Page 2 of 3

Re: Ciidagale

Posted: Mon Apr 04, 2016 8:02 am
by Timiro1999
jalaaludin5 wrote:AUN ayeeyo.

Is hangol looking for a lost cuz?
-
-
-
:lol: Adiga iyo GubanOgoHawd meesha ciyaarta ka daaya Hangool reerkii buu baafinayaaye.

Re: Ciidagale

Posted: Mon Apr 04, 2016 8:43 am
by jalaaludin5
Timiro1999 wrote:
jalaaludin5 wrote:AUN ayeeyo.

Is hangol looking for a lost cuz?
-
-
-
:lol: Adiga iyo GubanOgoHawd meesha ciyaarta ka daaya Hangool reerkii buu baafinayaaye.
anakuba reerkaanu ka mid nahay de :lol:

Mise awal, daaud kama hadli karo miya timiroy?
-
-
-

Re: Ciidagale

Posted: Mon Apr 04, 2016 9:15 am
by Siciid85
Timiro1999 wrote:Maasha Allah tabaraka laah CIDAGALE ALLOW dhawr gobta reer isaxaaq.
Hooyaday macaan CIDAGALE jecliyaa reerka, reer abtigey madax sare.
Masha Allah. Habar wadaag baynu nahay. :clap:

Re: Ciidagale

Posted: Mon Apr 04, 2016 10:27 am
by Timiro1999
Siciid85 wrote:
Timiro1999 wrote:Maasha Allah tabaraka laah CIDAGALE ALLOW dhawr gobta reer isaxaaq.
Hooyaday macaan CIDAGALE jecliyaa reerka, reer abtigey madax sare.
Masha Allah. Habar wadaag baynu nahay. :clap:
YAY! habarwadaag+indro :up:

Re: Ciidagale

Posted: Mon Apr 04, 2016 10:30 am
by Timiro1999
jalaaludin5 wrote:
Timiro1999 wrote:
jalaaludin5 wrote:AUN ayeeyo.

Is hangol looking for a lost cuz?
-
-
-
:lol: Adiga iyo GubanOgoHawd meesha ciyaarta ka daaya Hangool reerkii buu baafinayaaye.
anakuba reerkaanu ka mid nahay de :lol:

Mise awal, daaud kama hadli karo miya timiroy?
-
-
-
Mayer tolka oo dhami way ka hadli karaan, adiguna tolkaad tahay.
Tolkaygii djiboutawi ahaa :up:

Re: Ciidagale

Posted: Mon Apr 04, 2016 10:31 am
by jalaaludin5
:up: :smile:
-
-
-

Re: Ciidagale

Posted: Mon Apr 04, 2016 1:58 pm
by BigBreak
i'm cidagale and proud - gaashanbuur

Re: Ciidagale

Posted: Mon Apr 04, 2016 2:07 pm
by Jugjugwacwac
BigBreak wrote:i'm cidagale and proud - gaashanbuur
Ileen inaadeerkay baad tahay. Viva Gaashaanbuur :up:

Re: Ciidagale

Posted: Mon Apr 04, 2016 2:19 pm
by hangool79
.

Re: Ciidagale

Posted: Mon Apr 04, 2016 2:20 pm
by hangool79
Jugjugwacwac wrote:
BigBreak wrote:i'm cidagale and proud - gaashanbuur
Ileen inaadeerkay baad tahay. Viva Gaashaanbuur :up:

barasho wanaagsan cousins, bigbreak what are you after gashanbuur, and Jugjugwacwac are you also Gashanbuur

Re: Ciidagale

Posted: Mon Apr 04, 2016 2:22 pm
by hangool79
MujahidAishah wrote:The only one worth mentioning is my little cousin Suldaan
Who can rock a suit and two step with the best of em
:deadrose:

Can't wait to see ya in the NW :up:

Who invited you in here? your cugdaad for anything remotely Ciidagale is well known, no need to play it pretentious

Re: Ciidagale

Posted: Mon Apr 04, 2016 2:32 pm
by Jugjugwacwac
hangool79 wrote:
Jugjugwacwac wrote:
BigBreak wrote:i'm cidagale and proud - gaashanbuur
Ileen inaadeerkay baad tahay. Viva Gaashaanbuur :up:

barasho wanaagsan cousins, bigbreak what are you after gashanbuur, and Jugjugwacwac are you also Gashanbuur
Haa inaadeer, I'm Gaashaanbuur, the clan of Cabdi Gahayr and Jaamac Maxamed Qaalib iyo qaar kaloo badan lol.

Re: Ciidagale

Posted: Mon Apr 04, 2016 2:42 pm
by hangool79
Jugjugwacwac"
Haa inaadeer, I'm Gaashaanbuur, the clan of Cabdi Gahayr and Jaamac Maxamed Qaalib iyo qaar kaloo badan lol.

1. Hamud Mataan (Gashanbur)
11. Robleh Mataan (Gashanbur)
11. Adan Mataan
12. Burale Adan (Gashanbur)
12. Cabbane Adan (Gashanbur)
12. Muse Adan (Gashanbur)
12. Ergin Adan (Gashanbur)
12. Barreh Adan (Gashanbur)
12. Wais Adan (Gashanbur)
12. Abdille Adan (Gashanbur)

Gashaanbuur - big boys :up:

Re: Ciidagale

Posted: Mon Apr 04, 2016 3:41 pm
by BigBreak
i dont know further than yoonis. i also have reer gobdoon and reer iidle family

Re: Ciidagale

Posted: Mon Apr 04, 2016 3:56 pm
by BigBreak
also this is of topic but the most beautiful isaaq women are those from gabiley