

Moderators: Moderators, Junior Moderators
Horta qof weyn lama odhan karo been baad sheegtey, laakin qaraafiic ma xidhato kuwa xidhana fidhiqo ku sheeg taa ( sorry mujahid ) .GRANNY wrote:Miskiin![]()
Ileen islaan asaasaqdey wax walba been ku sheegtaa?GRANNY wrote:Anaga kolba sheeko yaro canteyna no so alif.
Anigo waxaan aaminsanhey inaad xaasna haysan ood SN hadh iyo habeen ku dhex riyootid.
Wax cusub la imo ninyahow...ur imaginary wife intaad shalafka naga saartid, bal mawduuc cusub no fur oo xiiso leh.
![]()
GRANNY wrote:Ninyahow sheeko cusub la imo baan ku idhi...naagtedi ba dhuustay iyo weel bay xali wayday wa iska nooc minal nacasnimo.Ilaaha ka bari xaas wanaagsan inu ku siiyo.Waan ogahy inay dhaxanta nimanka qaar isku dhex yaacan...buste sadaaxad iska so iibso oo calaacalka nagala tag.
Sauna tag, shaah sanjabiil ka buuxdo iska karso.Dhaxanto markaas bay ka duuli.![]()
Good night.
huuno never listen to ppl they want you to be like them.. reerkaga ilashoLoDoon wrote:MujahidAishah, huuno dee "xalleey baan garaabo cuney" iyo "hebal iyo hebal gurigii heblayo bey garaabo ku cunoyaan" uunbey weekend kasta sanka naga marmariyaan. Just out of curiousity uunbaan islahaa ka warkeen laakin AOC's wise words ( me grateful) has put a stop to it.
Ps 9:30 is when we have casho and about 8 months ago we have made a seriuos pledge that neither of us should eat cash and qureec alone unless the day is spent at parents homes or one is abroad.