Fav terms of endearment

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Rambie
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5689
Joined: Sat Mar 15, 2014 2:16 pm

Re: Fav terms of endearment

Post by Rambie »

theyuusuf143 wrote:
yaa taaj fooqal ra,ask means Cumaamadaydiiyey , lool that's not something lovely.

Nop, taj foqol ras means the crown on my head. Cumaamaday :lol:
User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8473
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Re: Fav terms of endearment

Post by LeJusticier »

1980s Shukaansi
First a guy sees a girl and he likes her and decides to make a move on here but how would he do it since he's never seen her before..well, here is how a guy from North use to approach a girl.


Wiilkii: Naayaahe, miyaadan aheyn tii yareedoo uudhalay ina indhabuur?

Gabadhii: haa Huuno ee kumaad aheyd adigu?

Wiilkii: Naw, naa miyaad durba i illoowday? sow kii isha farta kaa galin jiray ma ihi?

Gabadhii: Waar il leynine kumaad aheyd isu keey sheeg, imisa goor bey il far naga gashay, waar muxuu leeyahay wuxu?

Wiilkii: Hayaay, naa ma anigaadan i aqoon? allah maxaad indhaha iyo qalbiga is tireysaa?

Gabadhii: waar kan yari ma laha wuu falanyahay?

Wiilkii: Yarey dee caayda maad inaga deeyn?

Gabadhii: dee haayee isku keey sheeg oo dantaadana ka hadal iina soo dedeji waan Degdegsanahee?
Wiilkii: Hayaay, show tani waaba mid caleemo saarantay, Naayaahe halkeed ku socotaayoo ku deg-degaysaa?

Gabadhii: Waar adigu horta su'aalo badnidaa, ma waxaad tahay kuwii danbi baadhista?

Wiilkii: Naa danbi wax ka weyn beynu baadhnaayee, bal yaray uyara kaadi.

Gabadhii: Dee iisheeg waxaad dooneyso.

Wiilkii: Naa adigaanu ku dooneeynaaye, ee iisheeg magacaagu muxuu ahaa?

Gabadhii: oo magaceygaad dooneysaa inaad ogaato imika?

Wiilkii: Dee ma wax kalaa meesha yaala iyo dan kaloo aan wataa?

Gabadhii: Hayaay, waryaadheheen ma baasaboor baad iisameyn imika adigaa magaceyga inuu ogaado doonayee?

Wiilkii: Naa baasaboor leyne inaanu ku baranaanu dooneynaa dee.

Gabadhii: Maxaad iga baraneysaa ma duruustii iskuulkaan noqday?

Wiilkii: War hayaay, war tan yari see tahay? naa miyaad moogantahay inaan ina adeerkaa ahay oon hadan ku gayo?

Gabadhii: Waar ina adeerleyne anigu kuma aqaan?

Wiilkii: Naayaahe ma hadaad inaad i inkirto billoowday?

Gabadhii: Waar inkiraad leyne danta aad leedahay ka hadal mise afka camuuda ka cesho.

Wiilkii: oo ma anigaad ileedahay afkaan camuud kaaga gurayaa?

Gabadhii: Naw, oo ma afkaagu god wax walba lagu gurayuu noqday?

Wiilkii: Qoodhiin iyho Xeradiin inantan af xumadeeda eega, wallee tani budh inaan la dhaceey dooneysaa.

Gabadhii: hayaay, oo adigu ma hablahana budh baad la dhaceysaa?

Wiilkii: Dee sow adigaan waan ku sabaaxadeynayaa oo afkaan camuud kaaga gurayaa ileh ma aha?

Wiilkii: Ina adeer waxaan ka imi Sanaag oo waxaan kusii jeedaa halkaa iyo Burciyo Hargeysa.

Gabadhii: Allow kani maxaa ibaday saaka? waryaahe miyaadan magaalo weli hore u arag?

Wiilkii
: Naayee magaalooyinka waan ka dabaaqaa oo reer magaalku waa dad xun baal la yidhi.

Gabadhii: Halkan Berbera waa meel wanaagsan oo meel ay waxaad sheegayso ka dhacaan ma aha.

Wiilkii: Hayaay..sow Berbera halkii Boodhari sidii furinka loogu dubtay miyaanan aheyn, baq baq anigaad indhaha boodh iiga seydhaysaa.

Gabadhii: Waar Boodhari cidina ma dubinee isagaa furinka dubi jiray.

Wiilkii: Naw..dee maxaa dilay haduu nin ganacsadoo shaqeysanaya ahaa?

Gabadhii: Dee mooyi, orodoo isaga iyo Hodan su'aal.

Wiilkii: Naa adigaa noo sheegay oo aan ku su'aalayaa ee noo jawaab?

Gabadhii: Huuno waqtigii iga lumisayee orodoo reerkiinii iyo dantaad ku soctay qabo.

Wiilkii: War hayaay, oo aniguna caawoo idil shukaami ayaan lahaa adiguna waqtigii baad iga lumisay ayay i odhaneysaa..billaa caleyk qalbi waa ku sidee dee?

Gabadhii: Waar shukaansi leyne orodoo gawaadhida iska eeg.

Wiilkii: Gawaadhidee? (Turning back & jumping out of the way @ the same time.)

Gabadhii: (Laughter) war kani waaba mid miyiga hada ka yimi oo mucjiso ah...Huuno shukaansina waxba ka garanmeyside orodoo meherad yeelo.

Wiilkii: Waan is mehersaneynaa baa?

Gabadhii: Waar belaayo ku mehersataye orodoo na dhaaf.

Wiilkii: Naa na dhaaf leyne nala hadal, sideen kuu dhaafaa, halkeen aadaa oon ushukaansi tagaa yaanse shukaansan hadaa hadaan adiga ku dhaafo.

Gabadhii: Dee hadaana ku dooneyn ka waran? ma sandulaa waxaagu?

Wiilkii: Dee sow adigaan baryada diiday? Soomaalidu horeey utidhi Dumarku waa caruur, caruurina cidii uroon bey moodi inuu u daranyahay.

Gabadhii: War waaxay af lagaadadu?

Wiilkii: Naa kumaan af lagaadeyne ee hadaad dooneyso in lagu af lagaadeeyo oo sidaa wax lagaaga helaayo bal iisheeg.

Gabadhii: War kani miyuu falanyahay?

Wiilkii: Naa diintaada waxaa ku sameeyee inaga daa habaarkaad nala daba socoto maantoo idil?

Gabadhii: Hayaay, oo ma haduu inuu icaayo billaabay?

Wiilkii: Ina adeer ma adigaan caay kuu quudhaa, sow adigan bogga ii fadhiya sida dacartii, laabtana iigaga taagan sida qaboow i galay oo aanan kaa neefsan karin sida cad aan cunayoo oo aan ku margaday.

Gabadhii: koow.

Wiilkii: Ina adeer waxaad tahay inan aan la dhacee cidlada ma iska weheshanaa?

Gabadhii: waar anigu cidlo ima heyso.

Wiilkii: Naa weey ku heysaaye bal yara caga dhigoo qumaati iigu waran dee.


Gabadhii: Huuno aniga iyo adigu inaan kala wareegnaa la qaatay.

Wiilkii: Ina adeer maantoo idil sidaan u wareegayaan daalaye ee xabiibtii wareeg kale ha ii dirin.

Gabadhii: Allah maxaa kan aniga iisoo arkay, waryaarehe..anigu ku dooni maayee mid kale raadso.

Wiilkii: Walleey iga tahay mid kale.

Gabadhii: Dee yeelkadaa.

Wiilkii: Adiguba yeelkadaa.

Gabadhii: Dee inagu kala dhaqaaji.

Wiilkii: Ma cid lugaha ku heysaa jirta?

Gabadhii: Waar ina dhaaf.

Wiilkii: Naa adiguba ina dhaaf.

Gabadhii: war kani reer miyiga ah halkuu inooga yimi?

Wiilkii: Naa reer miyi leynine oondada inooga bax intaadan indhahaaga wax ku arag.

Gabadhii: oo ma awalbaan dhegaha wax ku arki lahaa hadaanan indhaha wax ku arag?

Wiilkii: Naa maad joogtid wey kuu roontahaye. (Getting ready to beat her senseless)

Gabadhii: Waar orodoo ina dhaaf waxyahow falani.


The guy beats the hell out of her and the poor girl was admitted in hospital but the latest rumour doing rounds suggest that they are a couple now....
InaSamaale
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2524
Joined: Thu Jan 03, 2013 2:00 pm
Location: Endeavour.

Re: Fav terms of endearment

Post by InaSamaale »

Skippa wrote:
Inaayah8 wrote: Skips- Come on, kalmada "baby" aya Ka jidhidhiyicoota?
You wouldda if you'd a heard it coming out the mouth of a 40+ y.o. somali :down:



https://m.youtube.com/watch?v=dJVQfyQ9T2A

Did she sound like this? Baby loof yuuuuuuuu :dead:
User avatar
Prlnce
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2406
Joined: Thu Oct 30, 2014 2:22 pm

Re: Fav terms of endearment

Post by Prlnce »

Nayaa!
User avatar
MujahidAishah
Posts: 16994
Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool

Re: Fav terms of endearment

Post by MujahidAishah »

None that's some soft shit he gets Warya, ina hebel ama huuno apart from that hadal macaan maa hoyadii baan yahaye

Image
cizza
Posts: 17
Joined: Tue Jan 12, 2016 8:04 pm

Re: Fav terms of endearment

Post by cizza »

I like ainee in Arabic. Its so sweet, and nuraleyn and hayati, that's what I like about arabic is how deep the terms of endearment are.
User avatar
Mannall
Posts: 21
Joined: Mon Apr 20, 2015 1:54 pm

Re: Fav terms of endearment

Post by Mannall »

Aboowow inaabtoow :oops:
User avatar
Thuganomics
Posts: 14075
Joined: Wed Sep 08, 2010 12:56 pm
Location: Arguments gain nothing but resentment, Disscussion however creates learning

Re: Fav terms of endearment

Post by Thuganomics »

LeJusticier wrote:1980s Shukaansi
First a guy sees a girl and he likes her and decides to make a move on here but how would he do it since he's never seen her before..well, here is how a guy from North use to approach a girl.


Wiilkii: Naayaahe, miyaadan aheyn tii yareedoo uudhalay ina indhabuur?

Gabadhii: haa Huuno ee kumaad aheyd adigu?

Wiilkii: Naw, naa miyaad durba i illoowday? sow kii isha farta kaa galin jiray ma ihi?

Gabadhii: Waar il leynine kumaad aheyd isu keey sheeg, imisa goor bey il far naga gashay, waar muxuu leeyahay wuxu?

Wiilkii: Hayaay, naa ma anigaadan i aqoon? allah maxaad indhaha iyo qalbiga is tireysaa?

Gabadhii: waar kan yari ma laha wuu falanyahay?

Wiilkii: Yarey dee caayda maad inaga deeyn?

Gabadhii: dee haayee isku keey sheeg oo dantaadana ka hadal iina soo dedeji waan Degdegsanahee?
Wiilkii: Hayaay, show tani waaba mid caleemo saarantay, Naayaahe halkeed ku socotaayoo ku deg-degaysaa?

Gabadhii: Waar adigu horta su'aalo badnidaa, ma waxaad tahay kuwii danbi baadhista?

Wiilkii: Naa danbi wax ka weyn beynu baadhnaayee, bal yaray uyara kaadi.

Gabadhii: Dee iisheeg waxaad dooneyso.

Wiilkii: Naa adigaanu ku dooneeynaaye, ee iisheeg magacaagu muxuu ahaa?

Gabadhii: oo magaceygaad dooneysaa inaad ogaato imika?

Wiilkii: Dee ma wax kalaa meesha yaala iyo dan kaloo aan wataa?

Gabadhii: Hayaay, waryaadheheen ma baasaboor baad iisameyn imika adigaa magaceyga inuu ogaado doonayee?

Wiilkii: Naa baasaboor leyne inaanu ku baranaanu dooneynaa dee.

Gabadhii: Maxaad iga baraneysaa ma duruustii iskuulkaan noqday?

Wiilkii: War hayaay, war tan yari see tahay? naa miyaad moogantahay inaan ina adeerkaa ahay oon hadan ku gayo?

Gabadhii: Waar ina adeerleyne anigu kuma aqaan?

Wiilkii: Naayaahe ma hadaad inaad i inkirto billoowday?

Gabadhii: Waar inkiraad leyne danta aad leedahay ka hadal mise afka camuuda ka cesho.

Wiilkii: oo ma anigaad ileedahay afkaan camuud kaaga gurayaa?

Gabadhii: Naw, oo ma afkaagu god wax walba lagu gurayuu noqday?

Wiilkii: Qoodhiin iyho Xeradiin inantan af xumadeeda eega, wallee tani budh inaan la dhaceey dooneysaa.

Gabadhii: hayaay, oo adigu ma hablahana budh baad la dhaceysaa?

Wiilkii: Dee sow adigaan waan ku sabaaxadeynayaa oo afkaan camuud kaaga gurayaa ileh ma aha?

Wiilkii: Ina adeer waxaan ka imi Sanaag oo waxaan kusii jeedaa halkaa iyo Burciyo Hargeysa.

Gabadhii: Allow kani maxaa ibaday saaka? waryaahe miyaadan magaalo weli hore u arag?

Wiilkii
: Naayee magaalooyinka waan ka dabaaqaa oo reer magaalku waa dad xun baal la yidhi.

Gabadhii: Halkan Berbera waa meel wanaagsan oo meel ay waxaad sheegayso ka dhacaan ma aha.

Wiilkii: Hayaay..sow Berbera halkii Boodhari sidii furinka loogu dubtay miyaanan aheyn, baq baq anigaad indhaha boodh iiga seydhaysaa.

Gabadhii: Waar Boodhari cidina ma dubinee isagaa furinka dubi jiray.

Wiilkii: Naw..dee maxaa dilay haduu nin ganacsadoo shaqeysanaya ahaa?

Gabadhii: Dee mooyi, orodoo isaga iyo Hodan su'aal.

Wiilkii: Naa adigaa noo sheegay oo aan ku su'aalayaa ee noo jawaab?

Gabadhii: Huuno waqtigii iga lumisayee orodoo reerkiinii iyo dantaad ku soctay qabo.

Wiilkii: War hayaay, oo aniguna caawoo idil shukaami ayaan lahaa adiguna waqtigii baad iga lumisay ayay i odhaneysaa..billaa caleyk qalbi waa ku sidee dee?

Gabadhii: Waar shukaansi leyne orodoo gawaadhida iska eeg.

Wiilkii: Gawaadhidee? (Turning back & jumping out of the way @ the same time.)

Gabadhii: (Laughter) war kani waaba mid miyiga hada ka yimi oo mucjiso ah...Huuno shukaansina waxba ka garanmeyside orodoo meherad yeelo.

Wiilkii: Waan is mehersaneynaa baa?

Gabadhii: Waar belaayo ku mehersataye orodoo na dhaaf.

Wiilkii: Naa na dhaaf leyne nala hadal, sideen kuu dhaafaa, halkeen aadaa oon ushukaansi tagaa yaanse shukaansan hadaa hadaan adiga ku dhaafo.

Gabadhii: Dee hadaana ku dooneyn ka waran? ma sandulaa waxaagu?

Wiilkii: Dee sow adigaan baryada diiday? Soomaalidu horeey utidhi Dumarku waa caruur, caruurina cidii uroon bey moodi inuu u daranyahay.

Gabadhii: War waaxay af lagaadadu?

Wiilkii: Naa kumaan af lagaadeyne ee hadaad dooneyso in lagu af lagaadeeyo oo sidaa wax lagaaga helaayo bal iisheeg.

Gabadhii: War kani miyuu falanyahay?

Wiilkii: Naa diintaada waxaa ku sameeyee inaga daa habaarkaad nala daba socoto maantoo idil?

Gabadhii: Hayaay, oo ma haduu inuu icaayo billaabay?

Wiilkii: Ina adeer ma adigaan caay kuu quudhaa, sow adigan bogga ii fadhiya sida dacartii, laabtana iigaga taagan sida qaboow i galay oo aanan kaa neefsan karin sida cad aan cunayoo oo aan ku margaday.

Gabadhii: koow.

Wiilkii: Ina adeer waxaad tahay inan aan la dhacee cidlada ma iska weheshanaa?

Gabadhii: waar anigu cidlo ima heyso.

Wiilkii: Naa weey ku heysaaye bal yara caga dhigoo qumaati iigu waran dee.


Gabadhii: Huuno aniga iyo adigu inaan kala wareegnaa la qaatay.

Wiilkii: Ina adeer maantoo idil sidaan u wareegayaan daalaye ee xabiibtii wareeg kale ha ii dirin.

Gabadhii: Allah maxaa kan aniga iisoo arkay, waryaarehe..anigu ku dooni maayee mid kale raadso.

Wiilkii: Walleey iga tahay mid kale.

Gabadhii: Dee yeelkadaa.

Wiilkii: Adiguba yeelkadaa.

Gabadhii: Dee inagu kala dhaqaaji.

Wiilkii: Ma cid lugaha ku heysaa jirta?

Gabadhii: Waar ina dhaaf.

Wiilkii: Naa adiguba ina dhaaf.

Gabadhii: war kani reer miyiga ah halkuu inooga yimi?

Wiilkii: Naa reer miyi leynine oondada inooga bax intaadan indhahaaga wax ku arag.

Gabadhii: oo ma awalbaan dhegaha wax ku arki lahaa hadaanan indhaha wax ku arag?

Wiilkii: Naa maad joogtid wey kuu roontahaye. (Getting ready to beat her senseless)

Gabadhii: Waar orodoo ina dhaaf waxyahow falani.


The guy beats the hell out of her and the poor girl was admitted in hospital but the latest rumour doing rounds suggest that they are a couple now....

:dead: :dead: :dead:

Rightwing ma adaa qorey.That was effing hilarious.They are a typical rer waqooyi is shookaansanaya.Mid waliba Wuxuu is leeyahay yaan daciif lagaa dareemin
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17685
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Fav terms of endearment

Post by theyuusuf143 »

Warya lej that's riwaayad script dee , beryahan garaabadaa wax kuu tarta.
User avatar
NoThatAbdi
Posts: 208
Joined: Tue Nov 05, 2013 4:07 am
Location: I be in Cali with Hilary Banks, just actin' like her dad cuz I fill up the bank

Re: Fav terms of endearment

Post by NoThatAbdi »

'stupid'
User avatar
LeJusticier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8473
Joined: Wed Jun 05, 2013 5:36 pm
Location: base of sufism. Imam Le Justicier ...Xerta Dareenka

Re: Fav terms of endearment

Post by LeJusticier »

:russ: :russ:

Garaabada ciyaar mood
User avatar
Inaayah8
Posts: 239
Joined: Mon Jan 11, 2016 11:54 pm

Re: Fav terms of endearment

Post by Inaayah8 »

LeJusticier wrote:1980s Shukaansi
First a guy sees a girl and he likes her and decides to make a move on here but how would he do it since he's never seen her before..well, here is how a guy from North use to approach a girl.


Wiilkii: Naayaahe, miyaadan aheyn tii yareedoo uudhalay ina indhabuur?

Gabadhii: haa Huuno ee kumaad aheyd adigu?

Wiilkii: Naw, naa miyaad durba i illoowday? sow kii isha farta kaa galin jiray ma ihi?

Gabadhii: Waar il leynine kumaad aheyd isu keey sheeg, imisa goor bey il far naga gashay, waar muxuu leeyahay wuxu?

Wiilkii: Hayaay, naa ma anigaadan i aqoon? allah maxaad indhaha iyo qalbiga is tireysaa?

Gabadhii: waar kan yari ma laha wuu falanyahay?

Wiilkii: Yarey dee caayda maad inaga deeyn?

Gabadhii: dee haayee isku keey sheeg oo dantaadana ka hadal iina soo dedeji waan Degdegsanahee?
Wiilkii: Hayaay, show tani waaba mid caleemo saarantay, Naayaahe halkeed ku socotaayoo ku deg-degaysaa?

Gabadhii: Waar adigu horta su'aalo badnidaa, ma waxaad tahay kuwii danbi baadhista?

Wiilkii: Naa danbi wax ka weyn beynu baadhnaayee, bal yaray uyara kaadi.

Gabadhii: Dee iisheeg waxaad dooneyso.

Wiilkii: Naa adigaanu ku dooneeynaaye, ee iisheeg magacaagu muxuu ahaa?

Gabadhii: oo magaceygaad dooneysaa inaad ogaato imika?

Wiilkii: Dee ma wax kalaa meesha yaala iyo dan kaloo aan wataa?

Gabadhii: Hayaay, waryaadheheen ma baasaboor baad iisameyn imika adigaa magaceyga inuu ogaado doonayee?

Wiilkii: Naa baasaboor leyne inaanu ku baranaanu dooneynaa dee.

Gabadhii: Maxaad iga baraneysaa ma duruustii iskuulkaan noqday?

Wiilkii: War hayaay, war tan yari see tahay? naa miyaad moogantahay inaan ina adeerkaa ahay oon hadan ku gayo?

Gabadhii: Waar ina adeerleyne anigu kuma aqaan?

Wiilkii: Naayaahe ma hadaad inaad i inkirto billoowday?

Gabadhii: Waar inkiraad leyne danta aad leedahay ka hadal mise afka camuuda ka cesho.

Wiilkii: oo ma anigaad ileedahay afkaan camuud kaaga gurayaa?

Gabadhii: Naw, oo ma afkaagu god wax walba lagu gurayuu noqday?

Wiilkii: Qoodhiin iyho Xeradiin inantan af xumadeeda eega, wallee tani budh inaan la dhaceey dooneysaa.

Gabadhii: hayaay, oo adigu ma hablahana budh baad la dhaceysaa?

Wiilkii: Dee sow adigaan waan ku sabaaxadeynayaa oo afkaan camuud kaaga gurayaa ileh ma aha?

Wiilkii: Ina adeer waxaan ka imi Sanaag oo waxaan kusii jeedaa halkaa iyo Burciyo Hargeysa.

Gabadhii: Allow kani maxaa ibaday saaka? waryaahe miyaadan magaalo weli hore u arag?

Wiilkii
: Naayee magaalooyinka waan ka dabaaqaa oo reer magaalku waa dad xun baal la yidhi.

Gabadhii: Halkan Berbera waa meel wanaagsan oo meel ay waxaad sheegayso ka dhacaan ma aha.

Wiilkii: Hayaay..sow Berbera halkii Boodhari sidii furinka loogu dubtay miyaanan aheyn, baq baq anigaad indhaha boodh iiga seydhaysaa.

Gabadhii: Waar Boodhari cidina ma dubinee isagaa furinka dubi jiray.

Wiilkii: Naw..dee maxaa dilay haduu nin ganacsadoo shaqeysanaya ahaa?

Gabadhii: Dee mooyi, orodoo isaga iyo Hodan su'aal.

Wiilkii: Naa adigaa noo sheegay oo aan ku su'aalayaa ee noo jawaab?

Gabadhii: Huuno waqtigii iga lumisayee orodoo reerkiinii iyo dantaad ku soctay qabo.

Wiilkii: War hayaay, oo aniguna caawoo idil shukaami ayaan lahaa adiguna waqtigii baad iga lumisay ayay i odhaneysaa..billaa caleyk qalbi waa ku sidee dee?

Gabadhii: Waar shukaansi leyne orodoo gawaadhida iska eeg.

Wiilkii: Gawaadhidee? (Turning back & jumping out of the way @ the same time.)

Gabadhii: (Laughter) war kani waaba mid miyiga hada ka yimi oo mucjiso ah...Huuno shukaansina waxba ka garanmeyside orodoo meherad yeelo.

Wiilkii: Waan is mehersaneynaa baa?

Gabadhii: Waar belaayo ku mehersataye orodoo na dhaaf.

Wiilkii: Naa na dhaaf leyne nala hadal, sideen kuu dhaafaa, halkeen aadaa oon ushukaansi tagaa yaanse shukaansan hadaa hadaan adiga ku dhaafo.

Gabadhii: Dee hadaana ku dooneyn ka waran? ma sandulaa waxaagu?

Wiilkii: Dee sow adigaan baryada diiday? Soomaalidu horeey utidhi Dumarku waa caruur, caruurina cidii uroon bey moodi inuu u daranyahay.

Gabadhii: War waaxay af lagaadadu?

Wiilkii: Naa kumaan af lagaadeyne ee hadaad dooneyso in lagu af lagaadeeyo oo sidaa wax lagaaga helaayo bal iisheeg.

Gabadhii: War kani miyuu falanyahay?

Wiilkii: Naa diintaada waxaa ku sameeyee inaga daa habaarkaad nala daba socoto maantoo idil?

Gabadhii: Hayaay, oo ma haduu inuu icaayo billaabay?

Wiilkii: Ina adeer ma adigaan caay kuu quudhaa, sow adigan bogga ii fadhiya sida dacartii, laabtana iigaga taagan sida qaboow i galay oo aanan kaa neefsan karin sida cad aan cunayoo oo aan ku margaday.

Gabadhii: koow.

Wiilkii: Ina adeer waxaad tahay inan aan la dhacee cidlada ma iska weheshanaa?

Gabadhii: waar anigu cidlo ima heyso.

Wiilkii: Naa weey ku heysaaye bal yara caga dhigoo qumaati iigu waran dee.


Gabadhii: Huuno aniga iyo adigu inaan kala wareegnaa la qaatay.

Wiilkii: Ina adeer maantoo idil sidaan u wareegayaan daalaye ee xabiibtii wareeg kale ha ii dirin.

Gabadhii: Allah maxaa kan aniga iisoo arkay, waryaarehe..anigu ku dooni maayee mid kale raadso.

Wiilkii: Walleey iga tahay mid kale.

Gabadhii: Dee yeelkadaa.

Wiilkii: Adiguba yeelkadaa.

Gabadhii: Dee inagu kala dhaqaaji.

Wiilkii: Ma cid lugaha ku heysaa jirta?

Gabadhii: Waar ina dhaaf.

Wiilkii: Naa adiguba ina dhaaf.

Gabadhii: war kani reer miyiga ah halkuu inooga yimi?

Wiilkii: Naa reer miyi leynine oondada inooga bax intaadan indhahaaga wax ku arag.

Gabadhii: oo ma awalbaan dhegaha wax ku arki lahaa hadaanan indhaha wax ku arag?

Wiilkii: Naa maad joogtid wey kuu roontahaye. (Getting ready to beat her senseless)

Gabadhii: Waar orodoo ina dhaaf waxyahow falani.


The guy beats the hell out of her and the poor girl was admitted in hospital but the latest rumour doing rounds suggest that they are a couple now....

That was worth the read. :deadrose:
User avatar
gulaid111
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 432
Joined: Sun Apr 22, 2012 1:24 pm

Re: Fav terms of endearment

Post by gulaid111 »

Nayaa walaal
YummyMummy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6441
Joined: Thu Feb 27, 2014 5:12 pm
Location: You're always there & I'm always elsewhere

Re: Fav terms of endearment

Post by YummyMummy »

I see you all caught on :mrgreen:
Inaayah and Chelsea good attempts :up: :D
It means thugga what this said, the crown over my head
YummyMummy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6441
Joined: Thu Feb 27, 2014 5:12 pm
Location: You're always there & I'm always elsewhere

Re: Fav terms of endearment

Post by YummyMummy »

:dead: :deadrose: Lejusticier
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”