KUMBULI
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 14602
- Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
- Location: Praying for peace in the south.
- Miss_Killa_Foodstampz
- SomaliNetizen
- Posts: 617
- Joined: Sat Sep 25, 2004 1:36 pm
- Location: I am a Somalian. I love my country and have great hopes for it
-
- SomaliNet Super
- Posts: 14602
- Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
- Location: Praying for peace in the south.
- SoMaLiSiZz
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2079
- Joined: Sun Jul 08, 2001 7:00 pm
- Location: {{ Ard Allah }}
- Contact:
- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Kambuli , waxan ku idhi walaal, islan ii habar yar ah baan beri su 'al ula tagay. Waxan ku idhi , habaryar , gabadha heblaayo sidaanu u wada hasaawaynay , ayay maalin cad hadalki iga jartay , indhahna xitaa iguma soo eegto. Ta iga sii cadheysineysa waxa weeyi , nacaskaa "cabdi" iyoo doqonkaa " faraax" labadaba tii oo la hadlaysa waan ku arkay.
Maxay tahay qisadani habaryar , oo sideen yeela?
Waxay igu tidhi , habaryar wax dhibaato leh ma aha. Faarax iyoo cabdi dan baanay ka lahayn , waxasay ula hadasha , adigasee , markay ku soo eegtaba dhinac ba laga taabaneya , oo dareen xoog leh bey ku haysa , marka habaryar waa gabadhee la saayir.

- Sir-Luggoyo
- SomaliNet Super
- Posts: 7827
- Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
- Location: Baar Luga Baxsi

Ina,
Hal adaygga waan kugu ogaa, waxaase ii darraan lahayd, inay arrintu noqoto is maaweelin kugu gooni ah. Haddii sidaa ay Habaryartaa sheegtay arrintu tahay, dee wali rajaa jirtee meesha ka dhabaandhabo adna fka xagga kale ha u yuubine bal u yare dhowow oo ka qosli haddii kalena ergo diro oo aniga iyo Qudhac aanu kuu odayayno
-
- SomaliNet Super
- Posts: 14602
- Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
- Location: Praying for peace in the south.
- Ina Baxar
- SomaliNet Super
- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
My good friend Luggoyo , si wanaagsan horta. Anigu dhinac aan afka u yuubo ayaan jirin , ishaan ku hayaayo meelna tagimayso , anaa huba
Sir luggoyo haddaysee arrintu sii xumaato , adiga iyoo qudhac baa ii erga , taasi hadal ma leh. Intaadan iga tegin mid haan kuugu daro. Fariin waxaad iga gaadhsisa ninka cawar la yidhah . Waxaad u sheegta dagaalki aduunkee labad , ninki hitler la odhan jiray , lix sanadood dagaalkoon bilaabin {33} ayuu qorshe usi dhigtay inu Faransiiska gacanta ku dhigi doono. Intaanu France weerar ku soo qaadin see, Belgium bu horta beerki qadada laguu sugayay ka dhigtay
Belgium "neutral " bey isku sheeganee, faraansis buu ciidankoogu u shaqeeya bu yidhi , waddada na wey igu jiran ayuu yidhi. Marka ninkan cawar ," neutral" ayuu iskaga kay dhigaya , see laakiin xagga kambuli ayuu ku badan yahay, yaanay qisadi Belgium soo martay kugu dhicinee , ka fogow ku dheh!!! 

Sir luggoyo haddaysee arrintu sii xumaato , adiga iyoo qudhac baa ii erga , taasi hadal ma leh. Intaadan iga tegin mid haan kuugu daro. Fariin waxaad iga gaadhsisa ninka cawar la yidhah . Waxaad u sheegta dagaalki aduunkee labad , ninki hitler la odhan jiray , lix sanadood dagaalkoon bilaabin {33} ayuu qorshe usi dhigtay inu Faransiiska gacanta ku dhigi doono. Intaanu France weerar ku soo qaadin see, Belgium bu horta beerki qadada laguu sugayay ka dhigtay

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post