Baseless Local Stereotypes
Moderator: Moderators
- TheFuturist
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1420
- Joined: Sun Nov 01, 2015 4:11 pm
Re: Baseless Local Stereotypes
Guban feral dhagaxtuur kids are dangerous. I heard some crazy stories about them 

Re: Baseless Local Stereotypes
Fixed.YummyMummy wrote:You mentioned eastern Isaaq and their supposed fear and then gave SM and ciidagale as an example, come on garaad13

Re: Baseless Local Stereotypes
I'm trying to debunk local myths and stereotypes young lady, but you are reer Hargeisa Calaamadaha iyo Masalaha ma soo dhaftid inanyahayInaayah wrote:Maxuu ka hadlaya inanku?

Re: Baseless Local Stereotypes
Lol you are correct that is another stereotype. Reer Burco and Laaska do their dhaqan xumo on the low, reer bariga baa ugu khamri cab badan.TheFuturist wrote:100% accurate but garad you forgot 1.
Reer bari of SL believe that reer galbeed are too reer magaal. They are influenced heavily by Ethiopian and Djiboutian daqan xumo i.e. khamri, sheesha, thievery, unmodest clothing
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Baseless Local Stereotypes
Aniga ku sheegaya abti , waxaad tidhi , even my co workers refuse to go to Las Anood .
Qof waliba wuxu yahay bu dadka ka soo qaada ma'ogtahay ? Doqonku iney ummadu sidiisa u wada doqon tahay bu mooda , fuley-gu sida si le'eg , kan muuse cabdalle e nac-nacda la soo fadhisata halkan maalin walba na , inu sacad muuse ku dhalay
. Sida dadka caadiga ah u ma fikiraan .
Qabyaaldu markey dhakada kaa fadhisato , gebigaagu ba maxbuus nacayb u xidhan baad tahay oo , in qof waliba bahasha beerka ku fadhida kaala hor imanayo ayaad u qaadanaysa ma'ogtahay ? Baddawninada ugu wacan waxaas . Waayo aragu cid iyo meel walba ayuu la qabsada , lafaha ayay kaga jirta waxani dadkan . A couple of generation insha Allah bay ku qaadanaysa . Badana markey laba xaraf oo ingiiris soo bartaan ama inyar oo biir ah soo kabadaan bay is moodan iney ka xooroobeen cawaanimadi e , weli dhuuxa ayay kaga jirta

X.Playa wrote:Col. Dhancade died a while back, he was H.Y/Muuse Cabdalle. Don't mind this little fat cat, isagoo awalba ahaa qurjiile caantayn ah oo ina Cabdulle Xasan awowgii fardaa u maydhi jiray ayuu weliba islaan sacad muuse ah dhashay oo xaafad Hargaysa ah dhaafin weligeed. maxaad ka sugaysaa kaas oo qabiilo ka sheekaynaya.hangool79 wrote:Isn't the supreme commander of Eastern JSL forces an Ciidagale, (Col.Dhancade) don't worry we'll carve out our xaafad in Las Anod soon enough.

Sida qumayo xun oo Cali Beestayn ah baad u caytanta.
Dhagaax-Cabud player danyeer yar maskiin ah baa tahay oo adhi fool xun ku haysta buuraha Go'da yar iyo Go'da weyn markaasad rag afka u tagaysa yaa ilaahi yaqaan

-
- SomaliNet Super
- Posts: 5352
- Joined: Wed Apr 14, 2010 11:49 am
- Location: No Shelter Is Safer Than Piety
Re: Baseless Local Stereotypes
Garad13,
Aaar niyoow it is easy to see through you and what your agenda is. Basically you want us to vacate our farms and leave our cattle unattended and go to geeljirelands while the eastern folks flock to the blessed galbeedia ileen bariga waxba lagu ma hayee, and thereafter lo'daayada iyo beeraha nimceeysan aad nagu qabsataan.
Sxb magaalooyin Hargeisa iyo Boorama yaa nagu filan oo naga badan, miyigeena iyo lo'dana Alla noo barakeeyeyee go and tell those without dhul to go to the bariga iyo buulalshaa magaalooyinka ku sheektaan.

Last edited by TheLoFather on Thu May 05, 2016 6:58 pm, edited 1 time in total.
Re: Baseless Local Stereotypes
Kula yaabi maayo oo aabahaa baa dabada fin ku lahaa, adoo qurjiile ah baad na tidhi h.y iyo h.j baa ka baqa wiilasha dib ka naax ah ee Harti. Waa wax aan aduunka lagu maqal. Iska uunso adeer oo hooyo dabqaadka la wadaag.garad13 wrote:X.Playa wrote:Col. Dhancade died a while back, he was H.Y/Muuse Cabdalle. Don't mind this little fat cat, isagoo awalba ahaa qurjiile caantayn ah oo ina Cabdulle Xasan awowgii fardaa u maydhi jiray ayuu weliba islaan sacad muuse ah dhashay oo xaafad Hargaysa ah dhaafin weligeed. maxaad ka sugaysaa kaas oo qabiilo ka sheekaynaya.hangool79 wrote:Isn't the supreme commander of Eastern JSL forces an Ciidagale, (Col.Dhancade) don't worry we'll carve out our xaafad in Las Anod soon enough.![]()
Sida qumayo xun oo Cali Beestayn ah baad u caytanta.
Dhagaax-Cabud player danyeer yar maskiin ah baa tahay oo adhi fool xun ku haysta buuraha Go'da yar iyo Go'da weyn markaasad rag afka u tagaysa yaa ilaahi yaqaan
Re: Baseless Local Stereotypes
Dhagax-Cabuud Playa:
I think the cheap malt liquor has you seeing doubles.
Baqasho aano qabiil oo aan magaalooyinka oolin, baqasho kale maa sheegin. Reer Bariga dagaal iyo nabad way yaqaanan; maa reerihina caloosha timaha ka yaal ee caydha caano riyaadh ku koray baad na moodaysa? Abaha riyaha raaci jiray dhakada ka was

waxa la dhoofiyaaba waa adhi , ma geel , l'o mise digaag baa la dhoofiyaa?? oo dakhli soo galiya dalka. waxa lagu noolyayba ninka dhaqa ee dhoofiya faqar ka fog. waxa caydha reerkiina dhulbahnate ee weligood yeelan 1 taajir ee af-ku-xooglayaasha ah ee hadba dameer yar oo wayda intay dusha ka fuulaan meelahaas kaga dhawaaqa Ingiriis iyo Sayid. waxa faqar nin dawlad ku nool oo caydh ka qaata , tani iyo 50kii sanadood ee uGu danbaysay waxad ahaydeen dawlad ku nool ( welfare) tii Afweyne Daaroodnimo ayaa lagugu naas nuujin jiray iyo jaajuusinimo, tan somalilandna waxa lagugu naas naajuiyaa in baroortan badan iyo tolaayayda waa lay saaranyeyda lagaa daweeyo.garad13 wrote:Dhagax-Cabuud Playa:
I think the cheap malt liquor has you seeing doubles.
Baqasho aano qabiil oo aan magaalooyinka oolin, baqasho kale maa sheegin. Reer Bariga dagaal iyo nabad way yaqaanan; maa reerihina caloosha timaha ka yaal ee caydha caano riyaadh ku koray baad na moodaysa? Abaha riyaha raaci jiray dhakada ka was
Re: Baseless Local Stereotypes
Exactly, I agree it's a trick to steal our fertile land, who really wants to end up stuck in middle of no where.LoDoon wrote:Garad13,
Aaar niyoow it is easy to see through you and what your agenda is. Basically you want us to vacate our farms and leave our cattle unattended and go to geeljirelands while the eastern folks flock to the blessed galbeedia ileen bariga waxba lagu ma hayee, and thereafter lo'daayada iyo beeraha nimceeysan aad nagu qabsataan.
Sxb magaalooyin Hargeisa iyo Boorama yaa nagu filan oo naga badan, miyigeena iyo lo'dana Alla noo barakeeyeyee go and tell those without dhul to go to the bariga iyo buulalshaa magaalooyinka ku sheektaan.

- SahanGalbeed
- SomaliNet Super
- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Baseless Local Stereotypes
Garaadow abti , in the name of Allah do me a favor . Ha isa soo ag marinin nacdashan , xanuun ba kala jaray ugu na wacan malt liquor-ka
Ha la hadline iska dhaaf
Ha la hadline iska dhaaf
Re: Baseless Local Stereotypes
Sahan,
Abti walle oday lafti baa tahay.
Qofku waa qumayo caloosha timo kaga yaal.
Sida adoon ooda soo jabshay oo islee kuwa ku adoonsan jiray iska celi weeye
Wax walba aad tidhadid halki bukay buu taabanaya markaasu cantarbaqash iyo cantayn shubiya. Weliba Mujaahid sharaftisa u dagaalamaya buu is moodaya miskiinka; wuxu la mid yahay madowga maraykanka oo saan caadaalaha sinjigooga caaya oo marka dambe 'black can't be racist' isku akhriya
Calashan doqon isla saxsan.
Hargeisa waa magaalo Soomaaliyeed caasimada ah oo reer Waqooyiga kulmisa; Cidda waa ciidayda dadkuna waa dadkayga; Hooyadayna waa xaga ay ka soo jeedo; oo wuxu leeyahay aragti, rayi ama qadiyad halkaasi yaala ka duwan ma yeelan kartid (oo munaafiq baa tahay) ee kabaha inoo qaad
Sida nin ii qudhiya oo aan ku dhul noolahay
Caqli adoon ilaahay karaamada ka qaaday weeye dheg loo ma dhigo waa runta

Can yall both stop being so melodramatic subeer awal mother was dhulbahante it's make no difference if we want to visit east today or not we all the same family.
I had a chance visit laascanood several times i turn down the offer so my cousin went with out me to find my habar wadaags he went to laascanood he couldn't find them so we still looking for them till this day.
I had a chance visit laascanood several times i turn down the offer so my cousin went with out me to find my habar wadaags he went to laascanood he couldn't find them so we still looking for them till this day.
Re: Baseless Local Stereotypes
Guban the point of the thread was to debunk baseless stereotypes. Some people think if they visit certain they will get a bad reception because old rivalries etc. But of course you are wlc in Laaska I never said you weren't, nor would anybody to think they weren't. We need to improve social cohesion.GubanOgoHawdJSL wrote:Can yall both stop being so melodramatic subeer awal mother was dhulbahante it's make no difference if we want to visit east today.
I had a chance visit laascanood I turn down the offer so my cousin went with out me to find my habar wadaag he went to laascanood he couldn't find them so we still looking for them.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 243 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 4 Replies
- 573 Views
-
Last post by RuralMan08
-
- 7 Replies
- 605 Views
-
Last post by D-Runner
-
- 0 Replies
- 752 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 23 Replies
- 1309 Views
-
Last post by ms.nalia
-
- 28 Replies
- 2394 Views
-
Last post by zumaale
-
- 53 Replies
- 2673 Views
-
Last post by Madd_Scientist_
-
- 0 Replies
- 485 Views
-
Last post by Daanyeer
-
- 10 Replies
- 771 Views
-
Last post by Crazy Cat Lady