New Telesom Tower U/C

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: New Telesom Tower U/C

Post by KingWaslawi »

HooBariiska wrote:Burco doesnt need an airport
:D
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: New Telesom Tower U/C

Post by Siciid85 »

Tuur AUN
Igal AUN
Silaanyo
Maxamud Axmed Cali
The mad Mullah

Hail from Togdheer

That is pretty impressive

Burco where men are groomed
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: New Telesom Tower U/C

Post by Timiro1999 »

Siciid85 wrote:Tuur AUN :clap:
Igal AUN
Silaanyo
Maxamud Axmed Cali
The mad Mullah

Hail from Togdheer

That is pretty impressive

Burco where men are groomed
:lol: indro ma sacaadii faanka Burco boodh-weyn bay gaadhay.
Hargeysa beertii xuriyada
Hargeysa caasimaadii JSL
Hargeysa hormoodkii dhulkeena
Hargeysa hooyadii abwaanka
Hargeysa qof fanaan is mooday oo aan u heesini ma jiro
Hargeysaay hibo eebe ku siiyey habeen layskama qaado.
Hargeysa :up: :clap:
Burco laftigeeda :up:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: New Telesom Tower U/C

Post by Siciid85 »

Hargeisa, waa hoygii fanaanka iyo liilawda I will give you that and those two famous naaso, sad Burco doesn't even has naas. We got something better, xiniinyo waawayn oo madaxayga leek lol
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: New Telesom Tower U/C

Post by Timiro1999 »

Siciid85 wrote:Hargeisa, waa hoygii fanaanka iyo liilawda I will give you that and those two famous naaso, sad Burco doesn't even has naas. We got something better, xiniinyo waawayn oo madaxayga leek lol
Lol oo halkay kaga yaalan alaabtas aad sheegtay!?
Maalin dhaw birtan calankee dheerna wax kalaabay ku sheegi.
Hargeysa waa magaalada reer Burco usoo wada tahriiben, Burco boodh-weyn cidiba kumay hadhin.
Haday Burco fiican tahay maxaa dadkedu uga soo guuraan.
Indr shaydaanka iska naaroo koob shaaha soo qaado oo heestan yara dhegayso.

https://youtu.be/07iYze6fpSI
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: New Telesom Tower U/C

Post by KingWaslawi »

Timiro1999 wrote:

Inaadeero waxay ila tahay laba midba, horta waata koowaade reer Burco uma fakaraan si kaliya oo ah tanuun baan dhisayaa, ceeb caleek qaar badan bay u cuntami wayday caasimadii oo xaalufa inay halkan Burco shidaan oo wax kasta oo muhiima iyo dhismayaal cajiiba ka dhisaan, gobanimo waa u dhalashee Burco iyo Hargeysa wax lakala qaadab uma urkaan, waana tii Burco lahayd waagii faqashta "tolaay maxaa aniga la ii duqayn waayay oo Hargeysa loo duqaynayaa" aniga ha la igu garaaco madaafiicda!.

Laakiin ayaan daranaa baan leeyahay dadka qaar nin magaaladiisii loo shiday oo lala dhisay oo lala horumariyay oo halkuu hadal wanaagsan, mahadnaq iyo waliba inuu ku faano reer Burco ay ahayd iyagii uun lagu soo taagay, oo maalin walba u tirinaya marna iga baxa leh aabihiin wasee oo dhista magaaladiina iyo waad noosoo tahriibteen, allaa faxane hadalku kala macaanaa.

Inaadeero walaahi reer Burco dulqaadkoodii aya gudhayba oo markay ka adkaysan waayeen dhaga hadal joogtaa iyo naga baxa waabay iska soo noqotay hormadii u horaysay iminka inta kaleba kolay way kusoo daba jirtaa baan filayaa.

Wasalaam inaadeer.
User avatar
Togdeer
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2867
Joined: Tue May 27, 2014 11:43 pm

Re: New Telesom Tower U/C

Post by Togdeer »

hangool79 wrote:
Togdeer wrote:
hangool79 wrote:How is the water situation is Burco, I heard if the government tame the Golis floods and make a dam it will make huge area in Beer deegan arable. If Burco has a better water situation than Hargeisa it has better growth potential,
The good thing about Burco is water never runs out. I have never seen a day where there has been water shortage in Burco alxamdulilah.
The reason being is Burco sits on one of the largest aquifer in east Africa. If you was to dig 20 - 30 metres in Burco you would find water.
Why not pay a visit.

:lupe: Burco has the worlds highest bakoorad on bakoorad violence, as soon as the statistics drop I'll pay a visit to the second capital.

joking aside we need to put our act together, today we have arabs, indians and other foreigners walking around asking themselves whats the matter with this handicap people who don't farm all this land.
Lol. Hangool you made my day.
:clap:
User avatar
Togdeer
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2867
Joined: Tue May 27, 2014 11:43 pm

Re: New Telesom Tower U/C

Post by Togdeer »

KingWaslawi wrote:
Togdeer wrote:
hangool79 wrote:How is the water situation is Burco, I heard if the government tame the Golis floods and make a dam it will make huge area in Beer deegan arable. If Burco has a better water situation than Hargeisa it has better growth potential,
The good thing about Burco is water never runs out. I have never seen a day where there has been water shortage in Burco alxamdulilah.
The reason being is Burco sits on one of the largest aquifer in east Africa. If you was to dig 20 - 30 metres in Burco you would find water.
Why not pay a visit.
Togdheee inaader can you take aome good photos especially in this wet season. Thanks
Yes inadeer,
Should have asked me yesterday. Yesterday I have witnessed the biggest rainfall I have witnessed in my life. Yes in Burco Somaliland.
Inshaalah I will post nice pictures soon.
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: New Telesom Tower U/C

Post by KingWaslawi »

^^^
Looking forward to see your photos in shaa allaah :up:
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: New Telesom Tower U/C

Post by Timiro1999 »

KingWaslawi wrote:
Timiro1999 wrote:
Siciid85 wrote:Hargeisa, waa hoygii fanaanka iyo liilawda I will give you that and those two famous naaso, sad Burco doesn't even has naas. We got something better, xiniinyo waawayn oo madaxayga leek lol
Lol oo halkay kaga yaalan alaabtas aad sheegtay!?
Maalin dhaw birtan calankee dheerna wax kalaabay ku sheegi.
Hargeysa waa magaalada reer Burco usoo wada tahriiben, Burco boodh-weyn cidiba kumay hadhin.
Haday Burco fiican tahay maxaa dadkedu uga soo guuraan.

Indr shaydaanka iska naaroo koob shaaha soo qaado oo heestan yara dhegayso.

https://youtu.be/07iYze6fpSI
Inaadeero waxay ila tahay laba midba, horta waata koowaade reer Burco uma fakaraan si kaliya oo ah tanuun baan dhisayaa, ceeb caleek qaar badan bay u cuntami wayday caasimadii oo xaalufa inay halkan Burco shidaan oo wax kasta oo muhiima iyo dhismayaal cajiiba ka dhisaan, gobanimo waa u dhalashee Burco iyo Hargeysa wax lakala qaadab uma urkaan, waana tii Burco lahayd waagii faqashta "tolaay maxaa aniga la ii duqayn waayay oo Hargeysa loo duqaynayaa" aniga ha la igu garaaco madaafiicda!.

Laakiin ayaan daranaa baan leeyahay dadka qaar nin magaaladiisii loo shiday oo lala dhisay oo lala horumariyay oo halkuu hadal wanaagsan, mahadnaq iyo waliba inuu ku faano reer Burco ay ahayd iyagii uun lagu soo taagay, oo maalin walba u tirinaya marna iga baxa leh aabihiin wasee oo dhista magaaladiina iyo waad noosoo tahriibteen, allaa faxane hadalku kala macaanaa.

Inaadeero walaahi reer Burco dulqaadkoodii aya gudhayba oo markay ka adkaysan waayeen dhaga hadal joogtaa iyo naga baxa waabay iska soo noqotay hormadii u horaysay iminka inta kaleba kolay way kusoo daba jirtaa baan filayaa.

Wasalaam inaadeer.
Salaam
Horta reer Burco xanaaq dhawaa, woxooda dhami waa tartan ay Hargeisa kula jiraan.
Lol, oo heedhe maba fahmin sheekada ee Ilay reer Burco inay Hargeisa dhisaan bay ugu soo guureen!!!
Aniguna waxaan u haystay in reer Burco doonayaan inay magaalada weyn u soo guuraan.
Horta indr waa war wanaagsan mar haday reer Burco dib magaaladodii ugu noqonayaan.
Dhismayasha reer Burco waxba umay tarin Hargeisa aan cidhiidhi ahayn, dadka badanina biyihii bay ku qaaliyeeyen.
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: New Telesom Tower U/C

Post by KingWaslawi »

Timiro

Naga daa dee inaadeer billaahi caleek, anagu codhiidhi idinkuma hayno shaqo wanaagsan iyo horumar ium baanu idiinla nimi.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: New Telesom Tower U/C

Post by Siciid85 »

Timiro1999 wrote:
Siciid85 wrote:Hargeisa, waa hoygii fanaanka iyo liilawda I will give you that and those two famous naaso, sad Burco doesn't even has naas. We got something better, xiniinyo waawayn oo madaxayga leek lol
Lol oo halkay kaga yaalan alaabtas aad sheegtay!?
Maalin dhaw birtan calankee dheerna wax kalaabay ku sheegi.
Hargeysa waa magaalada reer Burco usoo wada tahriiben, Burco boodh-weyn cidiba kumay hadhin.
Haday Burco fiican tahay maxaa dadkedu uga soo guuraan.
Indr shaydaanka iska naaroo koob shaaha soo qaado oo heestan yara dhegayso.

https://youtu.be/07iYze6fpSI
:mrgreen: :mrgreen: :mrgreen:

Birtaasi Taalo maahee waa TheYusuf oo taagtay, Dareen jacayl markuu galay

Ps. Kaftan kabacdi, hargeisa iyo Burco iyo Dhamaan Somaliland waa isku kay mid. I love all, equally
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”