Looks like Burao is stepping up. Burao is the industrial city and conservatism
Ground-breaking of the biggest Shopping Mall in Somalia/Somaliland
Moderator: Moderators
- AwRastaale
- SomaliNet Super

- Posts: 7611
- Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am
Re: Ground-breaking of the biggest Shopping Mall in Somalia/Somaliland
Guys it looks promising if they can achieve it and make few minor changes to the design.
Looks like Burao is stepping up. Burao is the industrial city and conservatism
I'm coming back boys...the return of the Isaxaaq and Hangool is coming along dee. We went to the ends of the west and south and now it's time to go east perhaps.
Looks like Burao is stepping up. Burao is the industrial city and conservatism
Re: Ground-breaking of the biggest Shopping Mall in Somalia/Somaliland
Mashallah Burco
Hangool maxa ka khaldan? Waslawi waa nin akhyaar ah
Hangool maxa ka khaldan? Waslawi waa nin akhyaar ah
Re: Ground-breaking of the biggest Shopping Mall in Somalia/Somaliland
I am afraid,this will be another of those unfinished projects,update me when the project completes.
Re: Ground-breaking of the biggest Shopping Mall in Somalia/Somaliland
Bro hangool is dumb as a rock.KingWaslawi wrote:Dhilladii ku xaartay was, when you saw me hating Hargeisa and clans? Kan ma majarafad baa la isaga soo qabtay maba aqaan manta kahorna maan arag. I love Hargeisaand it's people, it's my capital waar kan dhiladu xaartay muxuu ahaa, takale wakigayba isaaq iyo qabiiladooda maba kala qaado kan muxuu ahaa. focking saqajaan.hangool79 wrote:KingWaslawi wrote:Mother of all malls in Somaliland/Somalia - Now being built in Burcocan't wait to shop from this grand mall in shaa allaah.
lol so you are quick to celebrate dusty burco fantasy proclaimed malls in that dying tuulo while you hate on achievements done by HRG clans, only one thing is worse than a qabilist, and that is a closet qabilist like you nacalaa aabahaa iyo cugdaada was fokin pretentious boodhweyne.

- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Ground-breaking of the biggest Shopping Mall in Somalia/Somaliland
KingWaslawi wrote:kaliil wrote:Kingwaslawi qabiiliste maaha.dadka Halkan soo gala kuwa kuwa ugu macquulsan ayuu ka midyahay.haduu magaaladiisa jecelyahay oo xayaysiinayo maxaa loogu diidayaa.
Salaam alaikum inaader Kaliil, waar qofkan iga wala manta kahorba ma arag, isna qabiilayste ayuu igu sheegayaa, 7 years Ayaan somalinet member ka ahaa waligay qabiil iyo qabyaalad toona la iguma arag, wax aan ka necebahayba ma jirto. walahi wuxuu u jeedaba inaan fahmayn markii hore, HRG maxay ahayd baan lahaa.
Wcs inader. Niyow waxan u malaynayaa hangool qof kale ayuu kugu khaldayaa.anigu runtii weli kumaan arag adigoo reeero caayaya ilaa 2003 somalinet waan soo gelayayna.xiitaa beryihii hy iyo hj meesha isku caayi jireen adigoo caytamaya kumaan arag.
- KingWaslawi
- SomaliNet Super

- Posts: 5296
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: Ground-breaking of the biggest Shopping Mall in Somalia/Somaliland
Kaliil Inaadeer waa runtaa waligay ma caayin qabiil iskaba daa inaan qabiil caayee xataa haddii qabiilhayga la caayo waan qoslaa umana jawaabo. Inaadeer wax aan ka faaidayo ayaaban garanatbba qabiil aan caayo qabiil walba dad wacan iyo mid xunva way leeyihiin inaad qabiil dhab qof iyo laba maangaaba u caydaana waa wax laga wacan yahay, shakhaiyana qof aan wanaag-sanayn karaamadaada looma lumiyo.kaliil wrote:KingWaslawi wrote:kaliil wrote:Kingwaslawi qabiiliste maaha.dadka Halkan soo gala kuwa kuwa ugu macquulsan ayuu ka midyahay.haduu magaaladiisa jecelyahay oo xayaysiinayo maxaa loogu diidayaa.
Salaam alaikum inaader Kaliil, waar qofkan iga wala manta kahorba ma arag, isna qabiilayste ayuu igu sheegayaa, 7 years Ayaan somalinet member ka ahaa waligay qabiil iyo qabyaalad toona la iguma arag, wax aan ka necebahayba ma jirto. walahi wuxuu u jeedaba inaan fahmayn markii hore, HRG maxay ahayd baan lahaa.
Wcs inader. Niyow waxan u malaynayaa hangool qof kale ayuu kugu khaldayaa.anigu runtii weli kumaan arag adigoo reeero caayaya ilaa 2003 somalinet waan soo gelayayna.xiitaa beryihii hy iyo hj meesha isku caayi jireen adigoo caytamaya kumaan arag.
Intaan halkan ku jiray qabiil kayga iyo kuwa kaleba iyadoo la caayayo waan markaa mid masoo dhex galo, markaan ugu dhawahay waa markaan dhaho adeer ha is karaamadaada seejininee inaga dhima cayda.
- KingWaslawi
- SomaliNet Super

- Posts: 5296
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: Ground-breaking of the biggest Shopping Mall in Somalia/Somaliland
garad13 wrote:Mashallah Burco![]()
Hangool maxa ka khaldan? Waslawi waa nin akhyaar ah
Garaad abti mahadsanid.
- kaliil
- SomaliNet Super

- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Ground-breaking of the biggest Shopping Mall in Somalia/Somaliland
Kingwaslawi Burco laba jeer uun baan booqasho ku tegey (2006 iyo 2012) waana magaalo fiican oo waan ka helay.Hargeisa way ka wadooyin fiicantahay,way ka biyo badantahay,waanay ka maceeshad jabantahay.dhul iyo guryoba waan ka iibsan lahaa hadii wado fiican oo hargeysa iyo burco isku xidhaa jiri lahayd si hadii matkaan hargeysa wax iga markiiba u tegi karo.2012 burco sadan ugu tegey nin gabadhayda walaasheed qaba. Magaalada iiga waran baan ku idhi.wuxu yidhi burco dadkeedii baa hagraday.ninkii xoogaa lacaga yeeshaaba hargeysa ayuu u guuraa oo magaaladooda dhisanmaayaan ayuu yidhi.meesha waxbarasho kuma haysano oo caafimaad kuma haysano ayuu yidhi.hadii xanuusano oo dhakhtar u baahano hargeysa ama Boorame ayaanu tagnaa ayuu yidhi.gabadhiisa ayaa markaa Boorame kasoo noqotay oo qanjidhada qaliin lagagasoo sameeyey inta burco waxba loogu qaban kariwaayay.ninki bilowgii 2014 ayuu Hargeysa usoo guuray waxyar kadibna wuu xanuusaday oo kaadidaa ku dhegtey oo wuu sakaraaday hargeysana lagu daweeyey oo wuu bogsaday.summerkii 2014 baan fasax hargeysa u tegey oo ninkii gurigiisa kusoo booqday oo ku idhi hargeysa ka waran waadigan usoo guuraye.wuxu yidhi waar meesha ilaahay baa iga keenay hadaan ku xanuusan lahaa waan ku dhiman lahaa oo xanuunkaygii waxba lagagama qaban kareen burco 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 10 Replies
- 1161 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 40 Replies
- 6780 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 25 Replies
- 3499 Views
-
Last post by abdikarim86
-
- 1 Replies
- 706 Views
-
Last post by Strategic
-
- 6 Replies
- 1538 Views
-
Last post by hanqadh
-
- 50 Replies
- 6131 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl
-
- 7 Replies
- 1138 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 19 Replies
- 2543 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 3 Replies
- 767 Views
-
Last post by GeoSeven
-
- 1 Replies
- 621 Views
-
Last post by Tijoux
