Hoyo macaantheyuusuf143 wrote:Hold on you are ciyaala mama, show weli hooyaa kuu sheekaysaMujahidAishah wrote:Wow me and hoyo were talking about her just yesterday AUN

Moderators: Moderators, Junior Moderators
Hoyo macaantheyuusuf143 wrote:Hold on you are ciyaala mama, show weli hooyaa kuu sheekaysaMujahidAishah wrote:Wow me and hoyo were talking about her just yesterday AUN
Wax kasta waanu isku daynay. Xitaa laba bilood ka hor markii Omar abdi rashiid tegey Turkey wuxuu balan qaaday inuu arinteed kala hadli doono dawlada Turkiga, hase ahaatee waxba kamuu qaban.Sumubaridi wrote:Why can't you tell her to contact her family so they can contact that Gedabuursi FM? if it was Beyle, she would have been out long time ago. Horta midkaan why is he sambac? He is the most sambac Gedabuursi I have ever seen. Most of the Gedabuursi Intellects are sharp. He was schooled by that Idiot called Cabdixafiid last year.LeJusticier wrote:OK OK I got you now.MujahidAishah wrote:I didn't read your post dee I saw the headline only![]()
How is Qamar
She's ok, apart she felt terrible letdown after the Silnalyo and Hassan sheikh were numerous time in Turkey and ignored her plea..
Mashallah dheh...theyuusuf143 wrote:Alla Mayee hooyaday dhanaan, I am jealous ! Aniga hooyaday siday dalqadu ugu dhacdayba hal mar baan arkay. Adna adoo intaas le,eg baa weli maaweelada caruurta lagu akhriyaa. Aduunyo
maybe she died today.LeJusticier wrote: After thug's post,I told him this is fake news, and was intentionally posted by some people. Adiguna you continued AUN AUN. Stop habaaarka pls. Qamar is alive. I visited her 9 days ago.
Nah this fake news was first went viral on social media few month ago.jamal9 wrote:maybe she died today.LeJusticier wrote: After thug's post,I told him this is fake news, and was intentionally posted by some people. Adiguna you continued AUN AUN. Stop habaaarka pls. Qamar is alive. I visited her 9 days ago.
She is kicking an alive in galkacyo, but I didn't grew up with her.MujahidAishah wrote:Mashallah dheh...theyuusuf143 wrote:Alla Mayee hooyaday dhanaan, I am jealous ! Aniga hooyaday siday dalqadu ugu dhacdayba hal mar baan arkay. Adna adoo intaas le,eg baa weli maaweelada caruurta lagu akhriyaa. Aduunyo
But I feel for ya raajonimada wax aduunka ka xun maa jiirto especially when your young
theyuusuf143 wrote:Alla Mayee hooyaday dhanaan, I am jealous ! Aniga hooyaday siday dalqadu ugu dhacdayba hal mar baan arkay. Adna adoo intaas le,eg baa weli maaweelada caruurta lagu akhriyaa. Aduunyo
Waar waa laygu dhalmo bartay, maanigaa kala furay, yagaa kala ta tegee. Teenage baa iska Kay dhalay. Isaga laftar kiisaan wejigiisa xasuusan, iskoris baan ahay.waayeel101 wrote:theyuusuf143 wrote:Alla Mayee hooyaday dhanaan, I am jealous ! Aniga hooyaday siday dalqadu ugu dhacdayba hal mar baan arkay. Adna adoo intaas le,eg baa weli maaweelada caruurta lagu akhriyaa. Aduunyo
nacas. oo adigu ma odaygad la safanaysa marka? not funny at all.
DR-YALAXOOW wrote:websiyada hadalkooda la rumeysan karo ma aysan soo qorin.. marka hadalka hala hubsado,... QAMAR CABDULAHI HARAWO shes one of the greatest...Dawlada somaliya iyo safaarada Somalia ee turkey waan ku canbaareyneynaa inaysan waxba u qaban fanaanada qaranka ee QAMAR CABDULAAHI HARAWOO.. .Gadabuursi ayey aheeyd soo maaha ama isaaq ???
yeah, I am aware that Marmarsiinyo as well.DR-YALAXOOW wrote:safaarada somalia ee turkey waxay ku marmarsiyootay , markaan u tagnay wasaarada arimaha dibada TURKEY oo aan dhahnay fanaanad somaliyeed ayaa nooga xiran halkan ee nagala shira arrinteeda waxay yiraahdeen. QAMAR CABDULAAHI WAA NAAG BRITISH AH sidaa darteed qof heeysata dhalashada britishka waxaan kala hadli kartaa kaliya UK. wadan kale ma kala hadli karno ayey tiri safaarada soomalida ee turkey...