Page 2 of 5

Re: Bal waa halkay gashaa!

Posted: Thu Nov 26, 2015 5:52 pm
by KingWaslawi
Inaayah oo awil hore sidaan ahaa wll?

Re: Bal waa halkay gashaa!

Posted: Thu Nov 26, 2015 5:55 pm
by KingWaslawi
COOL-MAN alhamdulillah waa first time hore waxba uma arag, in shaa Allaah subaxa ayaan ku kalahayaa, rasiidhkii baan hayaa, balo Waar tani mid adduun soo halaagtay waaba u ekayd.

Re: Bal waa halkay gashaa!

Posted: Thu Nov 26, 2015 5:56 pm
by Thuganomics
Nooca la salaaxo sounds kinda rude lol

Re: Bal waa halkay gashaa!

Posted: Thu Nov 26, 2015 5:57 pm
by Inaayah
Thuganomics wrote:Nooca la salaaxo sounds kinda rude lol
It sounds sexual to me. :lol:

Re: Bal waa halkay gashaa!

Posted: Thu Nov 26, 2015 5:59 pm
by Thuganomics
Inaayah wrote:
Thuganomics wrote:Nooca la salaaxo sounds kinda rude lol
It sounds sexual to me. :lol:
That's what I mean

Re: Bal waa halkay gashaa!

Posted: Thu Nov 26, 2015 6:00 pm
by Hyperactive
marko somalika sa o badan yahay.... wan warera, bal e yara fasir king.

Re: Bal waa halkay gashaa!

Posted: Thu Nov 26, 2015 6:01 pm
by KingWaslawi
Waar dee naga taga, dadkiinan maskaxda ayaad wax kale ku haysaan, moobil salaaxitaan kiisu waa iska oraydh mar haddaanu ceeb lahayn iyo wax laga xishoodo.

Re: Bal waa halkay gashaa!

Posted: Thu Nov 26, 2015 6:03 pm
by KingWaslawi
Hyperactive wrote:marko somalika sa o badan yahay.... wan warera, bal e yara fasir king.
Ind Hyper bacda ayaa iigu riday a second hand mobile, oo lasoo xiijiyay.

Re: Bal waa halkay gashaa!

Posted: Thu Nov 26, 2015 6:07 pm
by COOL-MAN
KingWaslawi wrote:COOL-MAN alhamdulillah waa first time hore waxba uma arag, in shaa Allaah subaxa ayaan ku kalahayaa, rasiidhkii baan hayaa, balo Waar tani mid adduun soo halaagtay waaba u ekayd.
Loooool


If you the receipt hadabo waad ceymataa

Hada ka hor ayaa kuwa jibsi oo gaari wata, dariiqa ii istaajiye. Camero qurux badan ayey i tuseen. Cameradii ayan ka qaade oo dhinac walbo ka eegey. Mase waa bahal cajiib ah :up: . Waa meeqo ayan ku iri waxey i dheheen sadax ayan ku rabney lakin adigu 250 iska dhiib. Waan la gorgortame, ilaa boqol aan gaarsiiyo. Waan heshiine, ii qabo aan lacagta ku soo saare ayan ku iri. Cash mashiinkan tagey oo boqol ka soo saarey. Cameradii oo kartooni ey ku jiro ayaa la ii siiyey. Aniga oo igu jirto ayan xaafada imid.

Fur














Mase waa nus kiilo sokor :snoop: :ehh: :meles: :dwill:

Re: Bal waa halkay gashaa!

Posted: Thu Nov 26, 2015 6:08 pm
by Hyperactive
did you go back and correct the mistake?

Re: Bal waa halkay gashaa!

Posted: Thu Nov 26, 2015 6:14 pm
by KingWaslawi
Hyperactive wrote:did you go back and correct the mistake?
Not yet in shaa Allaah 2morrow Akhii.

Re: Bal waa halkay gashaa!

Posted: Thu Nov 26, 2015 6:16 pm
by Hyperactive
man, i buy online, i forgot last time i went to mall. i dont like sales people and their fake smile.,

Re: Bal waa halkay gashaa!

Posted: Thu Nov 26, 2015 6:29 pm
by KingWaslawi
Hyper I online shopping is better. Carabtu ma fake smile bay taqaanaa, lol

Waxay ku odhan "7abeebii 7abeebii, anta min Sidiiiqii.

Re: Bal waa halkay gashaa!

Posted: Thu Nov 26, 2015 6:39 pm
by Hyperactive
:lol: :lol: most sales people are south asian dee and some egptions and lebanese. they are bushy and ennoying.

Re: Bal waa halkay gashaa!

Posted: Thu Nov 26, 2015 6:44 pm
by Ismail87
KingWaslawi wrote:Eeshiyaanad yaroo uraysa ayaa caawa i dhacday, bal waa halkay gashaa burrito, in shaa Allaah, sabaaxad iyo feedh, tantoomo plus rukaas haddaanan isagu darin, oo hooyadeed oo aroos ah tusin nin ma ihi, tollaay naagtaa yar haddaanan eber ka dhigin oo iyadoo harag iyo saan loo kala saari waayay dukaanka dibada uga soo tuurin,

Argos ka Westfield ayay ahayd, waxaan iibsanayay beard trimmer iyo Moobil nooca la salaaxo ah, Waar naagtu intay moobilkii oo kartoon ku jira kartoonkii kale dusha ka saartay ayay bacdii iigu riday Anna maba engine waan iska soo qaatay uun, markaan guri soo gaadhay uun is idhi moobilkii soo saar, bahal duuga oo laga soo dhamaystay oo waliba kaaga darantee la xag xagtay ayaan kasoo saaray kartoonkii, Waar illeen ciil looma dhinto, waxaan is idhi dib u carar oo allow kaga soo noqonayaa sii, mise waa sagaalkii iyo rubuc, soddon mirir kahor ayaa albaabada la isugu dhuftay.

Anna halkan baan iminka ciil dibinta ruugayaa, naagtaa yar waa halkay gashaa dheh,

Allow aan waaga waraabe cunin.
waxabad ka dartay kuwa dhaha moobilka farafaree :dead: