Timiro1999 wrote:Horta su'aal gabadh somali ahi hadii ay guursato nin aan somali ahayn cay baa dunida loo marinayaa qof yaqaana iyo mid aan aqoonba.
Nin somali ahi hadii uu guursado gabadh aan somali ahayn waaba lagu farxayaa sidii oo jano loogu bushaareeyey!!!
Ragii oo dhamina mabruukta ayaabay lakala boobayan isaguna wuxuu isu qaadanayaa iinuu boqol geel ah soo dhiciyey farxadiisa.
Wiil family geyga ah baa naag cad guursaday oo aan xataa Muslim ahayn Ragii oo dhami mabruuk iyo farxad ayaa lagala daalay.
Waxaan hubaa hablahayaga mid haday sidaas samayn lahayd waaba la dayrin lahaa.
Dhaqanka somalida double standard ka ayaan ku nacay.
Bal ragoow maxay idinla tahay waaba arin aan la yaabay.
Ninkana waban ka naxay ma gabadh baa aduunka laga waayey waabu isbahdilay akhas
The only person who got the point of my thread, I even wrote that in the tittle and in text above the video.
I mean look at how the idiot is behaving, you would thing he had no Somali mother.
