Page 2 of 2

Re: Beelaha Subeer Awal Oo Taageeray Suldaan Xasan Suldaan Cabdiqaadir Oo ah Suldaanka Guud Ee Subeer Awal.

Posted: Tue Mar 22, 2016 10:58 pm
by Sanbalolshe
Iska bedela waxan nacaska ah ee afka qashuush ka ah leh. War kan xitaa sahangalbeedka dhaandhaanka ah ee reer jabuuti baa dhaama wallahi

Re: Beelaha Subeer Awal Oo Taageeray Suldaan Xasan Suldaan Cabdiqaadir Oo ah Suldaanka Guud Ee Subeer Awal.

Posted: Wed Mar 23, 2016 6:41 am
by Siciid85
This habar Awal clan politics bores me. It's not as exciting as HJ or Garxajis. The history is just not there. Sorry.

Re: Beelaha Subeer Awal Oo Taageeray Suldaan Xasan Suldaan Cabdiqaadir Oo ah Suldaanka Guud Ee Subeer Awal.

Posted: Wed Mar 23, 2016 9:42 am
by jalaaludin5
Me too. Nothing like qamadi war to keep boredom at bay :lol:
-
-
-

Re: Beelaha Subeer Awal Oo Taageeray Suldaan Xasan Suldaan Cabdiqaadir Oo ah Suldaanka Guud Ee Subeer Awal.

Posted: Wed Mar 23, 2016 7:09 pm
by KyrieJama
Muse Bixi hold this L and take several seats :lol:

Re: Beelaha Subeer Awal Oo Taageeray Suldaan Xasan Suldaan Cabdiqaadir Oo ah Suldaanka Guud Ee Subeer Awal.

Posted: Thu Mar 24, 2016 1:39 am
by Siciid85
jalaaludin5 wrote:Me too. Nothing like qamadi war to keep boredom at bay :lol:
-
-
-
I meant qabyaalad doesn't suit you. You're more suited for farming and being merchants. This clan gatherings should be left for us HY and HJ folks

Btw...you might want to think of coming up with your own stuff. The so call qazwatul hadhuudh is nothing more than term invented in Somalinet pages by the anti Isaaq operatives

Re: Beelaha Subeer Awal Oo Taageeray Suldaan Xasan Suldaan Cabdiqaadir Oo ah Suldaanka Guud Ee Subeer Awal.

Posted: Thu Mar 24, 2016 1:44 pm
by kaliil
jalaaludin5 wrote:Wale mujaahidkii muuse majnuunimo awgeed waaka lugta iska tooktay.

I remember mohamed diridhabe commenting on muuse biixi waagu Silanyo bilowgi ugu balan qaaday kursi. Hadaladiisi wax ka mid ahaa in muuse cawaanimadiisa loo adegsadey inu niman badan oo HA ahaa daaqada ka saaro. Waa isla Kuwu isku haleyn laha oo garab siinlaha ayu cunay. Mohamed diridhabe hadal kiisi Wuxuu ku soo gabagabeeyay...lax waliba halkey is dhigta lagu gawraca. Maantana waaka isku dayay inu fitno ZA ka dhex shido.

muuse biixi uf hada laga bilaabo.
-
-
-

Muuse biixi rag badan oo qiimo lahaa baa lugta loo qabtay oo hala tartamina la yidhi.waxan xasuustaa 10 sano kahor mar aniga iyo oday qaraabo nahay oo reer hargeysa siyaasada somaliland faalaynaynay.mar muuse biixi soo hadalqaadnay ayuu odaygi yidhi muuse hadii la doorto dalka iskuhayn karimaayo oo qabyaaladaa madax Martay oo sacad muuse ayuu reer reer u kala dhig dhiga.walahay 10 sano kahor ayay ahayd erayadaa ayaanan soo xasuustay markaan arkay muuse oo laba nin oo ilmadeer ah midna saldanadìi taariikhda lahayd klo kalena leh adigaan kuu dhiibay.

Re: Beelaha Subeer Awal Oo Taageeray Suldaan Xasan Suldaan Cabdiqaadir Oo ah Suldaanka Guud Ee Subeer Awal.

Posted: Thu Mar 24, 2016 1:46 pm
by SahanGalbeed
:lol: , waa wax laga yaabo

Re: Beelaha Subeer Awal Oo Taageeray Suldaan Xasan Suldaan Cabdiqaadir Oo ah Suldaanka Guud Ee Subeer Awal.

Posted: Thu Mar 24, 2016 1:50 pm
by kaliil
Laakiin ninku siyaasi maaha oo isagoon kursiguu hiigsanayey weli gaadhin ayuu sidan u dhaqmayaa waxaanay ila tahay inuu taageerada tolkii sidan ku waayi.

Re: Beelaha Subeer Awal Oo Taageeray Suldaan Xasan Suldaan Cabdiqaadir Oo ah Suldaanka Guud Ee Subeer Awal.

Posted: Thu Mar 24, 2016 6:54 pm
by X.Playa
ninkan ma shaydaan baa saldadanda guud ku haysata?? yaa ku haysta maad sheegtaan

Re: Beelaha Subeer Awal Oo Taageeray Suldaan Xasan Suldaan Cabdiqaadir Oo ah Suldaanka Guud Ee Subeer Awal.

Posted: Thu Mar 24, 2016 7:17 pm
by SahanGalbeed
:lol:

Waa tan sheekadu , qoloda inqilaab ka wada
https://www.youtube.com/watch?v=V6b0EUDaB-k

Re: Beelaha Subeer Awal Oo Taageeray Suldaan Xasan Suldaan Cabdiqaadir Oo ah Suldaanka Guud Ee Subeer Awal.

Posted: Thu Mar 24, 2016 9:11 pm
by X.Playa
Maxamed Axmed suldaan cabdiraxmaan suldaan Diiriye Garaad. That's his second cousin, it's perfectly traditional, suldaan Maxamed Xirsi Qani and Suldaan Cismaan Suldaan Cali Suldaan Madar been in dispute for decades now, both have their h.y supporters just like the Habar Awal scene at play now.

Who knows maybe the new sultan could be better man then this current one who is all over the place like the drunk ciidagale one. I hope the ciidagale dethrone that fool once and for all.