Lamagoodle wrote:Cosob saan islahaa ceeba iga raacdey. Difficult to maintain. Horta qalanjo waxaan ku weeydiyey dheeylada ma "shoe fetish" ayaay leeyihiin? Kabaha isboortiga oo cad cad maxaay u jecelyihiin? Waxaaba kaaga daran waxaay doonayaa in aduunku dhan ku arko; waa xayeeysis socda. Waa fudeed socoda. Waa taar socodo. Waxaa kaaga daran waxaay moodaan in sheekadu tahay sheeko "novel" "filim" hindi ah. I love you, darling, sweetheart iwm ayaay kugu cabayaan, si aay jeebkaaga u dhacaan.Bella18 wrote:If the maintenance is too high and you're getting nothing in return, better believe your jeeb is being abused.How do you distinguish genuine love from maal/magac love? Gold diggers from genuine seekers of love?![]()
Qofka dheef iyo khasaaro kula qeybsanaayo wax ka wanaagsan malaha.
Teeda kale isbedelkan waa maxay gacalka? from xusul baruur to dheylo?
Xusul baruurtu waa biidho-biidho. Waa qun yar socod. Waa rag aqaan. Walee waa naag. "Laaf, dhaaling, Iswiid haart" -tooda waa mid daacad ah.
Tabal caaro ayaay iska qaataan oo ma qarash badno; huuno markaay kugu daraan (waa bonus), aboowe iskaba daa, dhiiga ayaa kugu kacaayo, oo samadda ayaad mareeysaa .Waa la is af yaqaanaa .
Towba.
