Page 2 of 3
Re: 3 soldiers injured in Qol Caday, South Maroodi Jeex
Posted: Sun Apr 24, 2016 3:06 pm
by hangool79
theyuusuf143 wrote:Dadka ilaahay Ku beeray uunbaa bahalka loo oodayaa, ee ha moodin in aadan madoobe Dhagaxdheer laga Soo daabulayo kkkk. Seeraha burco ee aroori ba cidii ah deganbaa daaqda kan muxuu kaga duwanyahay ? Aduunka xagaa lagu arkay dad mashruuc malaayiin dollar ah oo yaga wax loogu qabanayo diiday.
Somali politcians have a potential for being cleptocratic, this is Africa after all there is no such thing as free bariis, would you trust them upfront? It could have been just as likely the government was trying to sell of valuable savannah land to some rich al jabri arab.
you are too naive joseph

Re: 3 soldiers injured in Qol Caday, South Maroodi Jeex
Posted: Sun Apr 24, 2016 3:14 pm
by theyuusuf143
Indr aqoonyahankii iyo in dheer garatadii ciidagale waynoo dhan baa arintan ka talo bixisay kulligood waxay recommend gareeyeen in bahalka la fuliyo, hadana weli Waxay hawshu ka dhaqaaqi la,ahay koox yar oo aan Ba iyo Ta toona ahayn, oo xeryo ka ootay banka. Intaasna Ku joogi maayaan ilaa xoog lagu muquuniyo.
Re: 3 soldiers injured in Qol Caday, South Maroodi Jeex
Posted: Sun Apr 24, 2016 3:24 pm
by hangool79
theyuusuf143 wrote:Indr aqoonyahankii iyo in dheer garatadii ciidagale waynoo dhan baa arintan ka talo bixisay kulligood waxay recommend gareeyeen in bahalka la fuliyo, hadana weli Waxay hawshu ka dhaqaaqi la,ahay koox yar oo aan Ba iyo Ta toona ahayn, oo xeryo ka ootay banka. Intaasna Ku joogi maayaan ilaa xoog lagu muquuniyo.
Everything needs patience and understanding, and the wrong doers will be taken care of, there are always those who only see the small picture or not further then their own belly. But we should be glad you are not president joseph otherwise we would be in a new civil war

Re: 3 soldiers injured in Qol Caday, South Maroodi Jeex
Posted: Sun Apr 24, 2016 4:00 pm
by Siciid85
One thing this government is often criticized is they lack proper communication.
Even if they're intend something good, they manage to screw it up.
Does someone need to get shot every time? Wtf is wrong with these f-king suits from Hargeisa?
Re: 3 soldiers injured in Qol Caday, South Maroodi Jeex
Posted: Sun Apr 24, 2016 4:57 pm
by Qalbinuura
Dad bal meel loo oodayo say Hadhawtoole markay abaar noqodo u anfacdo oo rabsho Bilaabaya iyagoo loo faaideynayo. Talow maxay u haystaan in habar jeclo burco iyo dhoqosheey Uga imanayaan
Re: 3 soldiers injured in Qol Caday, South Maroodi Jeex
Posted: Sun Apr 24, 2016 5:13 pm
by Strategic
https://www.youtube.com/watch?v=gJ1qiR78Keg
saw this on somcable,timocadde is an instigator.
Re: 3 soldiers injured in Qol Caday, South Maroodi Jeex
Posted: Sun Apr 24, 2016 5:33 pm
by hangool79
Qalbinuura wrote:Dad bal meel loo oodayo say Hadhawtoole markay abaar noqodo u anfacdo oo rabsho Bilaabaya iyagoo loo faaideynayo. Talow maxay u haystaan in habar jeclo burco iyo dhoqosheey Uga imanayaan
waar anaga habar jeclo hanoo la iman, warka ha isoo dhex gelin, niicdn naga dhaaf ee iska soco.
Arrintan waxay oo dhexeysaa dawlada hoose iyo dad ka midaah deeganka qol caday. Qof kaliya oo HJ ku mar mar soodey ma jirto, markaa ha isla weynaanin, magacaa qabilkaaga HJ sheekada haa so gelin, faankana yaree.
Re: 3 soldiers injured in Qol Caday, South Maroodi Jeex
Posted: Sun Apr 24, 2016 5:47 pm
by theyuusuf143
Siciid85 wrote:One thing this government is often criticized is they lack proper communication.
Even if they're intend something good, they manage to screw it up.
Does someone need to get shot every time? Wtf is wrong with these f-king suits from Hargeisa?
There is no justification for this, in fact the government has been communicating the local community since 2014 that's more than 2 years. You can read the project manager's report on Aroori and qoolcaday. Aroori is already finalised without any Confrontation. Heer waxa loo gaadhay xitaa Cukuuse wasaarada xoolaha la geeyo Si uu bal arinta xal uga keeno.
U malayn maayo in nimankani Sabaalo Ku joogayaan hadaan Ciidagale gacantooda wax kaga qaban illeen nin waalan tolkii baa qabtee. Hadaysan ciidagale waxba ka qaban Karin Haloo kala baxo nimankaas iyo ciidanka bal hala arko ninka caano ka dhammee. We are 25 years old for god's sake hadana still marba koox yar baa xasarad abuuraya markaas aynu ilkaha Ku daawanaynaa Inagoo aragna inaysan xaq Ku taagnayn. Hamrashaa halkaa ina dhigtay. Halaga baxo hamrashada oo gacan birra halagu qabto wixii ka badbadiya. Dadkuna haka la bartaan cida dantooda wada iyo cidna Dan gaara wadata.
http://www.slmlivestock.com/?p=1120
Re: 3 soldiers injured in Qol Caday, South Maroodi Jeex
Posted: Sun Apr 24, 2016 7:05 pm
by Qalbinuura
hangool79 wrote:Qalbinuura wrote:Dad bal meel loo oodayo say Hadhawtoole markay abaar noqodo u anfacdo oo rabsho Bilaabaya iyagoo loo faaideynayo. Talow maxay u haystaan in habar jeclo burco iyo dhoqosheey Uga imanayaan
waar anaga habar jeclo hanoo la iman, warka ha isoo dhex gelin, niicdn naga dhaaf ee iska soco.
Arrintan waxay oo dhexeysaa dawlada hoose iyo dad ka midaah deeganka qol caday. Qof kaliya oo HJ ku mar mar soodey ma jirto, markaa ha isla weynaanin, magacaa qabilkaaga HJ sheekada haa so gelin, faankana yaree.
Aar ninku muxuu igu cunay? Halkee baan HJ ku faanay? Isla weeynaan baad tiri? Haddaad ba sidaa u fakartay it shows how low your self-esteem is.
Re: 3 soldiers injured in Qol Caday, South Maroodi Jeex
Posted: Mon Apr 25, 2016 1:40 am
by Timiro1999
Qalbinuura wrote:Dad bal meel loo oodayo say Hadhawtoole markay abaar noqodo u anfacdo oo rabsho Bilaabaya iyagoo loo faaideynayo. Talow maxay u haystaan in habar jeclo burco iyo dhoqosheey Uga imanayaan
Ma saacadiibaa la gaadhay hadii dawlada wax laga sheego aad kaadhka HJ la soo boodi jirteen.
Bal halkeebaa magaca HJ lagu soo qaaday ee yidhi HJ ayaa banka qool-caday degaysa.
Adeer HJ iyo dawlada kala saara waa idin sidee yaan laydinka dareemin dee, hadii kale hadhaw markay dawladu qalad samayso sida tan maanta ee karbaashka dawlada la qaybsada karbaashka ilayn idinkaa dawladii isku sheegaye.
Cuqdada iska daaya oo caadi iska dhiga sidani si maahee.
Re: 3 soldiers injured in Qol Caday, South Maroodi Jeex
Posted: Mon Apr 25, 2016 4:05 pm
by TheFuturist
LeJusticier wrote:X.Playa wrote:Oo shirkadu maxay ka qabanaysaa meesha?
Meeshu ilaa waagii ingriiska waxay ahayd seere. EU provided funding for two water dams iyo seerihii dib loo xidho.
Whats a seere sxb?
Re: 3 soldiers injured in Qol Caday, South Maroodi Jeex
Posted: Mon Apr 25, 2016 4:13 pm
by LeJusticier
TheFuturist wrote:LeJusticier wrote:X.Playa wrote:Oo shirkadu maxay ka qabanaysaa meesha?
Meeshu ilaa waagii ingriiska waxay ahayd seere. EU provided funding for two water dams iyo seerihii dib loo xidho.
Whats a seere sxb?
Protected grassland areas
Re: 3 soldiers injured in Qol Caday, South Maroodi Jeex
Posted: Mon Apr 25, 2016 5:49 pm
by HooBariiska
guys what exactly happened? government drilled for some water and locals shot the water drilling police?
Re: 3 soldiers injured in Qol Caday, South Maroodi Jeex
Posted: Mon Apr 25, 2016 7:55 pm
by X.Playa

Qool-Caday

Re: 3 soldiers injured in Qol Caday, South Maroodi Jeex
Posted: Mon Apr 25, 2016 8:03 pm
by X.Playa