Timiro1999 wrote:Inaayah my indro si fiican baad iigaratayInaayah wrote:Timiro- My inaader this is how I imagine you talk.
Cashar.![]()
Nin reer xamar haduu igu yidhaahdo "abaayo macaan waa ku jeclahay, waa dhiman rabaa camal noo abaayadiis"
Waxaan ku idhaahdaa waar nabiga ku sali SCW, jacalku ha inoo dambeeye barashaa ka horaysee anigaa Timiro ayaa lay yidhahdaaye adiga magacaa.
Ilayn magacaa sheeko laga bilaabaye waa ku jeclahay hadal maahee.
Ma magacaagaa "waan ku jeclahay" la yidhaahdaa!
Like a boss Timiro
