Wed Nov 09, 2005 3:16 pm
by LionHeart-112
Posted: Wed Nov 09, 2005 3:21 pm
by Ina Baxar
Okay , dee anigu ba sida walaakey baan ku jeclahee, iga bax wadadda ,Kambuli baan so xerraynayaayee

Posted: Wed Nov 09, 2005 3:22 pm
by kambuli
Posted: Wed Nov 09, 2005 3:22 pm
by LionHeart-112
war waxaad leedahay aniga waan buuranahay? ma wadada dhan sidaan u xiri karaa?
Posted: Wed Nov 09, 2005 3:27 pm
by Ina Baxar
Kambuli , ogor xoolo iyoo wax aduunkan jira lagugu ma tilamaami karo ,waad ka wada qaalisan tahay , meeshan see ciyaal ka ku badanoo , yanaan jileec laga dareemin baan is leeyahay, waa

sidaas sheekadu

Posted: Wed Nov 09, 2005 3:28 pm
by Sir-Luggoyo
Posted: Wed Nov 09, 2005 3:38 pm
by kambuli
Sir,
Yaa kugu yidhi sidaas? Ilaahbaa xaal og maad iska tidhaahdid?
Ina Baxar,
Bal ii sheeg waxa ay u jeeddo il jebisku?? Ii micnee aniga far waaweyn baa wax la iigu qoraayee

Posted: Wed Nov 09, 2005 3:59 pm
by Ina Baxar
kambuli

= nam' sayin'?
By that I mean , didn't wanna portray you as a cattle.
Farta waawayn baa wax laguugu qora miyaa? Dee hadalka hoos inoogu dhig
, ha igu ceebayn meesha waa ku sidee?

<-- {proven technic used by the FBI hostage negaotiators}
Posted: Wed Nov 09, 2005 4:03 pm
by Sir-Luggoyo
Posted: Wed Nov 09, 2005 4:08 pm
by kambuli
Sir,
Miyaadan xafiiskii joogin? Maxaa barkimada kuusoo arkay?........... these dots do they stand for shukaansi? Or xodxodasho?
Ina Baxar,
Waanigaa nux nux leh ee hadalka hoos inoogu dhigey. Ma I maqleysaa? armadaan iba maqlayn
Laakiin aad baan ula col ahay qolyaha tidhaahdaa" = nam' sayin'? " ee ma beddeli kartaa luuqaddaas

Posted: Wed Nov 09, 2005 4:19 pm
by Ina Baxar

Kambuli Ilaahy ha ku daayo , walle inaad fariid tahay , socod kaagan ka gartay . Waxan ku idhi gacaliso , gorgor xunoo maydkayga bartan ku sugaya baa halkan inoo fadhiyee , bal halkaa inoo yara kici
PS: "nam' sayin" dambe iga maqli maysid

Posted: Wed Nov 09, 2005 4:21 pm
by Sir-Luggoyo
Posted: Wed Nov 09, 2005 4:27 pm
by kambuli
Ina Baxar,
Good boy. Haddii kale waxaan ku moodayaa inaad surwaal baggy ah aad sidatid, dhegtuna ku daloosho
Sir,
Quote"and I know you ain't lightweight either,"
Weligaa ha ilaawin farta waaweyn. Maxaad uga jeeddaa weedha kor ku qoran?

Posted: Wed Nov 09, 2005 4:34 pm
by Ina Baxar
Kambuli , nin dhegtu daloosho weliga miyaanad arag?
Ciisuhu , ninka laayan ka ah ee dad farabadan soo dilay baa dhegaha dalooshada. Galbeedkuna , ninka madiga ah , ama kaa agoonka ah ba loo daloolin jiray dhegta .
Cala ii xaal , dee waa adiga yara nafisee , ogol malayska yahay?

Posted: Wed Nov 09, 2005 4:39 pm
by kambuli
Ina Baxar,
Thanks walaahay iyadoo aan mukur ahayn
Markaan akhriyey "Dee waadiga yare nafisee" Baan kor u qosley, mid agteyda marayey ayaa igu soo leexday oo I yidhi"Are you ok?".
Thanks walaal, we need the laughter, don't we
