beginning of New Somalia vs Ethiopia war

User avatar
Strategic
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4950
Joined: Mon Jul 13, 2015 5:06 am

Re: beginning of New Somalia vs Ethiopia war

Post by Strategic »

Hg should negotiate with Ethiopian officials and get their rights,this has been going on on all areas near the border.
AirBitaale
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 813
Joined: Fri Jan 29, 2016 12:37 pm

Re: beginning of New Somalia vs Ethiopia war

Post by AirBitaale »

kaliil wrote:Somalidu markii dowlada lahaayeen ethiopia way ka adkaayeen laakiin imika qabiil somaliyeed oo ethiopia iska celin karaa ma jiro.ethiopia gaalada ayaa hub casri siisa waana dad badan oo 80 million ah markaa hadii xiitaa askar laga laayo waxba lama aha oo qaar kale ayay qasab ku keenaan.
Adeer adigu (Anigu reerkaaga caayi maayee) haddaad ka cabsanayso dagaalka rag baa jira aan ka cabsan, ee aayar waxaad samaysaa raggu markuu dagaalamayo dumarka waardiyee!
User avatar
Djiboutian
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 996
Joined: Sat Jan 21, 2012 10:30 am

Re: beginning of New Somalia vs Ethiopia war

Post by Djiboutian »

@Kaliil

Dagaalkii sidaad u sheegtay ayu u dhacay lakin fadlan dumaarka wax haga sheegin.
User avatar
Django
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4779
Joined: Mon Dec 14, 2015 10:52 am

Re: beginning of New Somalia vs Ethiopia war

Post by Django »

AirBitaale wrote:
kaliil wrote:Somalidu markii dowlada lahaayeen ethiopia way ka adkaayeen laakiin imika qabiil somaliyeed oo ethiopia iska celin karaa ma jiro.ethiopia gaalada ayaa hub casri siisa waana dad badan oo 80 million ah markaa hadii xiitaa askar laga laayo waxba lama aha oo qaar kale ayay qasab ku keenaan.
Adeer adigu (Anigu reerkaaga caayi maayee) haddaad ka cabsanayso dagaalka rag baa jira aan ka cabsan, ee aayar waxaad samaysaa raggu markuu dagaalamayo dumarka waardiyee!
Biyomaal kaliya baa madhax xanuun HG kuridhey ee bootadha iska jooji.
HG awoodi waagi C.qasim haye maaha ee xita xamar Abgaal baa utaliya.
MRnutritionist
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 546
Joined: Tue Oct 27, 2015 10:59 pm

Re: beginning of New Somalia vs Ethiopia war

Post by MRnutritionist »

Django wrote:
AirBitaale wrote:
kaliil wrote:Somalidu markii dowlada lahaayeen ethiopia way ka adkaayeen laakiin imika qabiil somaliyeed oo ethiopia iska celin karaa ma jiro.ethiopia gaalada ayaa hub casri siisa waana dad badan oo 80 million ah markaa hadii xiitaa askar laga laayo waxba lama aha oo qaar kale ayay qasab ku keenaan.
Adeer adigu (Anigu reerkaaga caayi maayee) haddaad ka cabsanayso dagaalka rag baa jira aan ka cabsan, ee aayar waxaad samaysaa raggu markuu dagaalamayo dumarka waardiyee!
Biyomaal kaliya baa madhax xanuun HG kuridhey ee bootadha iska jooji.
HG awoodi waagi C.qasim haye maaha ee xita xamar Abgaal baa utaliya.
Actually HG control Mogadishu now then ever.

Gudoomiye ku xigeenka gobolka banaadir HG is more powerful the son of Ahmed diiriye
http://caasimadda.com/xog-maxaa-kala-ha ... yo-odowaa/

Taliyaha Ciidanka gobolka banaadir is HG, everything goes thru HG in Banadir, but those forks work for the Somali governments interests rathen then qabiil. Other words they bigger then qabiil.


In Marka the day HG left alshabaab cuptured, waxa ay noqotay in dowladu barido HG to return and re cuptured. Now they are back it become very clear Marka and shabeelada hoose cannot live without HG, even the South West relies on them
AirBitaale
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 813
Joined: Fri Jan 29, 2016 12:37 pm

Re: beginning of New Somalia vs Ethiopia war

Post by AirBitaale »

Django wrote:
AirBitaale wrote:
kaliil wrote:Somalidu markii dowlada lahaayeen ethiopia way ka adkaayeen laakiin imika qabiil somaliyeed oo ethiopia iska celin karaa ma jiro.ethiopia gaalada ayaa hub casri siisa waana dad badan oo 80 million ah markaa hadii xiitaa askar laga laayo waxba lama aha oo qaar kale ayay qasab ku keenaan.
Adeer adigu (Anigu reerkaaga caayi maayee) haddaad ka cabsanayso dagaalka rag baa jira aan ka cabsan, ee aayar waxaad samaysaa raggu markuu dagaalamayo dumarka waardiyee!
Biyomaal kaliya baa madhax xanuun HG kuridhey ee bootadha iska jooji.
HG awoodi waagi C.qasim haye maaha ee xita xamar Abgaal baa utaliya.
Lax dhukan baad tahaye maxaad ogtahay hadde! Meeshaasaad "Dh" iyo "D" kala garan la'dahaye :lol:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”