Kani malaa wuu waalanyahay.

Moderator: Moderators
Walaahi I can't say I am surprised.theyuusuf143 wrote:May be you didn't see my earliest comments 2 dayso ago, I believe this was an accidental incident it was not big deal until Djibouti amateur national TV presented their side of the story. For that reason I am not blaming my countrymen to retaliate in the same way. We too love our country and we know how to blindly support our troops when ever we need. I was expecting an urgent apology from Djibouti, I never thought they will incriminate the officers they killed from us.jalaaludin5 wrote:I am diverting the attention for good reason. I am opposed to those that are fuelling the flames of hate with the intention to create enmity between the two country. Politicians are not always on point so I do not see why one should use that as an excuse to label yet again another somali their mortal enemy.theyuusuf143 wrote:Jalaludin diverting some attention by injecting Xabashis in every topic. Man this is not the best way to defend your country, You guys killed one of our own and you didn't even apologised what happened. Afweyne Failed to finish our chapter and you are talking about Djibouti, a tiny sister nation smaller than our awdal province.
you talked about the morale of reer somaliland and how they shouldn't be made to believe that ethiolia hold something over them. Where is your call to appeal to reer somaliland to calm themselves and KEEP THE MORALE OF BOTH NATIONS?
Why can't you extend the same courtesy to your brothers across the boarder?
-
-
-
Isaaqa reer djibouti ga ah wax weyn baa si ka ah!SahanGalbeed wrote:Iminka dadku waxay ka cadhoonayaan , disrespect ay ka dareemeen Djibouti . Horta walaalka oo kula dhashay baa ku disrespect gareen kara . Haduu isaguna doqon noqdo , de wuu ku dul mari kara , Somaliland ba so maalin walba ma dul marto Somalia ?![]()
Marka ilaa aad waddan addunweynaha laga aqoonsan yahay noqoto , ood hub iyo maraakiib iyo cidan dhisan aad yeelato , cidna u ma hanjabi kartid de , runtu waa taas .
Inaabti, macnaha AQOONSI aya dhilonimo iyo qaxbatal western ku saleysanTimiro1999 wrote:Djibouti waa iska dh*lo oo kale marna dal bay isku xoqdaa, waa kolba halkay istidhahdo wax baad ka helaysaa.
1- France
2-USA
3-China
Tolow yaa ku xiga, qaxbatal France kii la sheegi jirey ileyn waa Djibouti.
Subxaanaka yaa cadiim, inaabti dh*laysan kari maryee citiraaf ka illaahay baa hayee haday sidaa noqoto xoolahayii baanu iska dhaqan.jalaaludin5 wrote:Inaabti, macnaha AQOONSI aya dhilonimo iyo qaxbatal western ku saleysanTimiro1999 wrote:Djibouti waa iska dh*lo oo kale marna dal bay isku xoqdaa, waa kolba halkay istidhahdo wax baad ka helaysaa.
1- France
2-USA
3-China
Tolow yaa ku xiga, qaxbatal France kii la sheegi jirey ileyn waa Djibouti.![]()
Hadii lagu aqoonsado waa waajib in lagu dhileysto oo waa sharci muqadas ah oo aduun weynuhu ka siman yahay.
Djibouti halaysu waydaato lknse anaga hana soo marine.
hadaba Soomalilandey, Bikronimadina idinko iska haysta oo ictiraaf ilaawa malaha la idiin qaatay? Mar hadii ictiraaf aad heshaan, dhiidhiibsi dambe ma jiro
-
-
-
Inaabti, waa runtaa oo jabuuti iyo xamaar waxay idinkaga duwanyihiina waa laba dal oo la aqoonsan yahay. Inta aad na dheertihiin ee daahirka ku tihina waa aqoonsi li'ida. Marka la idin aqoonsado judhaba weysadu wey idinka jabtayTimiro1999 wrote:Subxaanaka yaa cadiim, inaabti dh*laysan kari maryee citiraaf ka illaahay baa hayee haday sidaa noqoto xoolahayii baanu iska dhaqan.jalaaludin5 wrote:Inaabti, macnaha AQOONSI aya dhilonimo iyo qaxbatal western ku saleysanTimiro1999 wrote:Djibouti waa iska dh*lo oo kale marna dal bay isku xoqdaa, waa kolba halkay istidhahdo wax baad ka helaysaa.
1- France
2-USA
3-China
Tolow yaa ku xiga, qaxbatal France kii la sheegi jirey ileyn waa Djibouti.![]()
Hadii lagu aqoonsado waa waajib in lagu dhileysto oo waa sharci muqadas ah oo aduun weynuhu ka siman yahay.
Djibouti halaysu waydaato lknse anaga hana soo marine.
hadaba Soomalilandey, Bikronimadina idinko iska haysta oo ictiraaf ilaawa malaha la idiin qaatay? Mar hadii ictiraaf aad heshaan, dhiidhiibsi dambe ma jiro
-
-
-
Waxyaabaha fusuqa xamar iyo Djibouti ayaa nagaga fiicane iyagu wax haku helaan.
InalilahSahanGalbeed wrote:@27:57
https://www.youtube.com/watch?v=IGDQBeDmMB4