AMISOM intervene in Beletweyne

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Halmog
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 908
Joined: Thu Jun 27, 2013 1:14 pm
Location: I LIKE THE WAY YOU DIE BOY

Re: AMISOM intervene in Beletweyne

Post by Halmog »

:damn: analyst Sahal too defensive on anything relating to hiiran
User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14237
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: AMISOM intervene in Beletweyne

Post by AbkoowDhiblaawe »

TheblueNwhite wrote:Abdifatah is held at Mama Khadija aka NISA HQ. Tuuryare keeps him in line. Lol.

Agoon refused the $150k blood money. HSM will sack him soon.
Lol. Sahal riyo uu ku jiraa iska daa.
User avatar
JSL3000
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8699
Joined: Mon Oct 26, 2015 7:29 am

Re: AMISOM intervene in Beletweyne

Post by JSL3000 »

Wasn't amisom always at beledweyn?
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: AMISOM intervene in Beletweyne

Post by sahal80 »

tell that to your retard caqli lix saac!

Kulahaa to be fired! when did he was in his office?

This is the president in hiiraan

http://baledweyne.com/daawo-sawirada-wa ... aledweyne/

Aabdifatah is free and has never been under investigation and I know where who he spends most his time, hes in xamar just to keep him away from beledweyne bc people dont want hin

I have talked to one of the nabadoons who forced him to go

free yourself first from the looma ooyaan farah whom you take orders from before talking about hiiraan wih is right now ruled by the hiraab karbasher dabageed!
Image

http://raadraac.net/2015/11/22/gacan-ku ... -muqdisho/

house arrest and he goes to leedo beach!
https://scontent-lhr3-1.xx.fbcdn.net/hp ... e=5712421F
Last edited by sahal80 on Sun Dec 20, 2015 5:51 am, edited 1 time in total.
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: AMISOM intervene in Beletweyne

Post by original dervish »

I thought this was a conflict between the Gugandabe.....when did the Hawadle become involved? :?
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: AMISOM intervene in Beletweyne

Post by sahal80 »

original dervish wrote:I thought this was a conflict between the Gugandabe.....when did the Hawadle become involved? :?
:russ: ask caqli sii jeeda!

sxb dadkaan hadii ay iraado lahaan lahaayeen xamar halkaas maysan joogteen ama afar jeeble cabdullahi sheekh lacag kuma qaateen jazeera inay raacdo southwest as one of them here puts it inkastoo ay lower shabelle ka tirsaneed halka ay tigreega caasimadii balaarinayaan!

Aduunka dhan bay ka jirtaa in hogaamiye lagu kaco oo la buriyo hadii uu tacdi sameeyo....kuwii hassan sh habaarayay oo ku mudaharaadey waa reer abtigiis oo la dhaho cabdalle ma ahayn dadkii ninka laga dilay

Cabdi fataax jufadiisa bari ayay ka noqotey, nabadoonadiisa baa amray inuu magaalada ka baxo

hal xabad lama ridin, waxey aheed protest jidadka lagu xirxiray

Hadii isku dhac jufo sida mooryaantaan ku riyoonayaan ahaan laheed, waxaa loo dili lahaa yar jufadiisa ah ee arintu waxay aheed wax ku lid ah gudoomiyaha bas!

Intaas miskaxdooda yar ma fahmi karto

Ciidankeena waa professional saa darteed ma kala jabin...militiada jidadka xirtay waa yarka la dilay ehelkiisa oo ka yimid dhinaca matabaan

Ugaaskaa u tagay waxey yiraahdeen ugaasoow amrak laakin ninkaan xafiiska sii joogi maayo ee maxkamad hala saaro....ugaaska baaritaan buu u balaqaadey jidadkiina way fureen

Wuxuu wacay culusoow shakhsiyan iyo wasiirka amniga oo uu ka codsadey in caseka yarka la baaro...waaatii ay wafdi soo direen laakiin wax ma maqashey? No

Waayoo ayagaa lug kulahaa...yarka dilka fuliyay tigid ayaa u jarnaa isla maalintii buu xamar galey waana la waayey!

Yarkaan wuxuu ka tirsanaa staffka gudoomiyaha marka waxaa jirta muaamaro asaga looga horkeenayay dadka!

Cabdifatax wafdigii buu kula kulmay airporka, habeenkii ma soo noqon dadkii way farxeen, laakiin markuu xafiiska ku soo noqdey bay hadana dadkii kaceen oo dhaheen aaway balantii ugaaska

Ugaaska waa ku dhuftey, dabageed buu magaabay qolyihii xamarna wuxuu ku yiri si dag dag ah hadii aadan diyaarad ugu soo dirin ninkaan oodan meesha kala bixin ilaa barito wax walbe adinkaa ka masuul ah

Xamar wuu joogaa hotel peace la dhoho buu dadka gobolka kula kulmaa, mako mukarama buu tagaa, xeebtuu tagaa, xaaskiisuu soo wacaa....wax baaritaan ah ma jiraan oo uu la kulmay iyo meel lagu hayo

Ujeedadoodu waxay ahayd inay qalalaasaha sii dheereeyaan si the xashiish-infested jowhar shirka uga dhoco......laakiin hawadle waa dad u ruursan maadama ay yihiin jazeerad baxar mooryaan ah degan sida israel in the middle east....durbo hogaamiyeey yeesheen waana ku qasbanaadeen inay la qabsadaan oo xataa sntv ga bay ka soo daayaan! Kkkk f-king moooryaans!

Abdifatah wuxuu ahaa qof waxtar badan oo gobolka laga jecel yahay..intaan laqanyo la keenin wuxuu USAIDa ka heli jiray lacag sadex degmo oo ah beledweyne, maxaas iyo matabaan. Ahlusuna inta kala tuuray buu itoobiya u sheegay inaysan so dhaafin xadka goriceel

Dhaadhaanka xassan markuu yimid wuxuu beesha ka codsadey inuu magacaabo maaul cusub kadibna ay doortaan cidey rabaan....waxaa fakatay matabaan, al shabaab ayaa markii ugu horeeysay maxaas qabsatey waligeedna ethiopia magalin waa gaas...cabdifatax asagoo isa soo celiyay qasab waliba waayoo dadkii ayaa arkey inuusan faadido lahayn qoslaaye
User avatar
TheblueNwhite
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11301
Joined: Mon Feb 14, 2011 2:34 pm
Contact:

Re: AMISOM intervene in Beletweyne

Post by TheblueNwhite »

Warsheekh wrote:
TheblueNwhite wrote:Abdifatah is held at Mama Khadija aka NISA HQ. Tuuryare keeps him in line. Lol.

Agoon refused the $150k blood money. HSM will sack him soon.
Lol. Sahal riyo uu ku jiraa iska daa.
I was proven right. HSM fired AbdiFatah. Lol.

Dude had to start a thread called "HSM got defeated".

Kan caadi ma aha.
User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Re: AMISOM intervene in Beletweyne

Post by Strategic »

Ujeedadoodu waxay ahayd inay qalalaasaha sii dheereeyaan si the xashiish-infested jowhar shirka uga dhoco......laakiin hawadle waa dad u ruursan maadama ay yihiin jazeerad baxar mooryaan ah degan sida israel in the middle east....durbo hogaamiyeey yeesheen waana ku qasbanaadeen inay la qabsadaan oo xataa sntv ga bay ka soo daayaan! Kkkk f-king moooryaans!

kkkk lol,xashiish-infested jowhar ,jowhar alone produces more than hiiran combined .
few facts
jowhar is where the new shir maamul will take place..check
buuloburte is the capital of the new admin...check
middle shabelle doesnt need hiiraan .......check
jaziira is in mogadishu check...abdulahi sheek ayaa barnaamidkaan keenay lacagna ku cunay that is personal opinion of him,nothing more nothing less.southwest power in lower shabelle is 0% check.
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21185
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: AMISOM intervene in Beletweyne

Post by sahal80 »

If a person is behind you thousand of miles it will be hard to get the point

Abdifatah was FINISH FINISH FINISH

I have been talking about dababageed even before he gone to xamar

Stated for the last week hes been nominated by the elders and dabageed coup in lamagalaay

Thasts hes the f-king governor

Logcally if the puppet hassan can fire shyt ge would have appointed his man

Dabageed is self declared governor and hassan was forced to recognize him

Forced. Djibouti wuxuu isheegay in aaan wax la qaabili karin la, aantiis

All their f-king xabad joojin r lies..this was reached before their arrival...army was due to attack howlwadaag in the morning...abd he sent their odayaal ahead of this operation to give them notice

Waxa xamar sameysay waxaa la dhahaa la qabsasho!
http://www.radiomuqdisho.net/yuusuf-dab ... ydhagayso/


f-king hell im out of this mentally retarded place!

Those who were claiming that theirs a rift between hawadle, agoon cabdalle were the first to welcome him!



Blood

Both hiiraan and jowhar r rich states but jowhar produces sugar and rice too


Meesha shirka labada admin ayaa kulmaya oo goaan ka gaaraya. Farsamsda waa laga boodi doonaa.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”